waxaa mooge ka khasaarey oct oo aheed bushii gudiyada iyo november beshii ergooyinka hadana december bishii xildhibaanada
hada waxay noqonee in january process wadar ogol ah bilaabato kumana filna waxaan oo cases ah; gudiyadii doorashada, the case of waqooyi and banaadiris, solving Gedo stalemate ayadoo saas ah uu 8 february gali halkaasna mooge waa ku daayay mursal will be the president

