Breaking news: opposition closed down km4 to hotel Afrik

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Breaking news: opposition closed down km4 to hotel Afrik

Post by AbkoowDhiblaawe »

User avatar
vinshor
Posts: 160
Joined: Wed Nov 06, 2013 8:01 am

Re: Breaking news: opposition closed down km4 to hotel Afrik

Post by vinshor »

Farmaajo is useless he thought he would mess with the big boys.
Caytame
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1011
Joined: Thu Apr 25, 2019 5:05 pm

Re: Breaking news: opposition closed down km4 to hotel Afrik

Post by Caytame »

good job!
all the main roads leaving xamar should be under madasha hands as well, as well as the airport.
this fucker should have zero escape in case he tries. He needs to be punished for his crimes and be made example.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Breaking news: opposition closed down km4 to hotel Afrik

Post by grandpakhalif »

Fake news just came home.and used tarabuunka/km4 intersection. Everything is normal. Someone in rinkeby and believes in fake news.
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Breaking news: opposition closed down km4 to hotel Afrik

Post by AbkoowDhiblaawe »

Ciidamada musharaxiinta oo la wareegay agagaarka KM4 iyo amniga Hotel Afrik

Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamada Midowga Musharaxiinta ayaa caawa la wareegay agagaarka Hotelka Afriik ee magaalada Muqdisho, iyo sugidda amnigiisa, halkaasi oo uu caawa ka dhacayo shir xasaasi ah oo ay leeyihiin.

Ciidamada sugaya ammaanka Musharaxiinta ayaa xiray wadada Maka Al-Mukarama, gaar ahaan eeriyada isgoyska KM4, waxaana gaadiid dagaal oo ay wataan la dhigay wadada aada dhanka garoonka diyaaradaha.

Ciidamada ayaa dadka iyo gaadiidka u diidaya inay isticmaalaan wadooyinka soo gala Hotelka, waxayna arrintan ku soo aadeysaa iyadoo dhawaan ciidamada ammaanka dowladda Soomaaliya ay hor istaageen xaflad uu Hotelkaas ku dhigan lahaa Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow oo ka mid ah musharaxiinta.


Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in musharaxiinta ay ka war heleen suurta-galnimada ah in dowladda ay ciidan usoo dirto hotelkaas, islamarkaana ay isku daydo inay joojiso kulanka musharaxiinta.

Shirka caawa ayaa looga hadlayaa arrimo ay ka mid yihiin xal u helidda xilligan kala guurka ah iyo xaalada siyaasadeed ee dalka, waxaana ka soo qeyb galaya qeybaha kala duwan ee bulshada rayidka.


Sida ay Caasimada Online u xaqiijiyeen ilo wareedyo aad ugu dhaw musharaxiinta, qorshuhu waxa uu yahay in shirkaas ay khudbado ka jeedinayaan Musharaxiinta, iyadoo lagu marti-qaaday xubno ka kala socda qeybaha kala duwan bulshada.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Breaking news: opposition closed down km4 to hotel Afrik

Post by sahal80 »

Good Goood Good Abgaal waa Xamar Xamarna Waa Abgaal 1500 ciidan aa soo galay Xamar. Jowhar waa lala wareegi rabaa Xogtaas meel dhigo.
:dj: :stylin:
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Breaking news: opposition closed down km4 to hotel Afrik

Post by AbkoowDhiblaawe »

sahal80 wrote: Wed Dec 23, 2020 2:09 pm Good Goood Good Abgaal waa Xamar Xamarna Waa Abgaal 1500 ciidan aa soo galay Xamar. Jowhar waa lala wareegi rabaa Xogtaas meel dhigo.
:dj: :stylin:
:stylin:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”