FMS and the parliament to take back the initiative
Moderator: Moderators
FMS and the parliament to take back the initiative
43 nights from reach to the end of his days so no wonder why many key stakeholders are deserting him specially qoorqoor who got paid millions atleast he wants inclusive process and is against armed confrontations. Simsaar QoorQoor simply looks after his own interests he doesnt wanna lose one side and he knows meesha dabeesha u socoto in mooge one month cant do shit.
there has been already military disobedience in Xamar we have now Free SNA bases(8km from Xamar) between warshiikh and Kaaraan.

Re: FMS and the parliament to take back the initiative
Gudigii Mooge ee lagu muransanaa oo markale fashilmay maanta waxay ku beegantahay december 26 ooy ku sheegeen "diiwaangalinta" halka FMSkii ay u qabteen 29 december ay ayaga iyo mucaaradka iyo gudoonka baarlamaanka shir isugu imaanayaan xiligaas lagu raadinayo qorshe wadar ogol ah. January 6 kulahaa aqalka sare diyaar what a joke Mooge has become Mooge

Re: FMS and the parliament to take back the initiative
Galmudug and Hirshabelle are deserting the wannabe dictator too.
Re: FMS and the parliament to take back the initiative
Waxyaabaha iigu qosolla badan waxaa ka mid ah sida gudiga Mooge nooga fal celiyo. anigaa u horsheegay saaka kadib meelo kalaa la soo galiyay in jadwalkoodii labaad fashilmay hada caawa ay soo saareen war falkacelis ah. indead rafashadii ugu danbeysay.

Re: FMS and the parliament to take back the initiative
Xaalka siyaasada Somalia waxay u egtahay maalinta qiyaamaha oo nafsii nafsii nafsii loo kala cararayo kadib markuu dhacay baarlamaankii. Xogta Garowe ka soo baxaysa waxay sheegeysaa in labada aqal rabaan in extension loo sameeyo ayagoo qurabaan iyo scapegoat ka dhiganaya mooge oo u hartey 40 cisho bas. waxaa shirka ka soo bixi doona laba mid; in Mooge ku fashilmay inuu qabto doorasho taas badalkeedana la raadiyo sida in howsha baarlamaanka lagu wareejiyo iyo in uu Gabiahaanba uu ogalaado gudi madaxbanaan oo dooraasho oo uu ogyahay inay daaqada ka saareyso hadii baarlamaan xor ah ay keenaan. wuxuu soo dirsanoooyaa yatakabaruu. rooble maaha inkastoo qoorqoor oo indhihiisa ah meesha u joogo. qoorqoor ayaa raba in xalka labaad lagu heshiiyo laakin xataa hadii ay dhacdo 40 maalin doorasho kuma dhici karto waa hab waqtiga looga sii dili karo. beesha caalamka wixii lagu heshiiyeey aqoonsanee. Ahmed Madoobe oo furun dagaalka Gedo ka soo baxay ayaa horey iska keenay oo ku soo wajahan garowe.
Re: FMS and the parliament to take back the initiative
Beesha caalamka oo dhagaha ka soo raacdey rooble kulankii shaley kadib markuu shaqodoon Qawdhan Mahdi meesha ka sheehay inay ku bilaabayaan sadex maamul. mahdi waa ninkii iska casilay gudigii doorashada SL ee lagumuransanaa laakin xamar maxaa uga gadhiish ah hadey gubaneyso. him and rooble were playing good cop/bad cop with beesha caalamka halka rooble musaalaxo ka hadlayay this shaqadoon wuxuu ku haayay "waxba ma dhacayaan"
nimaan kuu furi doonin yuusan kuu rarin! waa hubaa mahdi inuu SL ku biirayo markii mooge la buriyo mark my words usbuuxii hore 'xildhibaano" kursigooda waayeen aa ku laabteen SL. reer shaqadoon dhib naguma haayeen we dont take them seriously.
war qatar ah Jabhada kaaraan oo durba dawlado badan la soo xariireen oo ugu horeyso Kenya. xaa kufalee balad xaawo iyo xuduud adoo Kaaraan heesta!
Malaayiin aa lagu soo hurgufi rabaa Abgaal ee Gen Xuud wax ha la gaarsiiyo abaabul waxaa socda in labada dhinac iskaashadaan mar dhaw ayaan soo galin doonaa ama maqli doontaan Xuud oo kaaraan ka hadlaya.
HAG simsaar Qoorqoor oo iska bareejeeyay madoobe iyo deni intuu mooge ku hoos jiri lahaa!
https://www.caasimada.net/xog-qoor-qoor ... oomaaliya/

40 days left.
Waxaa Garowe isugu tagay jilbaweynta siyaasada oo ka qayb galaya munaasabada Heritage Institute for Policy Studies bari ka furayaan magaalada. kulan sir ah oo uu soo abaabulay kheyre oo dhex marey asaga Mursal iyo xaashi iyo iyo murashuxiinta kale ayaa lagu heshiiyay in la gado fikrada baarlamaanka inuu doorto madaxweyne ku meel gaar ah. mursal waa ready laakiin labo mid uu rabaa; inuu asaga sii haaye gudoonka iyo in madaxweyne ku meel gaar ah noqdo halka dad badan ay qabaan in gudoon cusub oo kumeel gaar ah iyo madaxweyne kumeel gaar ah la doorto marka si loo helo taageerada labada gudoon ee baarlamsanka waa in mursal mid loo dhaafo
laba nin ayaa simsaarada ka ah waa deni iyo qoorqoor. Deni oo Madoobe heesta wuxuu aaminsanyahay haduu qoorqoor raaco its over for Mooge inay noqoneyso laakin simsaar Qoorqoor wuxuu rabaa meel dhexe in la isugu yimaado sida in doorasho la qabto laakin la xaliyo wax la isku heesto ayadoo meel dhexe la isugu imaanayo sida in doorashada JL kismaayo ka dhacdo laakin Gedo wareejinteeda lagu xirin doorashada maadama laga badalayo oo kismaayo ka dhaceyso hadey rabaan dagaal haku xaliyaan dhexdooda. qodobka labaad in gudigii qaar la badalo qaarna mooge loo reebo arintaana ma shaqeynayso waa in ugu yaraan gudiga dhan meesha laga saaro hadey dhici weyso waxaa qasab noqonee in baarlamaanka hada wax doorto si qalalaaso siyaasadeed looga baaqdo.
wax walbe qoorqoor ay ku xiran yihiin.

Askartii Mooge have become a laughing stock
edit.
ayagoo ka falcelinaya social mediaha inay mar sadexaad fashilmeen ayay marmariso cusub simsaar qoorqoor ka dhigteen. badawdaas aa lagu leeyahay waa gudi.
ayaga iyo jowhar waxaa u dhexeeya 30 daqiiqo. they confirmed qarxiskoodii "Golfyaraa soo dhigay in waqtigii naga dhamaadey"

edit.
ayagoo ka falcelinaya social mediaha inay mar sadexaad fashilmeen ayay marmariso cusub simsaar qoorqoor ka dhigteen. badawdaas aa lagu leeyahay waa gudi.

ayaga iyo jowhar waxaa u dhexeeya 30 daqiiqo. they confirmed qarxiskoodii "Golfyaraa soo dhigay in waqtigii naga dhamaadey"

Re: FMS and the parliament to take back the initiative
Odowaa gudi beenaadka farmaajo waxay markaste wax dib u dhigaan maaha gudi shaqeyn kara
Rooble waa is furfuray haduu mar iska buriyay jaasuuskii Caato oo intuu Kheyre maqnaa qabyaalad ku joogay xafiiska raysulwasaaraha.

Rooble waa is furfuray haduu mar iska buriyay jaasuuskii Caato oo intuu Kheyre maqnaa qabyaalad ku joogay xafiiska raysulwasaaraha.
Re: FMS and the parliament to take back the initiative
Waxaa la isweydiinayaa ka maqnaashaha AAW kulanka Garowe haduusan gadaal ka imaan laakin waxaa Jirta xog sheegeysa in machadka The Heritage Institute for Policy Studies uu ka shaqeynayo cida Mooge lagu badali lahaa marke ceynte iyo Abdirashid Xaashi ayaa karkarinaya kheyre oo madaxweyne ah iyo Deni oo raysulwasaare ah waliba deni wuxuu dhashtey degmada Hawlwadaag oo waagaas murusade u badnaayeen marka groupkii ala sheekhda murusade sida hussen macalin hogaamiyaha daljir oo lagayaabi inuu soo raaci Ahmed fiqi wasiirka aminga Galmudug ayaa hoos alaabtaan ka wada. AAW oo mj isku haleynayay ayay hal mar gogosha ka hoosiibeen (pulled the rug from under him)
dhinaca kala ururka SAHAN oo ka danbeeyay tirada 101 in per xildhibaan lagu doorto ayaa waxay karkarinayaan Sh shariif oo madaxweyne ah iyo huseen Xalane oo PM u ah hada ka horna ururka SAHAN director ka ahaa hada ka hor waxaana badalay maxbuub macalin oo ku cid ah xooghayihii IGAD. groupkaan ayaa waxaa taageero weyn u haya Dawladaha Kenya iyo Djibiuti.
sida muuqata doorashadan waji cusub ma imaan doono laakiin wajiyo hire oo Dawladi kala wataan. Kheyre Dawlado ma heesto laakin wuxuu xiriiro la sameeyay Djibouti iyo Kenya wuxuuna ka agdhaw yahay Turkiga. Kheyre wuxuu jug weyne gaarsiiyey mooge oo ka hiristaagay inuu qabto diirasho kushabasho ah oo uu ku sheegay qof iyo cod. wali wuxuu ku hayaa culeys dhanka Turkey oo rabta madaxweyne Hawiye ah.
sida ii muuqata Kheyre wuxuu ku socdaa taktigiisii hore ee ahaa ka dhex qaraabashada maamulada iyo mucaaradka iyo mooge. macnaha lama jeclo laakin jawi wuxuu abuurayaa as the only optiin camal ah. walee moogow adna kaama haro walee mucaaradoow adna asaga ma badali doontaan!
Hadii qorshaha HIPS guuleysto Xaashi ayaa wasiir laga dhigi ceyntana wuxuu ku soo noqon booskiisii hore ama wax ka fiican aa loo dhiibi
sawirka madoobe ee shariif ka farxiyay fiiri kkk
ninkii rooble ahaa hada kaligiis waaye jawaasiistii mooge waa iska buriyay marka dhawaan dhagihiisa waa heli doonaa!

Sahal since everyone and I mean every politicians from Both sides Mucaarad iyo Mucaarad have the funds/money to enter the election which means that Lacag aside Qabiil loyalty is gonna be a major factor.
so murursade having 7mps mjs 12, Madarkicis 16, MX 14 and and Og 6mps all this means that Qabiil alliances chosen by their respective states will win the election.
so murursade 7 + 12 mj= 19mps even if all Hartis joined mjs it will be 27+7 murursade=34..... so will it be enough???
the coming election will be based on Qabiil alliances and not monetary reason like 2016
here are Qabiil mps: http://www.raadonline.net/2016/06/akhri ... se-ee-dfs/

majiro qof qabiilkiisa iyo qabiil kale wax ku helaya ee groups. deni PL dhan uu heestaa.
laakin hada xogdheer oon helay waxay sheegii in Deni wali yahay musharax madaxweyne 80% laakin ay kheyre iyo AAW ay ku tartanayaan booska hawiyaha groupkiisa halka shariif iyo madoobe isku group yihiin
Xog cusub oo ku saabsan AAW iyo heritage sababta uu u baaqdey iyo pm rooble oo xiriir la sameeyay AAW.
"PM Rooble waxuu rabaa in uu la kulmo AAW oo uu wadahadal la furo. AAW laakin wuu ka shakisanyahay waxuuna rabaa in marka hore Rooble mowqif kiisa cadeeyo markaas uu imaanayo oo la kulmayo. Haduusan wali mowqifkiisa cadeeyna wuu la kulmayaa laakin sawir kama qaadanayo"
arinta heritage
"AAW wxuu u diiday shikra Heritage ee Garoowe lama siinin maqaam la mid ah kan Xassan iyo Shariif oo ay dajiyeen guryo caadi ah, murashaxiinta kalana waxay dajiyeen hoteelo. AAW waxuu diiday hoteelka, waxay ku dhaheen hadii aan guri ku dajino sidoo kale waxay noqoneeysa in murashaxinta kalana aan guryo wada dajino sida Daahir Geelle, Guuleed, Cabdinaasir etc. budget keena nooma saamixayo intaas. Isagana waxuu dhahay aniga lama mid ahi Guuleed, Daahir Geelle etc lamana maqaam ahi"

Masha'Allahi as always xog ficaan baa ino keentay,sahal80 wrote: Wed Dec 30, 2020 11:32 am majiro qof qabiilkiisa iyo qabiil kale wax ku helaya ee groups. deni PL dhan uu heestaa.
laakin hada xogdheer oon helay waxay sheegii in Deni wali yahay musharax madaxweyne 80% laakin ay kheyre iyo AAW ay ku tartanayaan booska hawiyaha groupkiisa halka shariif iyo madoobe isku group yihiin
Xog cusub oo ku saabsan AAW iyo heritage sababta uu u baaqdey iyo pm rooble oo xiriir la sameeyay AAW.
"PM Rooble waxuu rabaa in uu la kulmo AAW oo uu wadahadal la furo. AAW laakin wuu ka shakisanyahay waxuuna rabaa in marka hore Rooble mowqif kiisa cadeeyo markaas uu imaanayo oo la kulmayo. Haduusan wali mowqifkiisa cadeeyna wuu la kulmayaa laakin sawir kama qaadanayo"
arinta heritage
"AAW wxuu u diiday shikra Heritage ee Garoowe lama siinin maqaam la mid ah kan Xassan iyo Shariif oo ay dajiyeen guryo caadi ah, murashaxiinta kalana waxay dajiyeen hoteelo. AAW waxuu diiday hoteelka, waxay ku dhaheen hadii aan guri ku dajino sidoo kale waxay noqoneeysa in murashaxinta kalana aan guryo wada dajino sida Daahir Geelle, Guuleed, Cabdinaasir etc. budget keena nooma saamixayo intaas. Isagana waxuu dhahay aniga lama mid ahi Guuleed, Daahir Geelle etc lamana maqaam ahi"
![]()
I honestly believe that AAW iyo Farmaajo will both not be elected simply because they are not prepared to compromise with others, AAW needs to expand his base to other qabiils besides mjs, and farmaajo needs to amend his mistakes he done to most qabiil but unfortunately its too late for him as time is up 1 months left.
As for Kheire its like you said Ustaad Sahalow majiro qof qabiilkiisa iyo qabiil kale wax ku helaya, unlike Deni who has Puntland 37mps, what does Kheyre have to bring to the table?
As for AAW what doess he have also, and as for the Mudolood you posted that they are allaying with Jubaland which is a good Move from them.
As for the Candidate which has the most chance for being an dhexdhaxaad its going to be a unknown Dark horse, all the candidate today are well known ...... so who know, insha'Allahi someone good for the country will be elected, Ameen!
Re: FMS and the parliament to take back the initiative
one month and one week left waxaana usbuuca bishii ugu danbeysay ka hartey la galooyaa shir cusub meeshaa ha iiga harto January 6 aqalka sare ee gudikusheega mooge soo saareen!
Axmed Madoobe iyo Dani oo rabo in Mooge waqtiga saas uga dhamaado ayaa Qooraqoor oo waqti iibsanaya maadama uusan ku dhiiran karin inuu doorasho u qabto Mooge iyo murashixiinta ku heshiiyeen in shir cusib la qabto oo Mooge ka soo qayb galayo waxaana ogolaadey postman mahdi. wufuuda hada waa noqonayaan inta meesha shirka laga heshiinayo!
Ahmed madoobe shalay wuxuu khudbadiisa ku yiri mooge " waxaa kuu roon inaad hada Garoowe imaatid waayo bil kadib madaxweyne cid uma tihid" ka fiiri kalimada ugu danbeysa khudbadiisa.
mid ka mid ah Xoogaga farmaajo aw xirsi oo yaqiinsadey inay doorasho qaban karin bisha hartey ayaa yiri waligeedba xiligeeda kuma dhici jirin!!
si xun ayuu sharaxaad qaldan uga baxshey hadalka xassan sheekh ee ahaa tanoo kale waligeed nama soo marin waayo ka hor xiliga doorashada ayaa wax heshiis lagu ahaa. doorashadii 2012 heshiis ayaa lagu ahaa saas ayaa shariif oo sadex sano oo kumeel gaar ah ahaa 1 sano loogu daray heshiiskii kampala. xassan sheekh doorasho heshiis lagu yahay ayuu qabtey 2017 laakiin technical extension ayaa laba jeer dhacay sababo la xiriiray doorashada baarlamaanka oo xiligeeda ka soo daahdey maadaama maamulo cusub sida hirshabele soo daaheen oo 17 oct la sameeyay
mooge muxuu ku mashquulsanaa? goormaa lagu heshiiyay wax ilaa hada waa tan buuqa socda? kulahaa doorashada waa socotaa bartamaheedaan ku jirnaa dadkaan indho adkaa bisinka
Mooge is done february 8. mursal gorgortan uu ku jiraa in asaga Mooge lagu badalo oo uu doorashada qabto marka xataa hadii ay dhib noqoto asagaa lagu fariisin!
mursal speaks diplomatically he already in cahoots with sakiin and murashixiinta
shirka u danbeeya asagana filo carqalado kale ilaa bartamaha Jan!
waxaan soo galiyay marfash newska muqdishoonline soo dhigtey oo i dhaw mid keygii heritage iyo deni laakiin ceente ay sheegeen halkii aan dhahay kheyre
waxaa cad deni inuu rabo xildhibaanada JL meeshaas ooy madoobe isku heestaan maadama uu la rabo Shariif

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 1083 Views
-
Last post by Kees70
-
- 2 Replies
- 405 Views
-
Last post by quark
-
- 0 Replies
- 308 Views
-
Last post by sahal80
-
- 0 Replies
- 425 Views
-
Last post by ramzy2277
-
- 1 Replies
- 383 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 2 Replies
- 621 Views
-
Last post by Gubbet
-
- 38 Replies
- 6751 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 3 Replies
- 764 Views
-
Last post by TheGrumpyGeeljire
-
- 0 Replies
- 773 Views
-
Last post by Amirsade
-
- 7 Replies
- 990 Views
-
Last post by Lancer