Goodax Dagaalka gedo waa dagaal siyaasad qaran shuqul kuma laha kan Baladweyne iyo Xamarna waa la mid!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Goodax Dagaalka gedo waa dagaal siyaasad qaran shuqul kuma laha kan Baladweyne iyo Xamarna waa la mid!

Post by sahal80 »

wuxuu soo jeediyay in baarlamaanka hada madaxweynaha doorto waayo doorasho la ma qaban karo ayadoo xiisas dagaal Xamar ka oogantahay. Wuxuu ka hadlay Baladweyne uu yiri maxkamad baan soo taagi doonaa Mooge iyo wixii la mid ah wuxuu u digay Amisom waxuu sheegay in Dagaalka Gedo yahay dagaal siyaasadeed oon shuqul kulaheen qaran ee saraakiisha ku lug leh meesha nin tagaya aa beerta igaliyay lagama yeeli doono hadhoow. wuxuu ka digay Dagaal Xamar ka dhaca maadaama banaadir tahay hooyada somalia oo horseedayso burburka dalka.

adeer si fiican u toobadkeen oo noo sheeg in shahaadadii iskuulaadka been aheed oo la qabiileeyay almiino iska dheh shaqaalaan ahaa :lol:
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”