hassan sheekh wuxuu waday howl lagu ahaa heshiis baarlamaankii ayaa soo daahay maadaada ku xirnaa dawladgoboleedyada iyo aqalkasare oo cusbaa. mooge waxba heshiis laguma aha hada doirasho waa qaban waayay marka inta laga heshiibayo waa jooga xabad aa ka soo horeysa wax warkiisa ku socon doonana maleh ciidanka iyo policeka jabuutina dhagta ay soo qabanee
waxaa dhici doona shir cusub oo meesha kasaaray gudiku sheegii mooge ee ee january 6 inay doorashada aqalka sare qaban doonaan. Mooge waxaa u harey waxaa bil iyo isbuuc bishishaasna waxaa bilaabmaya shirka cusub ee looga heshiinayo doorashada. waxay noo tahay maalinkii la gaaro february 8. thanks for your macangagnimo!

edit:
waxaan arkey mid gadaashey soo dhigay february8 horta shir garowe kama dhicin ee shir cusub ayaa la isugu imaanayaa oo waqtiga looga dilayo mooge

shirkaas wuxuu daliil u yahay in gudiga mooge fashilmay
kulamada garowe waa gorgortan waana ku guuleysanay inuu mooge doirasho qaban waayo
hadalka mursal iyo mahdo wuxuu daliil u yahay in mooge daroosho qaban waayey wothout JL and PL its a win for them and mucaaradka
hadii february la gaaro mukula tahay ninkii asagoo madaxweyne ah wax sameyn waayey inuu asagoo dhacau wax sameyn karo. daqiiqado naguma qaadanayso in asaga iyo mursal la kala jabiyo waa na dhaceysaa djbouti accord ayaana imaanaya
thanks inaad xaataa mid hal dhinac ah qaban waysay