we are witnessing the last month of Mooge presidency

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

we are witnessing the last month of Mooge presidency

Post by sahal80 »

31 cisho
:dj: :stylin:



Shaatiyo badan ahlu Khiyaana HG runtii Mooge been ay ku seexiyeen that why i called him Mooge. Qoorqoor intii uu iska horkeeni lahaa siyaasiyiinta HG sidoo kale qaadan lahaa masuuliyad dagaal oo xamar ka dhacda wuxuu bilaabay inuu scapegoat ku sameeyo Gedo saa darteed boobkii Mooge uu dib u dhigay

kulankii hore ee QoorQoor iyo Ahmed Madoobe aad ay isku aflagaadeeyeen madoobe ayaa u sheegay qoorqoor "afkaaga ka saar Gedo kama tirsana Galmudug"

waxa qoorqoor wado oo ah in kuraasta Gedo la kala qeybsado ayadoo sadex xabo oo shiikhaal kamid yihiin Mooge laga siinayo Kismaayo axmed madoobe waxba kama oga hada ayuu qoorqoor u socdaa waxayna ku dhamaan fashil waayo ujeedada waa in bishaan hartey saas lagu dhameeyo kadibna Mooge daaqada ka baxo automatically

kuwa ka mid ah Gudigii mooge ee Qoorqoor fashiliyay
https://www.caasimada.net/xogta-rasmiga ... -galbeeed/

Shaatiyi badan hoos waa hal xisbi! wararka suuqa oo sheegaya in Rooble u balan qaadey AAW inuu lacag ku kaalmeeyo campaignkiisa :lol:





https://www.garoweonline.com/so/news/so ... SIiMC3vWkw
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: we are witnessing the last month of Mooge presidency

Post by kaliil »

Hawlaha doorashada hadii wakhtiga hadhay lagu dhamayn waayo farmaajo wakhtiga ayaa ilaa hawlaha wixii qabyo ah laga dhamaystirayo. Farmaajo waxa bedela madaxweyne lasoo doortay uun oo wax daaqad ka baxayaa ma jiraan.qofkii is leh 8 february farmaajo daaqad ayuu ka baxayaa,waa qof caqli lahayn oo dameerka waxba dhaamin. Wadanku sharci iyo dastuur ayuu leeyahay.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”