FMS and the opposition to decide the fate of the elections without Mooge!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

FMS and the opposition to decide the fate of the elections without Mooge!

Post by sahal80 »

FMS and the opposition conference will take place somewhere when mooge just got 10 days left.

waxaa laga soo gudbay xiligii Mooge talada looga danbeyn lahaa dooda doorashada waa kuwaas 5 FMS la dhahay goaan ka gaara shirka danbe ayaa mucaaradka ku soo biirayaan wixii ka soo baxa yaa ayaa beesha caalamka oo mar hore goaan ka gaartey arimaha la isku hayo sida Gedo, waqooyi, gudiyada doorashada ka dhigi doontaa goaan somalida u dhan yihiin waana road mapka uu mooge ku baxayo haduu qayliyana dee maxaa u harey a week? he will be consured former president ameey u roontahay inuu villa wardhiigley isaga jiro inta si tartiib ah xabsi looga sii gudninayo?
:dead:




"Muqdisho)-Madaxweynayaasha dowladaha xubnaha ka ah dowladda federalka ah ee Soomaaliya ayaa habeenimadii xalay yeeshay kulan dhanka telaafanka ka dib dadaallo ay waday maalmihii lasoo dhaafay beesha Caalamka oo ku aadana khilaafka ka taagan doorashooyinka Soomaaliya.

Kulanka aya waxaa ka qeyb galay Madaxda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta-gareen, Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo Hirshabeelle Cali Guudlaawe iyadoo diirada lagu saaray sidii dalka ay uga dhici laheyd doorsho lagu wada qanacsan yahay.
Ilo xogagaal ah ayaa xaqiijiyey in madaxweynayaashu ay isaga soo dhowaadeen sidii hore isla markaana ay isla qaateen in laysugu yimaado kulan deg deg ah oo lagu xallinayo doorashada madaxweynaha iyo barlamaanka Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya."




iska soo qaraabeysta till the end of the month and be ready for the last 10 days!!


Last edited by sahal80 on Fri Jan 22, 2021 4:34 pm, edited 1 time in total.
BigBreak
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6320
Joined: Fri Oct 05, 2012 11:31 am

Re: FMS and the opposition to decide the fate of the elections without Mooge!

Post by BigBreak »

Guul, let's hope the new president and government remains in Mogadishu instead of somewhere else like Garowe. Good luck guys
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: FMS and the opposition to decide the fate of the elections without Mooge!

Post by sahal80 »

BigBreak wrote: Fri Jan 22, 2021 4:33 pm Guul, let's hope the new president and government remains in Mogadishu instead of somewhere else like Garowe. Good luck guys
no matter where it takes place sxb it will be a devastating blow to Mooge.
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: FMS and the opposition to decide the fate of the elections without Mooge!

Post by gobdoon »

Sahal
All good Mooge would be kicked out but where do we go from here foreigners like the UN top man dictating Somali affairs, that is not a good picture for Somalia foreigners always settling our differences
All and all it's Moge your favourite nick name meaning Farmajo who caused all these mess and history will not forgive him and will be remembered as the man who couldn't lead and would not break the dead lock in order to save the nation
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: FMS and the opposition to decide the fate of the elections without Mooge!

Post by gobdoon »

Trump empeachment now starts Feb 8, what a coincidence
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: current parliament more likely to get one year extension with a new speaker before february 8 to elect intrm prez

Post by sahal80 »

gobdoon wrote: Fri Jan 22, 2021 5:30 pm Sahal
All good Mooge would be kicked out but where do we go from here foreigners like the UN top man dictating Somali affairs, that is not a good picture for Somalia foreigners always settling our differences
All and all it's Moge your favourite nick name meaning Farmajo who caused all these mess and history will not forgive him and will be remembered as the man who couldn't lead and would not break the dead lock in order to save the nation
yes not a good stuff but Mooge is responsible and he is the one who must uses foreigners hadey naga dhexbaxaan he wont last a day in Xamar.




Shir labaad ee FMS ka iyo Mucaaradka ayaa ka dhacaya Xamar maadama afartii sano dhamaatey doirasho la,aan beesha caalamka aad ayay ugu dhabarjeediyeen mooge waxaa goaan ka gaaraya FMS presidents iyo mucaaradka waxaa aad loo karkarinooyaa oo miiska saaran in hal sano loogu daro baarlamaanka oo gudoon cusub loo doorto kadibna doorashada madaxweynaha kumeelgaarka ah dhacdo isla february 8. 14 cisho.

Goaankaan haduu soo baxo mooge waaba "iscasili doonaa" asagoo leh "faragalin shisheeye" si uu u cararo intaan xabsiga loo taxaabin khiyaanooyinkii uu ku kacay awgeed

Image
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: FMS and the opposition to decide the fate of the elections without Mooge!

Post by sahal80 »





:dead:



Mooge wuxuu i xasuusinaa yar calaf doon shiid ah oo oo shuruud badan ku xiraya gabadha uu rabo hada nin 10 maalin u hartey ayaa shuruud ku xiraya PL iyo JL maxaa xigey in shirka furmo ama imoow ama ha imaan
:dead: :deadrose:


User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: FMS and the opposition to decide the fate of the elections without Mooge!

Post by sahal80 »

by this PL and JL put the ball in Mooges court. notice how Deni can fix the Dblock more than him. they r not afraid now because things will be handled by beesha caalamka(No partial elections aa kugu filan) 11 cisho aa u hartey. conference will take place in his last week wich means he will not have a say in it.

User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: FMS and the opposition to decide the fate of the elections without Mooge!

Post by Murax »

sahal80 wrote: Fri Jan 22, 2021 4:15 pm FMS and the opposition conference will take place somewhere when mooge just got 10 days left.

waxaa laga soo gudbay xiligii Mooge talada looga danbeyn lahaa dooda doorashada

Okay waa daalay khalaas :lol:


[tweet][/tweet]
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”