3rd phase of Meetings between Caretaker Rooble & MM to continue today
Moderator: Moderators
3rd phase of Meetings between Caretaker Rooble & MM to continue today
Maanta waxaa banaanka u soo baxdey in Mooge waxba aheyn halka Rooble yahay hogaamiyaha kaliya ee loo aqoonsanyahay caretaker.
Re: 3rd phase of Meetings between Caretaker Rooble & MM to continue today
reer CBB desperately say that Roble is under Farmajo's control but the prime minister shouldn't divide HAG for the squatter illegally hiding in Villa Somalia
A united HAG will deliver a free and fair electoral process soon God willing
A united HAG will deliver a free and fair electoral process soon God willing
Re: 3rd phase of Meetings between Caretaker Rooble & MM to continue today
Beesha Caalamka wataas diiday in shir laga doc furo kan Rooble iyo MM hadii Wiiftada Mooge shaqeenayso. PL iyo JL waxay ka warsugayaan inta Caretaker Rooble ka fulinayo dalabaadka MM haduu fashilmo ma imaanayaan!
Qodobada waxaa ka mid ah
in Rooble howsha la wareego ciidankana siyaasada laga saaro MM lagu soo daro shirka Xalane
"But the opposition immediately fought back the idea accusing Farmaajo of seeking to undermine the talks.
The Council of Presidential Candidates (CPC) said the decision to schedule a meeting yet there was already one between them and Prime Minister Mohamed Roble was aimed at scuttling progress.
The international community has hailed the ongoing talks between Roble and the CPC which is set for a third round today"
waa Qaraar taariikhi ah iyo amarkii ugu horeeyay oo Rooble toos u bixiyo. gudiga qabanqaabada banaanbaxa dhanka mucaaradka wuxuu ahaa AAW iyo Dahir Geele dhanka xukuumada xilgaarsiinta wasiir aminga iyo Gudoomiyaha Banaadir oo Mooge ka socdey. filish ayaa ku adkeystey inuu cabsi amni Mooge ka qabo daljirka dahsoon oo meel kale loo badalo waa lagu kala tagey islamarkiiba Rooble ayaa amar ku bixiyay in uu ka dhaco daljirka dahsoon.

Shirkii caawa/Xaley ma xumeen rajadiisa waana sii socon laakin natiijo la,aan ayuu ku dhamaadey meelo badan waa la isla fahmey laakin qodobadii in dowrka Mooge meesha laga saaro iyo qodobkii ka qayb galka saamileyda shirka oo saxiixaan ayuu Rooble ku dhiiran waayey wuxuu dhahay asaga ma badali karo maadama saxiixayaasha heshiiskii september 17 ay ka horeeyeen waa arin Mooge iyo PL iyo JL u taal oo laga fahmey arintaan u dhaafa labadaas. PL iyo JL horey shardi uga dhigeen marka waxaan filaa inay wali dhahaan fursad hala siiyo wada hadalo dheeri ah inta uusan shirka xalane dhicin. Dhiigbaxa Mooguu ku socdaa!
Opposioninka howsha ayagaaba qasab kula wareegeen sababtida wixii ka danbeeyana Xamar waa la wareegi as de facto leadership mudaharaadka ha socdo
Xamar hadeey intaas sameeyawn mucaaradka waaba qasab in laga tilaabsan waayo!
waa in sidoo kale Galmudug iyo Hirshabelle culeyska la saaro oo ayaga qaataan mawqif la mid ah kan JL iyo PL . Rooble in toos loo abaaro kaligiis waxba kama soo dhalaalayaan.
Opposioninka howsha ayagaaba qasab kula wareegeen sababtida wixii ka danbeeyana Xamar waa la wareegi as de facto leadership mudaharaadka ha socdo
Xamar hadeey intaas sameeyawn mucaaradka waaba qasab in laga tilaabsan waayo!
waa in sidoo kale Galmudug iyo Hirshabelle culeyska la saaro oo ayaga qaataan mawqif la mid ah kan JL iyo PL . Rooble in toos loo abaaro kaligiis waxba kama soo dhalaalayaan.
Re: 3rd phase of Meetings between Caretaker Rooble & MM to continue today
shirka xalay saan sheegay ma xumeen bilcaksi aniga waxaan u arkaa guul aan la saxiixin
1,2, 3, waa laga soo gudbay kan afaraad ayaa lagu kala tagey waa inoo banaanbaxa kadib iyo qodobka shirka!!

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 17 Replies
- 1601 Views
-
Last post by zidane88
-
- 10 Replies
- 1476 Views
-
Last post by SunFromNorth
-
- 4 Replies
- 773 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 3 Replies
- 585 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 1 Replies
- 708 Views
-
Last post by Northkil
-
- 4 Replies
- 1567 Views
-
Last post by *jr
-
- 0 Replies
- 431 Views
-
Last post by sahal80
-
- 26 Replies
- 3231 Views
-
Last post by gegiroor
-
- 14 Replies
- 1198 Views
-
Last post by Dhaga Bacayl
-
- 0 Replies
- 283 Views
-
Last post by Daanyeer