https://www.caasimada.net/df-oo-shaacis ... oorashada/
DF oo shaacisay xilliga lasoo xirayo shirka doorashada
By Asad Cabdullahi Mataan
May 23, 2021
in Warar
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka wasaaradda amniga xukuumadda Soomaaliya, Xasan Xundubey Jimcaale oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa shaaciyey xiliga lagu wado in lasoo afmeero shirka qaran ee wada-tashiga doorashooyinka dalka.
Wasiirka ayaa sheegay in shirka ay isku horfadhiyaan madaxda dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir aan lagu daahi doonin, maadama is-faham horudhac ah laga gaaray qoddobo xasaasi ah oo ay ka dhaqaaqi waayeen shirarkii hore.
Waxa uu xusay in shirka wada-hadalada doorashada lasoo xiri doono maalinta berri oo ku beegan 24-ka bisha May, isagoona hoosta ka xariiqay inay suurta-gal tahay in maalin iyo labo ay ku darsanto mudadaas, taasi oo ka dhigaysa in shirka uu soo afmeeri doono Isniinta ilaa Arbacada inta u dhaxeysa.
SFG electoral conference to end by Tommorow......
Moderator: Moderators
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 408 Views
-
Last post by Nomand
-
- 12 Replies
- 735 Views
-
Last post by Lil_Cutie..
-
- 13 Replies
- 583 Views
-
Last post by sains_bury
-
- 10 Replies
- 567 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 20 Replies
- 1191 Views
-
Last post by ZubeirAwal
-
- 20 Replies
- 966 Views
-
Last post by Basra-
-
- 25 Replies
- 1716 Views
-
Last post by King-of-Awdal
-
- 15 Replies
- 948 Views
-
Last post by QansaGabeyle
-
- 65 Replies
- 2320 Views
-
Last post by Cumar-Labasuul
-
- 2 Replies
- 297 Views
-
Last post by Enemy_Of_Mad_Mullah