Gedo issue was easily resolved while Somaliland issue is ongoing....

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Gedo issue was easily resolved while Somaliland issue is ongoing....

Post by Kees70 »

Image


Waxaa maanta soo gabagaboobay kulankii Saddexaad ee madaxda maamul Goboleedyada, Ra’isul Wasaare Rooble iyo waliba Gudoomiyaha gobalka Banaadir uga socday Teendhada Afisiyooni kaa oo looga arrinsanayo doorashooyinka Qaranka.

Inta badan waxaa la isku fahmay arrimaha shirka looga hadlayay wallow maanta ay aheyd maalintii ugu adkeyd ee shirka oo madaxda ay si adag ugu doodeen qodobada hor tabinta leh sida arrinta kuraasta gobalada Waqooyi oo wali aan wax heshiis ah laga gaarin kaa oo hadda noqday qodobka ugu adag ee la isku hayo.

Balse waxaa maalmihii Koowaad ee shirkaba heshiis laga gaaray arrinta Gobalka Gedo halkaa oo aheyd meesha ugu daran ee isfahm waaga uu ka jiray shirarkii Dhuusomareeb iyo waliba kii kan ka horeeyay ee FARMAAJO hogaaminayay oo Afisiyooni ka socday.

Dowladda Federalka ayaa maamul gaar ah u magacawday gobalka Gedo, iyadoo ciidan farabadan ku daabushay islamarkana la heshiisay Cabdirashiid Janan oo ciidan aad u badan ku wareejiyay garabka Dowladda Federalka ee Balad Xaawo.

Dowladda Federalka iyo maamulka Jubbaland ayaa isku heystay maamulka gobalka Gedo halkaa oo doorashada inkabadan 10 Xildhibaan la filyay iney ka dhacdo, waxaana dowladda ay u arkeysay mid muhiim u ah halka Jubbaland ay ku doodeysay in gacan ku heynta gobalka Gedo lagu soo wareejiyo.

Xogo uu helay Warqaad ayaa waxa ay sheegayaan in madaxweynaha Jubbaland Axmad Madoobe uu sameeyay tanaasul farabadan islamarkana Ra’isul Wasaare Rooble uu arrintan uga shaqeeyay si adag.

Sidoo kale xogta aan helnay ayaa intaas ku dareysa in wax doorasho ah aan lagu qaban doonin gobalka Gedo islamarkana doorashada Jubbaland ay ka dhici doonto kaliya caasimada ku meel gaarka ah ee Kismaayo ee maamul goboleedka Jubbaland.

Arrimahan ayaa la saadaalinayaa iney fududeeyeen in isfaham laga gaaro doorashooyinka kuraasta Xildhibaanada Golaha shacabka ee ka imaanaya Jubbaland.

Muqdisho-Somalia
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Gedo issue was easily resolved while Somaliland issue is ongoing....

Post by Khalid Ali »

What is this Somaliland issue that koonfurians want to solve among themselves. This is hilarious
User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Re: Gedo issue was easily resolved while Somaliland issue is ongoing....

Post by Kees70 »

Khalid Ali wrote: Tue May 25, 2021 3:29 am What is this Somaliland issue that koonfurians want to solve among themselves. This is hilarious
Basically there are 2 opposing Isaaq Factions in Mogadishu Admin who each want to represent the Somaliland 46mps (28 mps are Isaaq), so far Abdi Xaashi has 5/15 and Mahdi Guuled 10/15 from the reps.


Xogtii ugu dambeysay khilaafka Mahdi iyo Cabdi Xaashi iyo arrinta kuraasta Gobalada Waqooyi oo wali…
May 25, 20210
Kadib markii RW Rooble u jeediayay Gudoomiyaha aqalka sare in uu guddiga ka qaato 5 xubnood, taas oo ay ku qanci waayeen xubnaha gobolada waqooyi ee garabka Cabdi Xaashi ayaa shir jaraa’id oo uu Cabdi Xaashi qaban lahaa waxaa caawa ka gaaray Ra’iisalwasaare Rooble oo la hadlay Xubno ka tirsan maamul goboleedyada ay gacan saarka leeyihiin groupka Cabdi Xaashi.

Gudoomiye Cabdi Xaashi ayaa ka carooday in Xubnaha Guddiga Gobolada Waqooyi oo 15 ah laga siiyo 5 xubnood, halka inta kalena ay qaadan lahaayeen kooxda RW kuxigeenka Mahdi Guuleed.

Rw Rooble oo la hadlay Siciid Dani ayaa kulan ay caawa wadaqaateen Sadexda dhinac ee Cabdi Xaashi, Axmed madoobe iyo siciid Dani waxaa lagu go’aamiyay in shirka Jaraa’id dib loo dhigo, maanta oo Talaado ahna ay ka wada hadlaan sida arrintaas laga yeelayo.

Waa markii ugu horaysay oo khilaafka shirka Teendhadu banaanka u soo bixi gaaray, Waxaana RW Rooble u muuqdaa nin aad u ilaalinaya wax kasta oo shirka fashil u keeni kara.

Qodobka ugu adage ee ilaa iyo hadda laga gudbi la’yahay ayaa ah kan guddiga Gobolada Waqooyi, oo hadii aan si siman loo qaybsan ay halis galin karto sii socoshada shirka.

Mahdi Guuleed RW kuxigeenka ayaa ku dhagan in guddiga aan si siman loo qaybinin, waxaana l arki doonaa sida uu RW Rooble uga gudbo darbigaas adag.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Gedo issue was easily resolved while Somaliland issue is ongoing....

Post by Khalid Ali »

So will these mps elect the new president or will there be 1 man on vote elections
Nomand
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7582
Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men

Re: Gedo issue was easily resolved while Somaliland issue is ongoing....

Post by Nomand »

Khalid Ali wrote: Tue May 25, 2021 3:58 am So will these mps elect the new president or will there be 1 man on vote elections
they will elect the president. 1 man 1 vote the country is not ready for yet.

i am looking forward to seeing it happen in somaliland.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Gedo issue was easily resolved while Somaliland issue is ongoing....

Post by Khalid Ali »

Happen what in Somaliland 1 man one vote we held elecions since. 2003 man 1 man one vote elecions we heading towards the poll on 31 May this year parliamentary elecions.
User avatar
TarTar
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1555
Joined: Sat Feb 08, 2020 10:37 pm

Re: Gedo issue was easily resolved while Somaliland issue is ongoing....

Post by TarTar »

Khalid Ali wrote: Tue May 25, 2021 3:29 am What is this Somaliland issue that koonfurians want to solve among themselves. This is hilarious
there is another Somaliland issue:

governor Deni of Budcadland fills Wasakhgali n Dolbahante seats. some Hawiya idiot before Farmajo gave our Somaliland seats to Budhcadland.

coulda atleast let Dolbahante choose their MPs in Hamar. u know like Isaaq MPs in FGS
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”