Page 1 of 1

The Hunt for Baledweyne 25 seats has started, as Fahad yasiin heads to Baledweyne....

Posted: Sun May 30, 2021 11:12 am
by Kees70
Image

XOG: Fahad Yaasiin Oo gaadiid Xabada karin kala degay B/weyne (Ujeedka)


Ilo wareed lagu kalsoon yahay ayaa Warqaad usheegay in labo gaari oo nuuca xabadu Karin ah ay dawladu ka dejisey magaalada Beled weyne.

Baabuurtaan ayaa waxa iska leh Taliyaha Nabad sugida Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir waxaana uu doonayaa inuu tartanka Xildhibaanimo uu raadinayo ku isticmaalo gaadiidkaasi inta uu joogo B/weyne.

Saraakiil katirsan xafiiska Madaxweyne Farmaajo ayaa inoo xaqiijiyey in Fahad Yaasiin uu baratan adag la geli doono Xildhibaan Faarax sheikh C/qaadir oo ay isku heyb yihiin.

C/nuur Maxamed Axmed oo ah Agaasime kuxigeenka Madaxtooyada ayaa laga hor istaagay in Kursigaasi uu utartamo sida xogaha aan ku ogaanay.

Taliye Fahad yaasiin ayaa dedaal badan ku bixinaya inuu xildhibaanimo helo Golaha Shacabka,mana sahlana in feyla suufka Xasan Sheekh aadka ugu dhawaa dhowr marna xilka soo qabtay Faarax C/qaadir laga adkaado.

Doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare iyo tan golaha shacabka ayaa aad la iskugu arki doonaa marka la eego Afar sano ka hor tii dhacday.

Dadka Sanadkaan Culeyska dareemaya waxaa ku jira Mahad Maxamed Salaad oo kursiga ku heysto Cali Cabdi Wardheere (Cali yare) aadna ugu dhaw Madaxweyne Farmaajo.

Xod xodasho iyo Beelaha oo aad loogu yara dhawaanayo ayaa la dareemayaa maalmahaan si looga sasabto kuraasta islamarkaana dhaqaale ayaa qolo walbo ay ku bixineysaa inay hesho xilka.

Labo bil gudaheed ayey sheegeen saxiixayaashii heshiiska doorashada 27-kii bishana in doorashada lagu qabanayo dalka oo ay ku jiraan Baarlamaanka iyo Madaxweynaha.

Re: The Hunt for Baledweyne 25 seats has started, as Fahad yasiin heads to Baledweyne....

Posted: Sun May 30, 2021 11:55 am
by Murax
It won’t even cost a ‘gentlemen’s agreement’ :lol:

Re: The Hunt for Baledweyne 25 seats has started, as Fahad yasiin heads to Baledweyne....

Posted: Sun May 30, 2021 1:12 pm
by paperino
Fahad Yasin is a winning horse, and if this report is true, I think he can secure those seats.

Re: The Hunt for Baledweyne 25 seats has started, as Fahad yasiin heads to Baledweyne....

Posted: Sun May 30, 2021 1:21 pm
by grandpakhalif
Fahad Yasiin will win 100% Dam Jadiid is broke and their former Backers have abandoned them for Khayre and Dahir Gelle. Guul Fahad

Re: The Hunt for Baledweyne 25 seats has started, as Fahad yasiin heads to Baledweyne....

Posted: Sun May 30, 2021 2:37 pm
by GeoSeven
The most federal gov tamper proof elections will probably occur in Beledweyne. It is impossible for Dabageed to interfere with due process for opposition candidates from there.

P.s Apparently Fahad paid a Xassan Muuse/ Cali Madaxweyne Nisa agent to transport the vehicles and for his election security. Suppose anybody else would have been fair game otherwise :lol:

Re: The Hunt for Baledweyne 25 seats has started, as Fahad yasiin heads to Baledweyne....

Posted: Sun May 30, 2021 7:07 pm
by paperino
grandpakhalif wrote: Sun May 30, 2021 1:21 pm Fahad Yasiin will win 100% Dam Jadiid is broke and their former Backers have abandoned them for Khayre and Dahir Gelle. Guul Fahad
Damul Jadiid were once powerful & used to dominate Somalia's politics; what led to their weakening?