
Nairobi begging disperately Mogadishu ; Please lift the Kat ban
Moderator: Moderators
Re: Nairobi begging disperately Mogadishu ; Please lift the Kat ban
Kenya has been defeated and Somalia has won, that's according to John Gachie a political analyst of East Africa:
This represents a political capital for president Farmaajo, which would help his chances of re-election.John Gachie, oo taxliiliya siyaasadda Geeska Afrika, ayaa wargeyska The Standard u sheegay in Kenya laga adkaaday oo ay dhexda ka taagan yahay xaalad adag, islamarkaana aysan hadda kadib iska indho tiri karin Soomaaliya, taasi oo ku qasabtay go’aanka ay qaadatay.
“Kenya ma lahan ikhtiyaar, way ku qasban tahay inay Muqdisho ula hadasho qaab wax ku ool ah, ayada oo arrimo badan la eegayo, sida ammaanka iyo ganacsiga,” ayuu yiri Gachie.
Gachie ayaa intaas ku daray, in marka la eego go’aanka ay Kenya ku dabcisay mowqifkeeda diblomaasiyadeed ee ku wajahnaa Mogadishu, ay arrintan danta ugu wanaagsna ugu jirto Nairobi, sababtoo ah buu yiri “ayada ayaa ah tan khasaaraha ugu badan uu kasoo gaarayo” haddii uu sii xumaado xiriirka Soomaaliya.
“Kenya waxay Soomaaliya ka leedahay ahmiyado amni oo ka badan kuwa ganacsiga. Mamnuucista khaatka loo dhoofiyo Soomaaliya, waa kaar ay Muqdisho u adeegsaneyso inay ku cabsi geliso Nairobi,” ayuu yiri.
https://www.caasimada.net/john-gachie-s ... kii-kenya/
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 8 Replies
- 1037 Views
-
Last post by Deqa111
-
- 28 Replies
- 2058 Views
-
Last post by Rambie
-
- 2 Replies
- 503 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 0 Replies
- 318 Views
-
Last post by LaY-D_LicK
-
- 2 Replies
- 1008 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 3 Replies
- 844 Views
-
Last post by original dervish
-
- 3 Replies
- 766 Views
-
Last post by Strategic
-
- 0 Replies
- 1098 Views
-
Last post by InvisibleHand
-
- 0 Replies
- 418 Views
-
Last post by Coeus
-
- 2 Replies
- 527 Views
-
Last post by jamols2
