War heedhaha tanoo kale, Farmaajo madaxtoyadii Januu moodey kaba bixi maayo

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3303
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

War heedhaha tanoo kale, Farmaajo madaxtoyadii Januu moodey kaba bixi maayo

Post by bashe19 »

War ninyoho kabaxoo madaxtooyada, orodoo Balanbale iyo Ceelwaaq Garbagarey iyo Bakool booqo o xaalada cakiran ee dadkaa masuulka ka tahay dhibaatada biyo la,aaned iyo abaaraha dad iyo duinyo galaaftey ka wardoon o soo kormeer, sow waxa kugu yaal bidaaar maaha? maanad nin weyn ahayd? Maxaa ku fadhiisiyey, miyaaney xilku ku dhibey ?


:dj:
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”