Farmaajo wuxuu Mursal ka soo dhex hadlo beesha caalanka oo asaga ka soo dhex hadashey kkkkk

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Farmaajo wuxuu Mursal ka soo dhex hadlo beesha caalanka oo asaga ka soo dhex hadashey kkkkk

Post by sahal80 »

ama qulqul ama taageer Rooble ayaa lagu dhahay waliba islaantii mareykanka

macangagaan waxba uma harin walina waa soo taaganyahay :pac:

caawa wuxuu la soo istaagey calaacal iyo midnimo iyo waxaan taageersanahay Shirkii Rooble kkkkk

waa shirkii uu diiday oo wiiftadii shaqeyn weysay ka hor keenay.
mancangag Farmaajo waa kaas markuu tabar la,aan yahay :pac:


ugu danbeyn Sawirkii aadan Cadde uu tuuray ninkaas ayaa mudnimo ka hadlaya asagoo cadaawadaas qarsanaya atleast Rooble waa cadeysatay inuu ku arki karin :lol:







habartiin W.sa HW waa ku daneystay adan cade intaan joogay hadaad i buriseen fuck you and him

:dead:

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Farmaajo wuxuu Mursal ka soo dhex hadlo beesha caalanka oo asaga ka soo dhex hadashey kkkkk

Post by sahal80 »

please Farmaajo appoint your gacmadheere
:pac:

intaan lee u hartey waxaa waxa uu Xalay ka baqay markuu banaanka ka istaagey Riible asagoo midnimo sheegaya xili uu misawrkii adan cadade Tuurey wich shows his true colours




gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: Farmaajo wuxuu Mursal ka soo dhex hadlo beesha caalanka oo asaga ka soo dhex hadashey kkkkk

Post by gobdoon »

I don't buy all these propaganda all around masawir ba meel laga fujiyey iyo halkanu ku dheganan jiray there must be crucial things in the country
There must be a number of reasons why a picture that used to be hanging on certain wall is missing one of them being change of location or it may fell and got damaged
User avatar
SultanOrder
Posts: 21697
Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
Location: Peace!

Re: Farmaajo wuxuu Mursal ka soo dhex hadlo beesha caalanka oo asaga ka soo dhex hadashey kkkkk

Post by SultanOrder »

gobdoon wrote: Tue Jan 11, 2022 10:59 am I don't buy all these propaganda all around masawir ba meel laga fujiyey iyo halkanu ku dheganan jiray there must be crucial things in the country
There must be a number of reasons why a picture that used to be hanging on certain wall is missing one of them being change of location or it may fell and got damaged
This is the speech after the ICJ victory in October three months ago. No one made a big deal about the picture not being there. People just want to push a fake narrative that Rooble took his picture down so Farmaajo took down a Hawiye president picture in retaliation. Cheap propaganda for the brainless.
Image
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”