

Farmaajo anaga noo daaya marka mar hadii Reer Jowhar uga soo dhamaatey waa soo dharbaaxeynaa

edit golfyare waa ka saarey meeshaan miyuu ku taxanyahay

raysulwasaraheena waxaan ka raali galinayaa isku dirka naflacaari farmaajo ee HG & XL ee uu u maray gudoomiyaha hiiraan oo uu ku yiri adiga iyo Xuud maamula doorashada hirshabelle wax la dhoho ma jirto
Jeyte horaan u sheegay waa nin qac ah oo waalan
Goodax ayaa sheegay taatikada naflacaari farmaajo mana u suuro galu doonti hirshabelle waa maamulgoboleed waxaa ka shaqeynaya baladweyne SEIT oo Farmaajo u talin iyo FEIT iyo gudiga khilaafka oo banaanka ku sugaya.