Dhamaan deegaan doorashooyinkii labaaad waa ka bilaabmeen sida baladweyne, boosaaso iyo Galkacyo waxaa dhamaatey baraawe
ninkii dhihi jiray baladweyne bas ayaa laga tagayaa makrigiisii baa ku noqdey
ولا يحيق المكر السئ إلا باهله
Doorashada oo waqtigeeda ku dhaceysa maadama kooramka buuxsamayo ka hor 20 bisha ayadoo kuraasbadan soo bixi doonaan waxayna ka dhaceysaa afisyoone farmaajo ma hor istaagi karo hadii NCC iyo Rooble goaamiyaan xiliga ay ka dhaceyso waxaa ii muuqata in Farmaajo ka hari doono hadii tareenka doorashada Gedo ka tago!
kadib doorashooyinka Baladweyne, Boosaaso iyo GLK waxaa shir isugu imaanaya NCC on Gedo oo goaan ka gaaraya!
waxaa kaloo socda qorshe safarka fahad yaasiin ee Baladweyne lagu xanibayo bal aan aragno siduu ku dhamaado koleey isbaarada gudi khilaafaadka waa sugaysaa!
hadii Fahad laga reebo waxa soo baxaya Gudoon baarlamaan oo farmaajo ka dhan ah!



