Qatar to farewell Farmaajo in favour of an alternative candidate!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Qatar to farewell Farmaajo in favour of an alternative candidate!

Post by sahal80 »

Qatar ayaa Farmaajo u yeertey. Rumours ayaa sheegaya in Qatar ay ka quusatey Farmaajo oo jab ka soo gaarey Hirshabelle, Galmudug iyo waqooyi oo mukhaabaraadkeeda soo jeediyeen in xubin MM ka tirsan la taageero. waxaa ugu dhaw Kheyre, Shariif iyo Cosoble aaa campka aan sheegay oo tactically isku dhaw Fahadna hoos kala shaqeeya.

Qatar ayaa ka baqaysa in Doorasha dhacdo ayadoo Farmaajo gacmo maranyahay oo xataa gobolkiisa aan wax u heyn

Farmaajo ayay u badan tahay inuu doorashada ka hor yimaado hadii Xildhibaanada Gedo kismaayo loo wareejiyo ama dib doorashada looga dhigo arintaan oon u shaqeyn karin maadama uusan maamulin doorashada waxaa lagayaabaa in qatar sidaas musharax kale ku taageerto

CBB ayaa maalmahan war been ah suuqa galineysay in Farmaajo la kulmay xildhibaanada waqooyi hal sawir ahna lagama hayo. hadaba Sheikh CBB Abdi Hersy ayaa ka shifay in Rooble u diiday inay Farmaajo la kulmaan asagoo habaaraya qeybta danbe cajalka uu deni kaga hadlayo. "madaxweynaha ayaa casho u sameeyay xildhibaanada gobolada qaqooyi laakiin rooble ayaa mid mid ayuu u wacey oo ku yiri matagi kartid waa ninkii asaga wax ka dhigay oo shaqada siiyay asagoo waxba aheen hadana saasuu ula daagaalayaa" :pac: :dead: :deadrose:


car hal sawir keena



this CBB from Gedo is the worst. Xildhubaankii Ibbi badalay uu farmaajo siiyay waa nin Abdullahi Carab ooy gaadsan dir isla yihiin dhisay ka waran hadaad sheegatid nin ka mid ah xogheynta Rooble xiligan uu Farmaajo dagaal xun kala dhaxeeyo ? :pac:





https://fb.watch/bygwvmgyM3/
User avatar
barbarossa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5560
Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.

Re: Qatar to farewell Farmaajo in favour of an alternative candidate!

Post by barbarossa »

Ustaad, is it, in your estimation, too early for us, skinnies, to sing,

"Na na na na
Na na na na
Hey hey hey
Goodbye…

Or better yet,

"Dhag dheer dhimatee roobey, dhulkii nabadee roobey".
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Qatar to farewell Farmaajo in favour of an alternative candidate!

Post by sahal80 »

barbarossa wrote: Fri Mar 04, 2022 7:04 pm Ustaad, is it, in your estimation, too early for us, skinnies, to sing,

"Na na na na
Na na na na
Hey hey hey
Goodbye…

Or better yet,

"Dhag dheer dhimatee roobey, dhulkii nabadee roobey".
:russ: you can sing this armenian or Turkish song "Aca Xoca Arabic" LaLa Li Lala LiLi
this is my mood right now.
WadaniggaBarakaysan
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 521
Joined: Tue Feb 09, 2021 7:42 pm

Re: Qatar to farewell Farmaajo in favour of an alternative candidate!

Post by WadaniggaBarakaysan »

It looks like President Farmaajo received a warm welcome. I think Qatar is 100% backing him for this upcoming election. :whoo:

Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”