Qatar to farewell Farmaajo in favour of an alternative candidate!
Posted: Fri Mar 04, 2022 4:26 pm
Qatar ayaa Farmaajo u yeertey. Rumours ayaa sheegaya in Qatar ay ka quusatey Farmaajo oo jab ka soo gaarey Hirshabelle, Galmudug iyo waqooyi oo mukhaabaraadkeeda soo jeediyeen in xubin MM ka tirsan la taageero. waxaa ugu dhaw Kheyre, Shariif iyo Cosoble aaa campka aan sheegay oo tactically isku dhaw Fahadna hoos kala shaqeeya.
Qatar ayaa ka baqaysa in Doorasha dhacdo ayadoo Farmaajo gacmo maranyahay oo xataa gobolkiisa aan wax u heyn
Farmaajo ayay u badan tahay inuu doorashada ka hor yimaado hadii Xildhibaanada Gedo kismaayo loo wareejiyo ama dib doorashada looga dhigo arintaan oon u shaqeyn karin maadama uusan maamulin doorashada waxaa lagayaabaa in qatar sidaas musharax kale ku taageerto
CBB ayaa maalmahan war been ah suuqa galineysay in Farmaajo la kulmay xildhibaanada waqooyi hal sawir ahna lagama hayo. hadaba Sheikh CBB Abdi Hersy ayaa ka shifay in Rooble u diiday inay Farmaajo la kulmaan asagoo habaaraya qeybta danbe cajalka uu deni kaga hadlayo. "madaxweynaha ayaa casho u sameeyay xildhibaanada gobolada qaqooyi laakiin rooble ayaa mid mid ayuu u wacey oo ku yiri matagi kartid waa ninkii asaga wax ka dhigay oo shaqada siiyay asagoo waxba aheen hadana saasuu ula daagaalayaa"
car hal sawir keena
this CBB from Gedo is the worst. Xildhubaankii Ibbi badalay uu farmaajo siiyay waa nin Abdullahi Carab ooy gaadsan dir isla yihiin dhisay ka waran hadaad sheegatid nin ka mid ah xogheynta Rooble xiligan uu Farmaajo dagaal xun kala dhaxeeyo ?
https://fb.watch/bygwvmgyM3/