Somaliland government registering Las Anod businesses
Posted: Sun Mar 27, 2022 11:13 pm
https://wargeyskadawan.com/2022/03/26/l ... gmooyinka/
this gonna surprise so many niggas. show tha rapid growth of Las Anod
"Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ayaa lagu soo gaba’gabeeyay qorshe lagu tira koobayo guryaha magaalada, meheradaha ganacsi ee degmooyinka iyo xaafadaha kala duwan, ee magaalada Laascaanood ay ka kooban tahay"
"[badhasab} Cabdikariim Aadan Xaaji Diiriye, ayaa sheegay in hawsha tirikoobka lagu sameeyay Laascaanood ay socotay muddo bil ah isla markaana lagu gaadhay guul mihiim ah, isaga oo caddeeyay in faa’idada kala duwan ee ay yeelanayso magaaladu maaddaama ay xogtani sugan tahay xilligani"