Rooble: Amina Mohamed abdi murder was F&F work and we will prosecute them!
Moderator: Moderators
Rooble: Amina Mohamed abdi murder was F&F work and we will prosecute them!
PM Rooble oo war weyn sii daayey oo ah inay Aamino khaarijiyeen Farmaajo iyo Fahad bal asaga xataa la hadiday!
"Messageyo ayaa la iisoo diray kadib markii aan furnay kursiga aamino oo gudoomiyihii SEIT la badalay inaan eedi Doono. Ninka baladweyne isku qarxiyay waxaa laga keenay dhul fog(Gedo)
Farmaajo iyo Fahad maxkamad ayaan soo taagi doonaa doorashada kadib oo xiligeeda ku dhaceysa ooyna ka caga jiidayaan diyaarna u aheen
Gacanta Ikraan Tahliil dishay, ayaa dishay Xildhibaan Aamino, ka hor geerideeda waxaa na soo gaartay hanjabaad ah in aan eedi doono tartanka aan furnay ee kursigeeda”
https://fb.watch/c4qdYdvZW1/
Dhinaca kale safiirka mareykanka ayaa taageerey inaan kuraasta dhiman la sugi doonin kadib april 14 oo labo usbuuc ka dhimantahay oo lagalayo dhaarinta xildhibaanada iyo doorashada gudoonka baarlamaanka

Re: Rooble: Amina Mohamed abdi murder was F&F work and we will prosecute them!
AUN Amina and Ikraan Tahliil,
The Terrorists Farmaajo and Fahad yasiin are finished, Lacnatullahi Caleyhiim!
The Terrorists Farmaajo and Fahad yasiin are finished, Lacnatullahi Caleyhiim!
Re: Rooble: Amina Mohamed abdi murder was F&F work and we will prosecute them!
AUN Al shaheeda Amina waxaan aaminsanahay inaysan aheen kaliya the last nail on Farmaajo's coffin balse noloshiisa mugdi galindoonto waana arki asagoo baxsad ah doorashada ka hor
fulaynimadiisa hada markuu quustey wuxuu bilaabay maleeshiyi aruursii waa ninkii labo habeen lagu soo afjarey hilmaansho dhawaa ma umulbaa
Gedo looma joogsanayo doorashada speakerka ayaa dhaceysa dhaarinta xildhibaanada kadib adan madoobe ayaan soo saareynaa oo madaxweynaha ku meel gaarka noqonaya sidoo kale waxay u noqon jab siyaasaseed gudoonka dhan waa wada mucaarad fahadna lama aqoonsan
Qalqalka ku dhacay Cali yare

Last edited by sahal80 on Wed Mar 30, 2022 4:34 pm, edited 2 times in total.
- Rebelxx222
- SomaliNetizen

- Posts: 660
- Joined: Fri Sep 17, 2021 7:25 am
Re: Rooble: Amina Mohamed abdi murder was F&F work and we will prosecute them!
Abdirahman Kulmiye dheere Waa Jareer Mareexaan ismooday after losing his seat. I can’t believe ilkayars allowed this Jareer to steal the taxes from Gedo region & invest it into the hundreds of Homes he’s bought in Turkey 
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Rooble: Amina Mohamed abdi murder was F&F work and we will prosecute them!
Sahal,
Haday arrintan run tahay kuwi fariimaha so diray muu soo raadraaco? Mu so xiroxiro Fahad iyo kuwi la mid laga tuhunsayahay arrintan? Or its just another riwayaad like Ikran Tahliil and qiiro japaan : baroorta orgiga ka weyn wax so qabta ama iska amuusa we need action!

Suaal baan ku weydiin? Baladweyne waxaa buuxay xildhibaano ka mucaaradsan Aamina sida Sanabaloolshe iyo Goodax why Al Shabaab targeted only her? war xataa wasiirkii ka hariiyey goodax ee waxbarashada ayaa iska jidka marayay oo markuu arkey irida lamagalaay ku sugay siduu sheegay kadibna uu arkey holac dhaxdooda ka kacay oo uu gudaha u cararey maxay u diliwaayeen asaga?grandpakhalif wrote: Wed Mar 30, 2022 4:34 pm Sahal,
Haday arrintan run tahay kuwi fariimaha so diray muu soo raadraaco? Mu so xiroxiro Fahad iyo kuwi la mid laga tuhunsayahay arrintan? Or its just another riwayaad like Ikran Tahliil and qiiro japaan : baroorta orgiga ka weyn wax so qabta ama iska amuusa we need action!
labada qaraxba ayadaa loo dhigay mid in lagu dilo midna hadii ay dhaawac noqoto in mar kale lagu dilo waana kii labaad oo ugu darnaa waayo gaari qaraxyo ka buuxaan ayaa wadada isbitaalka loo dhigay baabuurtii dhaawaca wadey
mid waa dhihi kartaa mucaaradkaa ka danbeeyay oo siyaasadeeyay laakin Al shabaab No way.
Al shabaab ragaa NISA ugu jira oo howlaha fududeeya kadibna ururka ayaa sheegta .
waxaa kaloo jira adiga ayaa qof siyaasi ah ama qabiil kaaga taqalusi masalan waa ku yaqaanaa meeshaad joogtid waxuu u gudbin shabaab macluumaadkaaga waa nin saan ah oo dawlada la shaqeeya oo sarkaal ah ama xildhibaan ah ama odey saxiixayaasha ah waxay soo diri hitman oo dili qofkaas
yaa ku dilay oo fududeeyay? ma qofka qorshaha lahaa mise Al shabaab oo fulisay hadana sheegatey. waa buux noocaan waxaa ka mid ah yar qurba joog ah oon aqaan oo asagoon u sheegin soo safrey asagoo Turkeyga marata oo london u soo socda ayaa hoygiisa oo sir ah la weeraray habeenkii maalintii uu soo baxay waxaana xogta siiyay shabaab nin booskiisa rabay. nin la,ogaa sheekada ayaa yiri "wallahi waa nasiib badan tahay hadii aad iskaa isaga tagtey shaqadii xaley ay gurigaaga shabaab weerareen!!"
waxaa kaloo jira adigaa waxaa ka shaqeysaa xarun muhiim ah sida villa somalia ama airporka ama maamulka banaadir waxaa ku soo wacaya Al shabaab oo qof kaa hooseeya numberkaaga siiyay laakin asaga aanan gali karin meelaha adiga aa gali kartid ninkaan aa iiga dhaw camal oo madaxda arka. Al shabaab aa kusoo wici waa kuu jeednaa meeshaasaa taagneed wax yar ka hor meeeshaasaad aadey madax hebel ayaad la joogtaa laba mid dooro inaan ku cuno iyo inaad nala shaqeysid!
adiga waa isku dhexyaaci maadama ay sheegeen meelaha aad maanta dhan taagneed waxaad fulin amarkooda waxaad sheegi xiliga wasiir hebel iyo taliye hebel baxayo iyo meesha uu u socdo hadhoow idaacadahaad ka maqlee taliye habel ayay al shabaab dishay!
Al shabaab inay sheegato macno maleh.
Rooble sirta wuxuu la wadaagey safiirada Uk iyo US tahdiid uga yimid F&F haduu Kursiga Aamino ku soo celiyo waxay sirdoonka Xalane wadaan baaritaan.
you can tell by her face
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Rooble: Amina Mohamed abdi murder was F&F work and we will prosecute them!
Waxa lagaa yaabo Farmaajo iyo Fahad inaysan waxba ogayn laakin lagugu wasaqaynaya ! Dawlada shisheeye laga yaaba Cimrates ama Kiinya inay sheekadan wadan si ay HAG awrkacsadan. Ma ogi laakin something is fishy and we have no evidence for either scenario.sahal80 wrote: Wed Mar 30, 2022 5:12 pmSuaal baan ku weydiin? Baladweyne waxaa buuxay xildhibaano ka mucaaradsan Aamina sida Sanabaloolshe iyo Goodax why Al Shabaab targeted only her? war xataa wasiirkii ka hariiyey goodax ee waxbarashada ayaa iska jidka marayay oo markuu arkey irida lamagalaay ku sugay siduu sheegay kadibna uu arkey holac dhaxdooda ka kacay oo uu gudaha u cararey maxay u diliwaayeen asaga?grandpakhalif wrote: Wed Mar 30, 2022 4:34 pm Sahal,
Haday arrintan run tahay kuwi fariimaha so diray muu soo raadraaco? Mu so xiroxiro Fahad iyo kuwi la mid laga tuhunsayahay arrintan? Or its just another riwayaad like Ikran Tahliil and qiiro japaan : baroorta orgiga ka weyn wax so qabta ama iska amuusa we need action!
labada qaraxba ayadaa loo dhigay mid in lagu dilo midna hadii ay dhaawac noqoto in mar kale lagu dilo waana kii labaad oo ugu darnaa waayo gaari qaraxyo ka buuxaan ayaa wadada isbitaalka loo dhigay baabuurtii dhaawaca wadey
mid waa dhihi kartaa mucaaradkaa ka danbeeyay oo siyaasadeeyay laakin Al shabaab No way.
Al shabaab ragaa NISA ugu jira oo howlaha fududeeya kadibna ururka ayaa sheegta .
waxaa kaloo jira adiga ayaa qof siyaasi ah ama qabiil kaaga taqalusi masalan waa ku yaqaanaa meeshaad joogtid waxuu u gudbin shabaab macluumaadkaaga waa nin saan ah oo dawlada la shaqeeya oo sarkaal ah ama xildhibaan ah ama odey saxiixayaasha ah waxay soo diri hitman oo dili qofkaas
yaa ku dilay oo fududeeyay? ma qofka qorshaha lahaa mise Al shabaab oo fulisay hadana sheegatey. waa buux noocaan waxaa ka mid ah yar qurba joog ah oon aqaan oo asagoon u sheegin soo safrey asagoo Turkeyga marata oo london u soo socda ayaa hoygiisa oo sir ah la weeraray habeenkii maalintii uu soo baxay waxaana xogta siiyay shabaab nin booskiisa rabay. nin la,ogaa sheekada ayaa yiri "wallahi waa nasiib badan tahay hadii aad iskaa isaga tagtey shaqadii xaley ay gurigaaga shabaab weerareen!!"
waxaa kaloo jira adigaa waxaa ka shaqeysaa xarun muhiim ah sida villa somalia ama airporka ama maamulka banaadir waxaa ku soo wacaya Al shabaab oo qof kaa hooseeya numberkaaga siiyay laakin asaga aanan gali karin meelaha adiga aa gali kartid ninkaan aa iiga dhaw camal oo madaxda arka. Al shabaab aa kusoo wici waa kuu jeednaa meeshaasaa taagneed wax yar ka hor meeeshaasaad aadey madax hebel ayaad la joogtaa laba mid dooro inaan ku cuno iyo inaad nala shaqeysid!
adiga waa isku dhexyaaci maadama ay sheegeen meelaha aad maanta dhan taagneed waxaad fulin amarkooda waxaad sheegi xiliga wasiir hebel iyo taliye hebel baxayo iyo meesha uu u socdo hadhoow idaacadahaad ka maqlee taliye habel ayay al shabaab dishay!
Al shabaab inay sheegato macno maleh.
Rooble hadu run sheegaya xogtiis hala wadaago maxkamadaha si ay so qabtaan dadka hanjabadaay?
- GuleedWarsame
- SomaliNetizen

- Posts: 704
- Joined: Mon Jan 22, 2018 6:46 am
Re: Rooble: Amina Mohamed abdi murder was F&F work and we will prosecute them!
Its just a divertion from the election he is incapable of completing. No other Somali leader have been humiliated like Roble. He combines incompetence with greed and its not suprising that he is supervising the worst election process in Somali history.

- SultanOrder
- Posts: 21695
- Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
- Location: Peace!
Re: Rooble: Amina Mohamed abdi murder was F&F work and we will prosecute them!
Rooble is not very smart.
1. He exonerated Fahad Yasin and Kulane Jiis with the commission he named to look into Ikran Tahliil’s case.
2. If he has text messages then shouldn’t that be given as evidence in an investigation?
a. Anybody can call you and make threats through an anonymous number, that’s not pointing to anyone much.
b. If you know who is behind it and have evidence, why tell them so they can hide it or escape or cut any loose ends?
This case has one very big issue, Alshabab took credit for it but they didn’t take credit for Ikran Tahlil. If one group is responsible for both murders, you have a very big issue. Alshabab is not trustable in their denials and in their taking credit.
Also, Rooble has done his crying act before for Ikran Tahlil but he forgot about her so fast when it wasn’t convenient anymore. Who would trust him again?

ustad sahal why u post unsubstantiated rumors to undermine trust in federal institutions of the ex italian colony
called for dabaycoland militia to patrol hamar '21.
nigga said in deni we trust. now says=ing tha feds are actually killing MPs. al shabab r secretly running the ex italian colony. trust no one, not even governor deni

called for dabaycoland militia to patrol hamar '21. 
Re: Rooble: Amina Mohamed abdi murder was F&F work and we will prosecute them!
waxaan la yaabanahay beenta mediaha ka sheegaan qaraxa Baladweyne sida wuxuu ka dhacay gudaha lamagalaay madiidaayo inuu ka dhici karo niman afisyoone gudaha u galeen laakiin waa been qatar ah oo saameyn karta murashixiinta xildhibaanodoonka oo ciidama gudaga ku heesta.
waxaa kamida kuwa beentaan wado midkaan la dhoho maxey kulatahay kulahaa gudaha xerada lamagalaay. sidaan sheegay hadafka aaminuu ahaa AUN oo deganeed meel kale ayadoo marka u socota xerada ayaa la beegsadey. . Sanbaloolshe, Abdirizaaq omar, beenebeene oo damjadiid ah waxay deganaayeen guryaha saraakiisha oo xaafadaha ku dhexyaala laakin aad loo ilaaliyo oo jidadka hor mara xataa u xiran yihiin.
wasiirkii hore oo u jeeday markii aamino la qarxinayay oo leh waxaa lagu dilay irida xerada horteeda
wareysiga wasiirkii ka badbaadey oo banaanka ku sugayay aamina. nin tuuto qabo ayaa aamina isku dhajiyay oo isku qarxiyay waxaa ku dhintay xildhibaan la socdey wasiirka oon horey ka cararin
https://fb.watch/c5fQzVIBZw/

Waxa la yaab leh imisa qof ba Qaraxyada BW ku naf waayey imisa dhaawac la jiifta maxa sidi Gabadha kaliya dhimatay lo bunbuunin
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 549 Views
-
Last post by bashe19
-
- 46 Replies
- 6801 Views
-
Last post by AbkoowDhiblaawe
-
- 1 Replies
- 533 Views
-
Last post by Northkil
-
- 0 Replies
- 615 Views
-
Last post by Minneapolis Mayor
-
- 14 Replies
- 1930 Views
-
Last post by GAMES
-
- 11 Replies
- 2646 Views
-
Last post by Xildiiid
-
- 38 Replies
- 3395 Views
-
Last post by Basra-
-
- 0 Replies
- 332 Views
-
Last post by Sbashi
-
- 7 Replies
- 1074 Views
-
Last post by UgaaskaBarakaysan
-
- 0 Replies
- 1941 Views
-
Last post by weydamal