official: Ceelwaaq 16 mps inside teendhada afisyoone

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

official: Ceelwaaq 16 mps inside teendhada afisyoone

Post by sahal80 »

Hada waxey mareysaa "halaga saaro" ninaad celinweysay see uga saaree? :pac:

Hello Nomand waqtigaaga qaado waxaa kuu hartey cardka "fowdada" :lol:

https://fb.watch/cFbjx_cyzO/

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: official: Ceelwaaq 16 mps inside teendhada afisyoone

Post by sahal80 »

Ciidanka Rooble oo hortaagan na dhaariya. policekii waa lakala tuurey markuu Rooble soo noqdey

:dead: :deadrose:
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: official: Ceelwaaq 16 mps inside teendhada afisyoone

Post by sahal80 »

Ceelwaaq 16 iyo yaasiin fareey wali ID cardka ma qaadan
waana joogaan lagama saarin bas ma codeeynayaan. sidaas ayaa dib loogu dhigay 17 ee dhag jalaq loomasiin Fowdada kutlada NISA

IDga deelwaaq Shaley maqaadan waa tii la soo weearay laakin hada policeka waa la xakamewyay markale kuma dhacaan

https://fb.watch/cFj3h-LC7H/
Top
Quick Reply
User avatar
MrSinister
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2797
Joined: Sun Sep 18, 2011 5:35 pm

Re: official: Ceelwaaq 16 mps inside teendhada afisyoone

Post by MrSinister »

What a waste of time this whole thing has been if gedo mp’s don’t get to vote. It looks like farmajo will get what he wanted. The mucarad are bad at following through with things even if they have upper hand. I suspect the IC also heavily pressured them.

But it’s probably for the best for the elections to move forward.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: official: Ceelwaaq 16 mps inside teendhada afisyoone

Post by sahal80 »

MrSinister wrote: Wed Apr 27, 2022 2:11 pm What a waste of time this whole thing has been if gedo mp’s don’t get to vote. It looks like farmajo will get what he wanted. The mucarad are bad at following through with things even if they have upper hand. I suspect the IC also heavily pressured them.

But it’s probably for the best for the elections to move forward.
nothing has to do with the CBB fake News listen to dhabancad in the link i posted. yesterday they got attacked when they were about to get their IDs so they cant vote the proof is he said 17 not 16 oo shuurada wali buuxin. waxaa ku jire mid hada la dhaariyay.
User avatar
SultanOrder
Posts: 21695
Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
Location: Peace!

Re: official: Ceelwaaq 16 mps inside teendhada afisyoone

Post by SultanOrder »

sahal80 wrote: Wed Apr 27, 2022 2:06 pm Ceelwaaq 16 iyo yaasiin fareey wali ID cardka ma qaadan
waana joogaan lagama saarin bas ma codeeynayaan. sidaas ayaa dib loogu dhigay 17 ee dhag jalaq loomasiin Fowdada kutlada NISA

IDga deelwaaq Shaley maqaadan waa tii la soo weearay laakin hada policeka waa la xakamewyay markale kuma dhacaan

https://fb.watch/cFj3h-LC7H/
Top
Quick Reply
Yasiin Fareey voted :lol: it is one mp from Hirshabelle that didn't vote.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”