Dharbaaxadii Sagootinda Farmaajo; laba maalin ka hor ceyrintiisa oo Qalbe dhagax soo noqdey!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Dharbaaxadii Sagootinda Farmaajo; laba maalin ka hor ceyrintiisa oo Qalbe dhagax soo noqdey!

Post by sahal80 »

Waa iska Xaal aduunyo Farmaajo oo la burinayo iyo Qalbidhax oo soo galayo. xafiiskii argagixiso looga aqoonsadey oo Qalbidhagax lagu soo dhaweeyay walee Rooble waa owliyo ilaahey soo direy. waxaa la ii sheegay "In Farmaajo ku qaldamey tusbixiisa" oo laga wado miskiin aan waxba ogeeyn(tabliig laheloow ah) oo xukun ka zaahid ah. waa run xukun muu doonan laakii seeftiisuu farmaajo iyo Fahad ugu dhameeyey
:blessed:




https://fb.watch/cY_b79GuGq/
User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Re: Dharbaaxadii Sagootinda Farmaajo; laba maalin ka hor ceyrintiisa oo Qalbe dhagax soo noqdey!

Post by Kees70 »

:som: :som: :som: :blessed:

https://fb.watch/cY_I6hUp14/

Ra'isulwasaare Rooble'' Waxaa ii cuntami weysay in aan xafiiska ka tago anigoo aan dhaqin dhibaatooyinkii lagu geystay magaca xafiiskan oo ay tahay in loogu shaqeeyo muwaadiniinta Soomaaliyeed''.




Last edited by Kees70 on Thu May 12, 2022 12:49 pm, edited 1 time in total.
User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Re: Dharbaaxadii Sagootinda Farmaajo; laba maalin ka hor ceyrintiisa oo Qalbe dhagax soo noqdey!

Post by Kees70 »

100% TRUE WORDS!

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Dharbaaxadii Sagootinda Farmaajo; laba maalin ka hor ceyrintiisa oo Qalbe dhagax soo noqdey!

Post by sahal80 »

Kees70 wrote: Thu May 12, 2022 12:17 pm :som: :som: :som: :blessed:

https://fb.watch/cY_I6hUp14/

Ra'isulwasaare Rooble'' Waxaa ii cuntami weysay in aan xafiiska ka tago anigoo aan dhaqin dhibaatooyinkii lagu geystay magaca xafiiskan oo ay tahay in loogu shaqeeyo muwaadiniinta Soomaaliyeed''.




الله اكبر :blessed:
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Dharbaaxadii Sagootinda Farmaajo; laba maalin ka hor ceyrintiisa oo Qalbe dhagax soo noqdey!

Post by AbkoowDhiblaawe »

Badbaadiye Rooble. What a legacy he left behind
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”