dadka powerka heestey ama lacagta markey nolasha la degto niyada haka jabina(wali malo awaalka noloshii hore xoogaa ha isaga jiraan)
ارحموا عزيز قوم ذل وغنى أفتقر
Have Mercy On A Honorable Person Of A Nation Reduced To Disgrace
ma aaminsani in lagu taaktaaksado ka gambiso laakin sheeka cusub ay social mediaha ka bilaabeen oo ah hadii shacabka toos u codeyn lahaa Farmaajo ayaa soo bixi lahaa
ka waran Baladweyne qofkii Farmaajo laga uriyo ma soo bixi karin waana meesha ugu xorsaneed oo third round ka dhacdey kana dhicin meel kale. hal kursi ayaa 9 saac qaatey halka 16 labo maalin Garbahaarey ku qabteen no tartan whatsoever!
maxay ku tusinaysaa Diidmada beesha dhexe ee Baladweyne? inay Farmaajo sanka ka qabsatey oo ugu hireyso powersharingkii Hirshabelle oo ah waxa kaliya uu badalay intuu joogay
99% Shacabka Hawiye Farmaajo lama tusi karo ma aqaan shavbiyada ay sheegayaan ma Eritreabaa
Daaroodkii kurti waxay u codeeyeen Deni PL daarood iyo JL daarood ayagoo free ah oon la arkeen
wuxuu helay codad uu Laftagareen oo uu abti u yajay u afduubay waayo hadaa la tuurayaa kama danbeynayo marka si uu u joogo ayuu Farmaajo ugu afduubay ciyaal cusilub oo uu darbiyada ka soo aruursadey
Gedo conspiracy theorist oo baqbaqdiisa ka joogi weynay lamahayo warkiisa
hanoo sharaxo inuu helay 59 cod out of 329 in the first round uu noo sheegi jiray inuu ku soo afjarayo doorashada dhan not xataa second round. pls update me "what has gone wrong?" before i leave this site?
in Deni ka horeeyay oo uu MM oon doorashada saameyn kulaheen wax ka yar 10 cod u dhaxeeyay calaa midkii markii danbana hassan Sheekh 104 ku xasuuqay mashallah mr shacbiyadle
From Voltage: Farmaajo will win, but first he unmasks the Transitional Class
PostThu Apr 28, 2022 6:59 pm
From Voltage
It is a show Somalis everywhere are required to see.
To get to the point, someone like Sacdiyo is there as an example.
When the show is concluded, her character gets removed and the real person who is supposed to occupy that seat will settle in it.
Why is there a show?
To unmask what this has always been about
SultanOrder
From Voltage: Farmaajo will win in the 1st round.
PostSat Nov 20, 2021 1:02 am
From V:
Before I thought there was a 10% chance Farmajo will win in the 1st round and 90% chance Farmajo will win in the 2nd round. This was because I thought Farmajo would like to drag out the process to taunt the opposition backers chiefly the UAE. Then he and Dahir Geele would go to round 2 where he would sweep round 2.
Now I believe Farmaajo will outright win in the 1st round as a show of complete dominance.
Dahir Geele will still be in distant 2nd place.
Everybody else is white noise even the Puntland seats Deni wrestled will be bought from under him by the UAE and Saudi Arabia for Dahir Geele.
Unfortunately for them, Ethiopia, Qatar, Turkey, the US, and even the UK and rest of the West having been compelled by the IMF and World Bank have already essentially thrown their support behind Farmajo's reelection
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Farmaajo will be REELECTED. End of story. Take that to the bank
PostSun Jan 31, 2021 7:47 am
Wallahi billahi I died laughing @ the camiraad going on.
"Predicted meeting" iyo "hebelaa dhuusay".
Nobody cares for goodnesssake. These people have created their own conversation revolving around something nobody ever debated with them.
Do you want to know what I am contesting?
Farmaajo will be REELECTED.
End of story.
Everything else is simple white noise. It's irrelevant.
Image
That's my argument if you are going to contest that.
See you on election day

I knew you will say this. "Hawiye oo cunaqabateenta indinka qaadey 30 kadib waa intaas ooy is badaleen" ka war suga another 30 oo kale inteey idinka hilmaamayaan ha hor xataa PM idin ma sion doonaan