What have you all been upto? Bal warama. Maxaa idinka ka cusub?
Aniga waxaa iga cusub yaab, fajac, amakaag iyo dad badan oo WAALI meel kasta kaaga soo hor boodaya. Magacyo la baxay INFLUENCER, TIKTOKER, SNAPCHATTER.....
masaakiintii Africa lagu biili jiray, baan hadda daawannaa oo naga lacag badan!

waanban ilaaway meeshii wax lagu qori jiray. doesn't anyone even write anything anymore?!
