Beesha Isaq and Islam
Posted: Sat May 28, 2022 5:58 pm
Maxay tahay sababta murtadiintu ugu badanyiin beesha Isaq? Soomaali Mohamed wali lama hayo reer u guntaday iney murtadiintooda difaacaan.
Ururka murtadiinta reer sheikh Isaxaaq waa koox u badan isaq gaar ahaan habar awal iyo habar jeclo. Waa koox badheedhay oo gaalinimadoodu garab haysato.
Gaalnimo garab og xalkeedu muxu yahay?
Sheikh mustafe iyo sheikh dirir tolow wax ka ma ka ogyiin koley reerka waxba uma kala qarsoone.