Action time, Governments response to the victims of local terrorists!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Action time, Governments response to the victims of local terrorists!

Post by sahal80 »

People are blaming Wrongly PM Xamza. i posted this in my hawiye thread waxaan sheegay in hub iyo raashin la soo wado oo dhinaca hassan Sh gaabiska ka yimid. hada xildhibaanada oo soo raacayaa baa suuqa ku jurta

"PM Xamza markuu noqdey wuxuu Hasaan Sh ku dhahay waxaan soo arkey dad ciidamada ka dagaal badan oo abaabulan laakin aan hub iyo saanad iyo raashin heesan ee Adigaa ciidanka amree intaas la gaar

Hassan Sh taliyaasha ciidanka aan amar siin buu yiri ilaa hada wax imaan

Saaka xildhibaabadeenaa u tagey oo ku dhaheen dadkeenii waa lagu maadayaa warbixintii pmkana kama jawaabin ee noo cadee inaad Al Shabaab ku fiirsanayso si aan beesha caalamka iyo mareykanka toos uga dalbano taakulo ciidan mida kale 10 keena xildhibaan dawlada maqqif ayey ka qaadan doonaan waa isku xaarey abtiyaalow hadaan ciidan idinka daba geyn Baladweyne rasaastii iyo raashinkiina waa fasaxayaa kkkk ka waran madaxweyne dhan oo la jiid jiidaayo ayagoo dadkii shafka garaacanayaan"

Hada Xildhibaanada




Dowladda Somalia oo Hub iyo Gadiid dagaal Hiiraan Geyneyso maalmaha soo socda iyo Madaxweyne Xasan Sheekh oo Lagu wado in uu Safar ku tago Magaalada Baladweyne.

Lama oga safarka Madaxweynaha waxaa uu kaga downaa karo midkii Ra'iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre uu ku tagay Baladweyne Bishii hore kaas oo lagu dhaliilay in uu ka gaabiyey kaalintii looga baahna sida ay sheegen Siyaasiyiin Abaabul xoogan ka wada Gobolka Hiiraan.



more crimes in baxdo vacinity 90 km south of Cadaado. Gen Saadaq Joon ha soo galo meesha inta iska dhaafo waxa uu facenooga soo dhigayo. dawlada waa inay u gurmato mujaahidiinta Saleebaan oo al Hawiye Shabaab guryahoodii gubeen waa inay hub iyo zaad gaarsiiso

DEG DEG: Kooxda AS ayaa caawa gubay tuulada Xanan oo ka mid ah tuulooyinka hoostaga degmada Baxdo ee gobolka Galguduud, iyagoona burburiyay baraagihii ay dadku biyaha ka cabayeen.

Kooxdan ayaa dab qabadsiiyay dhammaan guryihii ku yaallay tuuladan, waxaana caawa bannaanka ku hoyanaya qoysaskii dagganaa guryahaas oo u badnaa haween iyo carruur.

Dhawaan ayey aheyd markii ay kooxdan sidan si la mid ah burburiyeen ceelashii biyaha iyo xarumihii isgaarsiinta ee deegaanka Cada-kibir oo iyana hoostagta isla degmada Baxdo.

Cali Aadan Muumin.


Nabadoon XL oo leh HG kale ha soo raacaan Saleebaan si aan mid ba gooni loo cunin "Abgaal waxay u fadhiyaan waa gardaro"

https://fb.watch/fmdIFdRyDH/

Sanbaloolshe waxaan wadnaa dagaal dadka deegaanka, dawlada iyo beesha caalamka is kaashanayaan
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”