Hiiraan macawisley close to the terrorists dens in the vicinity of Ceelbuur!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Hiiraan macawisley close to the terrorists dens in the vicinity of Ceelbuur!

Post by sahal80 »

Al Shabaab waa wareereen Dagaal ayaa afarta Jiho hiiraan looga qaadey deegaanada hoostaga Jalalaqsi, Buuloburde, Maxaas, Baladweyne(booco road to Halgan) waxaa laga gubay doomaankii ay wabiga uga tilaabi jireen. ex Badbaado hiiraan between Jalalaqsi and Buuloburde
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 2302066155





Local Hiiraan forces carried out operations in Ceeley 28 km east of Maxaas close to Wabxo and eliminated 60 terrorists. next, destroying their dens in Ceelbuur Countryside. like i said Saleebaan and XL should meet in the middle and destroy the local terrorists between Ceelbuur and Adan yabaal

Ciidamada Deegaanka ee dib u xoreynta gobolka Hiiraan ayaa weerar culus ku qaaday kooxda argixisada ee ee ku sugneyd Deegaanada u dhexeeyo Ceeley iyo wabxo degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.

Xadka XL iyo Murusade
Ciidanka xureeynta hiiraanland hada waxeey gudaha ugu juraan gobolka galgaduud dagaalkii ugu danbeey Qawaarijta waxa orod lagu geey magalada wabxo oo gobolka galgaduud ka tirsan jab xoogan gaaray Qawaarijta hiiraan ilaa gudaha galgaduud qabta lagu sii haay


https://fb.watch/fnLdIacwAD/


Waxaana halkaasi ka dhacay dagaal xoogan oo looga itaal roonaaday argaggaxisada, iyaddoo ay wararka sheegayaan in laga furtay hub badan uuna yaalla meydadkooda oo kor u dhaafaya sodomeeyo.

Guush waa dhowdahay insha Allah.

60ka caawo aan uga casheeynay Argagaxisada 20 kamida tooreey ayaa lagu dilay ragaa ku sarafyooday 9 dabamiishaar iyo 5 saban waa soo qaniimeeysanay alla fuleysanaa argagaxisadu oo tabaryaraa
Reer Maxaas Galabta ilaa iyo Xilligan ayay xabadi ku dhex maraysa iyaga iyo Alshabaab.


Hadhoow markan Ceelbuur , Ceeldheer , Aadan yabaal gubno aay abgaal ,murusade iyo Duduble dhahi doonaan areey dhulkeenii aas xawaadle gubay war argagaxisada xabada ku bilaaba nafta alla idinku dhibye šŸ˜€

caawo wabxo 3 KM qoraxdu iigu dhacday walaahi aadan yabaalna 48 hours soo dhageeyso kk


https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 1078644735

Waxaana Xowliga dagaalka uu ka Socdaa Cirifyada ay iska Galeen Wabxo iyo Maxaas oo ka kala tirsan Hiiraan iyo Galgaduud.
Nabee xawaadle waa laandheere banaan degay wiilashii xawaadle waxay ka dagaalamayaan ceeley oo maxaas 28km u jirta kana tirsan gobalka galgaduud bal waakaase car soo hel beel sida xawaadle shabab isaga celisay

Dowlada somalia ceeb ayay ku tahay in dad reer guuraa ahi 300 km xureeyaan mudo isbuuc gudahiisa halka iyadu aysan xitaa Basra habeen ku hoyan karin

Cajaaib

Halkaan cashar ayaa ku duugan

https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 0860670112
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Hiiraan macawisley close to the terrorists dens in the vicinity of Ceelbuur!

Post by sahal80 »

Ceelbacaad is between Ruunnrgood on the coast and Adan Yabaal borders Hiiraan. Map of the Al Shabaab Hawiye strongholds(Saruur, Duduble, Murusade iyo waceysle)

walee next year dhulkaan waa lagu kala bixi!
maxamed deeyoo bad dhan ayaa darbi kuu ah koonfurtaada ilaa Xamar waa Abgaal cheap excuse :pac:
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 0832287490

XL xuduudooda fiiri from HG to Murusade to Gugundhabe ooy xoreeyeen ayadoon bad darbi u aheen :lol:
map shows Al shababab controlled side of Middle shabelle huge isn't it? Area east of Jalalaqsi(adan yabaal and ruun nirgood where it says ceelbacaad)
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 4829357946
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Hiiraan macawisley close to the terrorists dens in the vicinity of Ceelbuur!

Post by original dervish »

I'm tempted to say too little too late.
However, I'm in full support of any operation to rid Somalia of the cursed AS.
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Hiiraan macawisley close to the terrorists dens in the vicinity of Ceelbuur!

Post by Murax »

5k troops are trained, ready to go in Eritrea. I will bet HSM, and his hooligans took the money logistically needed to bring them, house them, pay them. In HSM’s boob mentality why pay 5k troops, when you can get random shacab wearing macawiis to fight for free?
User avatar
GeoSeven
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5687
Joined: Sat Sep 17, 2011 10:41 am
Location: Out of my mind somewhere...always somewhere, never an exact location.

Re: Hiiraan macawisley close to the terrorists dens in the vicinity of Ceelbuur!

Post by GeoSeven »

Sahal, most of this push seems to be from Aadan Xagaleey of Cali Madaxweyne if I am not mistaken. They're a sub sub sub sub god knows how many compounding subs from Xawaadle, you get the picture. The rest of Hawadle (apart from perhaps Agoon) are merely proving moral and financial support, they've not really lifted a finger. Yet, they have inflicted more damage on the Shabaab then the gov arguably has for years.

Point is, the Shabaab as a physical presence is something any clan or group could militarily ravage if they so choose to when they are no longer welcome. The key world is welcome. There is a reason why they aren't north of Gaalkacyo.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Hiiraan macawisley close to the terrorists dens in the vicinity of Ceelbuur!

Post by sahal80 »

GeoSeven wrote: Wed Sep 07, 2022 5:20 am Sahal, most of this push seems to be from Aadan Xagaleey of Cali Madaxweyne if I am not mistaken. They're a sub sub sub sub god knows how many compounding subs from Xawaadle, you get the picture. The rest of Hawadle (apart from perhaps Agoon) are merely proving moral and financial support, they've not really lifted a finger. Yet, they have inflicted more damage on the Shabaab then the gov arguably has for years.

Point is, the Shabaab as a physical presence is something any clan or group could militarily ravage if they so choose to when they are no longer welcome. The key world is welcome. There is a reason why they aren't north of Gaalkacyo.
deegaan walbe ciidamadiisa waaye. Agoon Jilaafo bacda ilaa coomaad they secured laamiga. xagaleey maxamed Cali waxay ka soo bilaabeen madhaay, ilguule, oo matabaan ka tirsan iyo hees teedaan bukurre oo maxaas ka tirsan waa deegaamo xagaleey
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 4829357946

waa kuwaas xuduuda galgaduud ceelbuur ka tilaabiyay
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 0360865431
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 5987903129


koonfurta Baladweyne ilaa 40km yabar digaa joogta waa afaridodka ay u soo duseen laakin xor waaye waxaa jirta wado halgan ka hor ka baxda oo maxaas aada taas ay mari rabeen oo afaridoodka loo maro mapka fadheere ay ku jirtaa

Jalalaqsi iyo buuloburde inta u dhaxeys waa XL oo dhan. waliba yabar madaxweyne iyo ibrahim ciise ciidankii nuur dheere. laba jabhad aa dhiman Cabdalle samatalis Buuloburde road Halgan iyo Xassan Muuse moqokori mabaax, Tardo, qoryaale ilaa adan yabaal xadka ceeldheer iyo ceelbaraf unta u dhaxeysa sida Xalfooley mapka waa ku jirta iyo buuloburde iyo moqokari inta u dhaxeysa waa nimanka ugu dhulka balaaran xl. Sanbaloole hails from let us wait intuu ka taagaayo jabhada maqokori!

in la isku gurmado waxaa ka fiican in qolo walbe deegaankeeda ka bilowdo. hada Baladweyne-Matabaan road waa safe hadey Agoon ka soo tagaan ka waran? this is 70km oo buuro ah.

https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 4829357946
User avatar
noer
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 747
Joined: Sun Jun 19, 2022 12:06 am

Re: Hiiraan macawisley close to the terrorists dens in the vicinity of Ceelbuur!

Post by noer »

me tink niggas is being too hard on gurgurte :troll: so what if he stole the money for eritrean trained soldiers. hiran is full of macawisley fighters that hate al shabab. alls they need is gurgurte to deputize 'em. ustad sahal's people would fight al shabab even if gurgurte told 'em to stand down


Image

alls you need to defeat al shabab. a population who trust their government more than they trust terrorists. gurgurte don't even need to send weapons or soldier
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to ā€œPolitics - General Discussionsā€