Page 1 of 1
for the first time in 5 years(Since Farmaajo) al Shabaab admites being invaded and CBB is begging to stop Macawisley!
Posted: Sun Sep 11, 2022 3:56 am
by sahal80
waxaa iga lumay link Al shabaab ah oo xalay soo baxay oo haweenkooda raashin u sameynataan "mujaahidiinta" oo leh waa nala weeraray waa markii ugu horeysay 5 sano oo Al shabaab sidaan jabkooda u qirtaan ayadoon wali bilaaban howshu ha dhoow ayaa soo galin
There r two groups who are against arming ciidanada Deegaanka: Al Shabaab Hawiye enablers aka afarjeebles and Farmaajo CBB who want to keep the Status quo in Gobolada dhexe and Xamar so they can rule Xamar due to this political vacuum and lack of local ownership
CBBda Gedo Hiiraan waa ku waasheen Al baabadii aan ka xirnay ay ka soo gali jireen
5 sano kadib waa markii ugu horeysay ee page-ka Al-Shabaab lasoo dhigo in cadow soo weeraray iyo jihaad ha la galo.
3 jiho dagaal ayaa kaga furmay Sh/hoose,Hiiraan iyo Galgudud oo ay ciidanka dowladda iyo shacabka iskaashanaya howl-gal ka wadaan.
Hassan Sheikh Mohamud iyo meel hebel baa la xoreeyay waa wada socdaan halka dowladii hore ay furimaha dagaalka usoo rartay Daljirka Dahsoon iyo guriga Abdirahman Abdishakur Warsame.
Maxkamadda gobolka Banaadir oo galalka dacwooyinka ay qabato hoos u dhaceen,5 sano kadib maanta safaf dhaadheer ayaa sharciga loogu jiraa, halka markii hore ay shaqooyinkooda la wareegtay walaayada Al-Shabaab ee Banaadir iyo SH/hoose.
Horu socod iyo wadajir ayey Soomaali heshiis ah isku dhaarsatay.
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 0911805655
This is big lie! Omar carte disbanded SNA who was still controlling Hargeysa 10 days later after Siyaad barre was ousted then they left waqooyi and joined their clans. in Xamar there was already USC militias example the well known hawadle militia in the airport, Afisyoone and Xalane.
they don't want see this since Farmaajo didn't liberate one degmo in 5 years maybe buurdhuubo of Gedo if its degmo.
Re: for the first time in 5 years(Since Farmaajo) al Shabaab admites being invaded and CBB is begging to stop Macawisley
Posted: Sun Sep 11, 2022 4:19 am
by sahal80
Another pro Status Quo Gedo CBB shits himself. The irony al shabaab took over North Hiiraan under Farmaajo in the last 6 months not under Hassan Sh as you can see in Al shabaab mapof 2020. we r back now to wabxo ceebuur borders
they only reached xadka itoobiya after having control of Teedaan and coomad and matabaan under Farmaajo!
this is the proof 6 months teedaan people saying
https://fb.watch/ftrL4r290-/
Jabka Al Shabaab soo gaarey heerkaan uu marooyaa.
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 5222032728
Sawirro: Dumar Agabyo kala Duwan Ugu Deeqay Ciidamada Halgamayaasha Tawxiidka.
Xilli uu sii xoogeysanayo dagaalka lagula jiro ciidamada shisheeye ee kusoo duulay Soomaaliya ayay Shacabka soomaaliyeed kaalin weyn ka geysanayaan taageerada halganka
Casri waliba dumarka Muslimiintu waxay garab iyo gashaan u ahaayeen Halganka iyo Halgamayaasha Tawxiidka laga soo bilaabo cahdigii Nabigeena (CSW) waxeyna taban taaninayeen gulufyada ciidan ee musliminta, waxana in badan oo ka mid ah haweenkaas xustay taariikhada islaamka ee aan marnaba Duugoobin.
Alle mahadi kaalintaas wali waa halkeedi, dumarka Soomaaliyeed tan iyo isticmaar la dirirkii waxay gaashan u ahaayeen wiilashoodi halganka ku jiray sida dagaaladii uu seyidku la galay gaalada iyo wixii la socday.
Maanta oo gayigeena uu ka socdo dagaal halgan ah oo looga soo horjeedo Macatablayda , haweynka ku dhaqan wilaayaadka islaamiga ah ayaa deeqo kala duwan la garab taagan wiilasha halgamaya,
Hormuudka haweenka daaciyaadka ah oo kaashanaya kuwa kale oo lamid ah ayaa dhawaan Waxay munaasabad ku qabteen Mid ha ka mid ah Goobaha iyaga u gaarka ah waxaana ujeedka Xafladu aheyd sidii ay kaalintooda uga qaadan laheen Halganka.
Munaasabada oo ka dhacday Hoolka munaasabadaha ee Sumaya ayaa waxaa ka soo qeyb galay Masuuliyiinta wilayaada iyo culimo iyo waxgaradka, waxaana ay munasabadani ka duwanayd kuwa badan oo horay u dhacay.
Agabka ay gabdhahan wareejiyeen ayaa waxaa kamid ahaa 100 go,yada la hugsado, 125 Cimaamad, 400 oo caagaga Biyaha lagu qaato oo si wanagsan loo farsamyeey a, 31 loor oo Buskud ah iyo kartoomo Timir ah waxana ay gabdhihi soo diyaariyey xafladdan ay ugu magac dhiyeen Taakuleenta Halgamayaasha ee Nusayba Bintu kacab.
Re: for the first time in 5 years(Since Farmaajo) al Shabaab admites being invaded and CBB is begging to stop Macawisley
Posted: Sun Sep 11, 2022 6:55 am
by original dervish
The locals have no choice......AS are massacring and destroying whole villages.
Obviously it would be better if the Somali army was supporting the locals.......however, you can't criticise a man from defending his family.
Re: for the first time in 5 years(Since Farmaajo) al Shabaab admites being invaded and CBB is begging to stop Macawisley
Posted: Sun Sep 11, 2022 7:16 am
by Nomand
CBB iyo reer gedo baa ku waaltay.
The only thing anyone needs to look at to know this guy is lying through his teeth is the map he posted of supposed al shabaab control. Yet by just a mere glance you see ceelbuur marked as shabaab free.
Re: for the first time in 5 years(Since Farmaajo) al Shabaab admites being invaded and CBB is begging to stop Macawisley
Posted: Sun Sep 11, 2022 7:28 am
by sahal80
original dervish wrote: Sun Sep 11, 2022 6:55 am
The locals have no choice......AS are massacring and destroying whole villages.
Obviously it would be better if the Somali army was supporting the locals.......however, you can't criticise a man from defending his family.
these Farmaajo CBB have no principles sxb waxooda dhan wuxuu ku dhisanyahay xin iyo "Aabo Farmaajo" yaan laga fiicnaan Xamar meeshiisii haka hooseeso.
Re: for the first time in 5 years(Since Farmaajo) al Shabaab admites being invaded and CBB is begging to stop Macawisley
Posted: Sun Sep 11, 2022 8:06 am
by original dervish
Every right thinking Somali should support the local defence troops in eradicating AS from their lands.
I have not uttered the former presidents name once since hsm took office. He is totally irrelevant to the current political landscape in Somalia.
Re: for the first time in 5 years(Since Farmaajo) al Shabaab admites being invaded and CBB is begging to stop Macawisley
Posted: Sun Sep 11, 2022 8:13 am
by barbarossa
Who would have ever thought a bunch of poorly-equipped, effeminate ragtag skinny clan militia, dubbed "Men in Skirt", would, in so short a period of time, deal a devastating blow to the battle-hardened terrorist network of alsheytan?
Re: for the first time in 5 years(Since Farmaajo) al Shabaab admites being invaded and CBB is begging to stop Macawisley
Posted: Sun Sep 11, 2022 8:31 am
by sahal80
original dervish wrote: Sun Sep 11, 2022 8:06 am
Every right thinking Somali should support the local defence troops in eradicating AS from their lands.
I have not uttered the former presidents name once since hsm took office. He is totally irrelevant to the current political landscape in Somalia.
i know but according to hirsey he calls him. BTW they stole "Shacabka" money donated to them to build a house "for xabiib al malaayiin"
Farmaajo is done even Fahad Yiisiin wants "inuu dhiso" Sheikh Shariif this time that why Hassan Sh visited him yesterday.fahad conditions was to Mucaarad hassan Sh and turn Abgaals against him specially those whi r upset over Banaadir Governor. the CBB besides stealing that money they do propaganda for him that he will be missed that why they r against this offensive against Al Shabaab. the fall of Harardheere loading. Al shabaab got cleared from Saleebaan village south of wisil and retreared to Xarardheere. this is HG-waceysle Abgaal border that is why CBB gone mad.
Re: for the first time in 5 years(Since Farmaajo) al Shabaab admites being invaded and CBB is begging to stop Macawisley
Posted: Sun Sep 11, 2022 9:08 am
by theyuusuf143
CBB are not only the enemies of somalia, they are also our enemies. Who on earth hates his president for massacring terrorists while they blindly support some ex president who never tried to fight alshabaab. They are bunch of cuqdad ridden laangaab yo who are also linked to the terrorists. Most alshabaab killers are laangaab yo who hates their big brothers. And most farmaajo supporters comes from these same communities.
Re: for the first time in 5 years(Since Farmaajo) al Shabaab admites being invaded and CBB is begging to stop Macawisley
Posted: Sun Sep 11, 2022 8:20 pm
by Smile-LiKe-SuN-RiSE
Since Faramaajo left… Alshabab took over Hiraan. Xawadle..cannot be outside after 6 pm. Not to mention the abgal inter war.
Re: for the first time in 5 years(Since Farmaajo) al Shabaab admites being invaded and CBB is begging to stop Macawisley
Posted: Mon Sep 12, 2022 8:14 pm
by sahal80
Dhul waxaa difaaca ninkii iska leh another slap in CBB face!
waa xusuustaa wallahi ciidankii Gen xassan qeyliyow oo buuloburde Xamar ka galay 2014, 7 years ago. was Ciidan from Hiiraan oo hub wadey sent by Abdifatah Afrah ex Hiiraan Governor i even posted about it.
For the first time in 7 years ciidan Xamar ka baxay ayaa toos buuloburde Ugaarey maadama ciidamada deegaanka oo kaashanaya kuwa badbaado Hiiraan ee ka sifeeyeen Al Shabaab inta u dhaxeysa jalalaqsi iyo buuloburde sida Buurane waxaa usahal Noqotay Danab inay marto wadada Xamar-Buuloburde
Waa markii ugu horeysay ay dawlada soo dirto ciidan kaalmo ah oo lagu xoojiyo ciidamada deegaanka waloow reer Hiiraan ay ka buuxaan sida gabadhaha. waxaa soo gaarey qalab badan oo miinada lagu baaro. waxaa meel fiican mareysa Xoreynta koonfurta Hiiraan
Danab girls from Hiiraan welcome back!
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 0447031109
Dagaalka cirka oo biloowdey hadhoiw yaan la dhihin dad rayid ah baa lagu xasuuqay al shabaabistan!
Agoontii Farmaajo claiming this victory now after days of being against it
Re: for the first time in 5 years(Since Farmaajo) al Shabaab admites being invaded and CBB is begging to stop Macawisley
Posted: Mon Sep 12, 2022 8:31 pm
by sahal80
Taliye Hassan Tuure aa hogaaminaya oo Hiiraanka soo jeeda taliye ku xigeenka danab
https://fb.watch/fvBKrn9HXs/