The Battle of Ceelbuur is about to take place and Dhageey the first local mp to join it!
Posted: Sat Sep 17, 2022 8:18 am
Al Shabaab oo hawada lagu cunay gobolada dhexe kadib markii taladii Xamar gacanta dadka deegaanka ku soo noqotay asagoo Hassan Sheikh bishii afaraad ku jira!
Ciidamada Dawlada ayaa isku furay wadada buuloburde-Moqokori sida mapka koonfurta Hiiraan ka muuqata Yasooman iyo Aboorey. Yasooman waa meesha ay ku dhamaadaan buuraha Hiiraan al Shabaab ayaa isku qariya waa meel dalxiiska ku fiican. moqokorida hada waaساقطة عسكريا fallen militarily waxaa la gali dhawaan. Ciidanka ceelbuur wuxuu Hiiraan ka qafiifinayaa culeyska barigooda waxaana u fududaaneysa kuwa Hiiraan inay moqokori ilaa adan yabaal xadka shabeelada dhexe gaaraan. next Jabhada cadale in Ciidan la soo dhoobo oo la isku furo xarardheere iyo Cadale labada dhinac ka soo dhaqaaqa
200 oo Ciidamo oo ka soo jeeda Ceelbuur ayaa dhuusamareeb laga dajiyay waxaana hogaaminayaa Xildhibaan dhageey oo Duduble ah. Ciidamo kale in Baladweyne laga dajiyaa la filaa oo Murusade u badan si ay Maxaas uga galaan Ceelbuur
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud "hal sano kadib waxaa keenaynaa AS oo dalka laga dhameeyay ama meela yar ay kaga sugan yihiin".
Maku guuleysan doonaa Madaxweyne Xasan?
https://www.facebook.com/10550930844130 ... NUa3dpBTl/