Three operations that will end Al Shabaab in South-Central Somalia except JL in a year
Moderator: Moderators
Three operations that will end Al Shabaab in South-Central Somalia except JL in a year
1-Hiiraan operation is nearly over after breaking the seiges of Buuloburde and Mogadishu-Baladweyne Highway and finally Moqokori and tardho ar liberated. only few deegaans left in ciridyada "Galbeedka Hiiraan"
2-operation Galgaduud is already ongoing
3- operation Mogadishu-Bay Road on the process
Al Shabaab will be defeated in Gobolada dhexe and baay and bakool hadii daska deegaanka sida Reer Hiiraan u kacaan.
JL wey bilaabaysaa laakin ma aaminsani in meeshaas aad la isugu heesto gobol dhana ka maqanyahay Al Shabaab laga saari karo waa isugu tagu doonaan marka ay ku jabaan gobolada dhexe
#DEGDEG: Ciidamada dowladda iyo shacabka ka dagaalamaya gobolada Hiiraan iyo Galgaduud ayaa gacanta ku dhigay deegaanada Ceel-lahelay, Dhuumoodle Moqokori, Tardho oo ka kala tirsan Galgaduud iyo Hiiraan.

Re: Three operations that will end Al Shabaab in South-Central Somalia except JL in a year
Guuleysta our HAG kacdoon leaders Beesha Xawadle, as always beesha Xawadle starts and leads us in every major wars, Guul XL iyo Guul President Jeyte
As for Ceelbuur it will soon be liberated by Three Front Attack by 1st front led by Ceyr and Dudubble and 2nd front Salebaan and 3rd front is Sacad.
Sawirro: Ciidanka duulaanka ku ah Ceelbuur oo deegaan muhiim ah qabsaday shalay
https://www.caasimada.net/sawirro-ciida ... ay-shalay/

As for Ceelbuur it will soon be liberated by Three Front Attack by 1st front led by Ceyr and Dudubble and 2nd front Salebaan and 3rd front is Sacad.
Sawirro: Ciidanka duulaanka ku ah Ceelbuur oo deegaan muhiim ah qabsaday shalay
https://www.caasimada.net/sawirro-ciida ... ay-shalay/

Re: Three operations that will end Al Shabaab in South-Central Somalia except JL in a year
at OkeyKees70 wrote: Sun Sep 25, 2022 2:48 am Guuleysta our HAG kacdoon leaders Beesha Xawadle, as always beesha Xawadle starts and leads us in every major wars, Guul XL iyo Guul President Jeyte![]()
As for Ceelbuur it will soon be liberated by Three Front Attack by 1st front led by Ceyr and Dudubble and 2nd front Salebaan and 3rd front is Sacad.
Sawirro: Ciidanka duulaanka ku ah Ceelbuur oo deegaan muhiim ah qabsaday shalay
https://www.caasimada.net/sawirro-ciida ... ay-shalay/
![]()

Re: Three operations that will end Al Shabaab in South-Central Somalia except JL in a year
Farmaajo couldn't even liberate between Garbaharey and balaxaawo wich is like our feerfeer. muxuu kuu xoreeyaa. Ninkaad kabahaada ka toloneysid kabihiisaa la fiiriyaa yet Gedo CBB and their conspiracy theorists talking shit about Macawisleey. nimankii ku faanayay murqaha HG fiiri baladxaawo iyo garbaharey inta u dhaxeysa oo Al shabaab ku jirto
خريطة السيطرة في الصومال
#WAR_DEGDEG_AH: Ciidamada Dowlada Somaliya Ee Ku Sugan Gobolka Gedo Iyo Maleeshiyada Alshabaab Ayaa Waxaa Uu Dagaal Ku Dhex Marayaa Deegaanka CaraCase Oo U Dhaxeeya Balad-Xaawo Iyo Garbaharrey
Gulufkan Oo Ay Qaadeen Ooga Waabari Ciidamada Qaranka Ayaa Looga Gol Leeyahay In Laga Sifeeyo Argagixisada Gobolka Iyo Guud Ahaan Dalka
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 5246867444

خريطة السيطرة في الصومال
#WAR_DEGDEG_AH: Ciidamada Dowlada Somaliya Ee Ku Sugan Gobolka Gedo Iyo Maleeshiyada Alshabaab Ayaa Waxaa Uu Dagaal Ku Dhex Marayaa Deegaanka CaraCase Oo U Dhaxeeya Balad-Xaawo Iyo Garbaharrey
Gulufkan Oo Ay Qaadeen Ooga Waabari Ciidamada Qaranka Ayaa Looga Gol Leeyahay In Laga Sifeeyo Argagixisada Gobolka Iyo Guud Ahaan Dalka
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 5246867444
Re: Three operations that will end Al Shabaab in South-Central Somalia except JL in a year
DEG DEG:- Deegaanada Dhuumoodle, Dhisaqa Shurufle, Abooreey, Cali wayd iyo maygaag duub ayaa soo galay gacanta howlgalka Xoreynta Galmudug.
Deegaanadaas waxaa la wareegay ciidanka xoogga, ciidanka Galmudug iyo xooggaga xoreynta deegaanka oo saaka ka ruuqaansaday Cadakibir.

- Rebelxx222
- SomaliNetizen
- Posts: 660
- Joined: Fri Sep 17, 2021 7:25 am
Re: Three operations that will end Al Shabaab in South-Central Somalia except JL in a year
Me personally I believe liberating Jamaame & Jilib will be a major deal breaker for the state. With those 2 towns liberated it will give Jubaland a breather to take further steps. The liberation of Jamaame will officially remove AS from lower Juba region minus the few pocket villages they control, and followed by Jilib the most important district in the region after Bu’aale and the town where AS has many military bases will also destroy their back!!
PM Hamza is Reer Kismaayo Reer waamo he understands the significance of liberating these places have for his region.
PM Hamza is Reer Kismaayo Reer waamo he understands the significance of liberating these places have for his region.
- Rebelxx222
- SomaliNetizen
- Posts: 660
- Joined: Fri Sep 17, 2021 7:25 am
Re: Three operations that will end Al Shabaab in South-Central Somalia except JL in a year
As long as Jilib remains under occupation then lower Shabelle and Banadir will never be stabilized fully.
Here’s a video highlighting captured prisoners of war who were apprehended by Liyuu Boolis. They all claim to have been trained in military camps in Saakow & Jilib by Al-Shabab to attack deep inside Ethiopia!! If Al-Shabab is training in Jilib to attack deep within Ethiopia then imagine what they have planned for those resisting their mercenaries in Hiiraan & Bakool region
Destroying the ‘mucaskaraat’ military camps located in Jilib should be prior number 1 for the HSM Administration if he is serious about this liberation war
Here’s a video highlighting captured prisoners of war who were apprehended by Liyuu Boolis. They all claim to have been trained in military camps in Saakow & Jilib by Al-Shabab to attack deep inside Ethiopia!! If Al-Shabab is training in Jilib to attack deep within Ethiopia then imagine what they have planned for those resisting their mercenaries in Hiiraan & Bakool region
Destroying the ‘mucaskaraat’ military camps located in Jilib should be prior number 1 for the HSM Administration if he is serious about this liberation war
- Rebelxx222
- SomaliNetizen
- Posts: 660
- Joined: Fri Sep 17, 2021 7:25 am
Re: Three operations that will end Al Shabaab in South-Central Somalia except JL in a year
HGs/Galmudug Multi-Front Attack on Alshabaab
Cali Aadan Muumin 17m ·
Ciidamada Xoogga, kuwa Daraawiishta Galmudug iyo ciidamada dadka deegaanka oo is kaashanaya ayaa 4 jiro weerar uga qaaday goobaha ay Kooxda AS kaga sugantahay gobolada Mudug iyo Galguduud.
Sida sawirka idinkaga muuqato, afar jiho ayaa laga aaday degmooyinka ka maqan gacanta maamulka Galmudug, waana Dhuusamareb oo ciidankii ka baxay ay ku wajahanyihiin deegaanka Garabla, kuwo ka baxay Guriceel oo ku sii jeeda Wabxo, kuwa ka dhaqaaqay Ceedheere oo gaari doono Ceelbuur, iyo kuwo kasoo kala baxay Degmooyinka Baxdo iyo Wisil oo ku wajahan Degmada Xarardheere.
Howlgalkan oo ah midkii ugu horreeyay ee noociida ayey ciidamadu guulo kasoo hoyeen, waxaana gacanta maamulka Galmudug kusoo laabtay deegaano badan oo ka maqnaa muddo fog.

Kees70 wrote: Sun Sep 25, 2022 4:50 am HGs/Galmudug Multi-Front Attack on Alshabaab![]()
Cali Aadan Muumin 17m ·
Ciidamada Xoogga, kuwa Daraawiishta Galmudug iyo ciidamada dadka deegaanka oo is kaashanaya ayaa 4 jiro weerar uga qaaday goobaha ay Kooxda AS kaga sugantahay gobolada Mudug iyo Galguduud.
Sida sawirka idinkaga muuqato, afar jiho ayaa laga aaday degmooyinka ka maqan gacanta maamulka Galmudug, waana Dhuusamareb oo ciidankii ka baxay ay ku wajahanyihiin deegaanka Garabla, kuwo ka baxay Guriceel oo ku sii jeeda Wabxo, kuwa ka dhaqaaqay Ceedheere oo gaari doono Ceelbuur, iyo kuwo kasoo kala baxay Degmooyinka Baxdo iyo Wisil oo ku wajahan Degmada Xarardheere.
Howlgalkan oo ah midkii ugu horreeyay ee noociida ayey ciidamadu guulo kasoo hoyeen, waxaana gacanta maamulka Galmudug kusoo laabtay deegaano badan oo ka maqnaa muddo fog.

Re: Three operations that will end Al Shabaab in South-Central Somalia except JL in a year
I wish people stop celebrating prematurely even though the play is only half time, secondly where have you been before you created this monster and now suddenly you woken up from deep sleep
Thirdly if people leaving their degaans and coming to degaans in the South Mogadishu, Merka, Barawe etc and occupying other people's lands so I suggest go back to your degaan or else you create a vacuum where any one or group would come there and rule it as Alshayadin doing it
Thirdly if people leaving their degaans and coming to degaans in the South Mogadishu, Merka, Barawe etc and occupying other people's lands so I suggest go back to your degaan or else you create a vacuum where any one or group would come there and rule it as Alshayadin doing it
Re: Three operations that will end Al Shabaab in South-Central Somalia except JL in a year
Abaayo Please STFU! and stop derailing the threads with your dirty shuban.gobdoon wrote: Sun Sep 25, 2022 5:31 am I wish people stop celebrating prematurely even though the play is only half time, secondly where have you been before you created this monster and now suddenly you woken up from deep sleep
Thirdly if people leaving their degaans and coming to degaans in the South Mogadishu, Merka, Barawe etc and occupying other people's lands so I suggest go back to your degaan or else you create a vacuum where any one or group would come there and rule it as Alshayadin doing it
Re: Three operations that will end Al Shabaab in South-Central Somalia except JL in a year
Ayeeyo Cajuusad calacalka iyo faanka jooji iyo mataga
-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Three operations that will end Al Shabaab in South-Central Somalia except JL in a year
J/L must take the initiative in Lower Juba.
We don't need any outside forces coming into the region.
Any hagite forces should be sent to Gedo via Hiiraan- Baydhabo- Bakool.
We don't need any outside forces coming into the region.
Any hagite forces should be sent to Gedo via Hiiraan- Baydhabo- Bakool.
Re: Three operations that will end Al Shabaab in South-Central Somalia except JL in a year
Thank you President Hassan Sheikh for providing military support to your people in Hiiraan. we are now from 15km away from ceeldheere opposite of the liberated Tardho. where are ciyaalkii from Aabo farmaajo to Aabo Al Shabaab

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 28 Replies
- 4462 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 24 Replies
- 1802 Views
-
Last post by Madmadoobe
-
- 2 Replies
- 694 Views
-
Last post by Rambie
-
- 16 Replies
- 2527 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 0 Replies
- 561 Views
-
Last post by newsbot
-
- 6 Replies
- 79 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 7 Replies
- 1496 Views
-
Last post by LiquidHYDROGEN
-
- 2 Replies
- 547 Views
-
Last post by nomadicwarlord
-
- 0 Replies
- 521 Views
-
Last post by sahal80
-
- 12 Replies
- 1471 Views
-
Last post by Futurist