Buuloburde oo gudoomiyaha joogo
i know Jowhar waa caasimada stateka maamulkiisa lagu muransanyahay laakiin Guulaawe Xataa kuma faanin guusha Hiiraan intee lagu arkey madaxweyne aan ku faaneyn guusha gobolka hooyada Hirshabelle? aad uu uga soo horjeeday Ciidamada deegaanka hiiraan asagoo ka fiirinaya dhanka "beesha dhexe hiiraan ayaa la hubeynayaa" sida la taliyihiisa dhahay. Dabageed oo beeshiisa raacay xarunta maamulka
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 3652704818
even CBB oo Farmaajahooda keenay ayaa la yaaban Guudlaawe. Guudlaawe wuxuu ka soo jeedaa masjid caligaduud outskirts of Cadale and can't liberate it!
Shirkii Abgaal uu ka cararey!
Hassan Sheikh oo furinta Hiiraan ku wajahan laakin Jowhar ku bilaabaya!!
Moderator: Moderators
Re: Hassan Sheikh oo furinta Hiiraan ku wajahan laakin Jowhar ku bilaabaya!!
Fikir aan Reer hiiraan ka maqley maalmo dhaweyd ayuu sheegayaa this ex NISA sarkaal. wabiga waxaan ka xirnay Al shabaab labada dhinac oon degnaba buundooyinkii iyo doomihii. hada marka Al Shabaab waxaa u furan bas dhanka Abgaal oo Guudlaawe diidanyahay in la bilaabo. Abgaal uma baahna hada inay cadale ilaa xarardheere dagaal ka galaan. waa inay xiraan adan yabaal ilaa cadale. Al Shabaab waxaa ku dhici argagax in sidii tamil tigers bada loogu shubi doono waxaa fakan kuwooda ugu waaweyn
https://fb.watch/fOAQSa6M7E/
xadka adan yabaal tardho
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 4829357946
https://fb.watch/fOAQSa6M7E/
xadka adan yabaal tardho
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 4829357946
Re: Hassan Sheikh oo furinta Hiiraan ku wajahan laakin Jowhar ku bilaabaya!!
Ustaad Sahalow, at this point i doubt no Hawiye Clan or Somaliweyne would refuse Beesha Xawadle their very own Hiiraan State, for every liberations there must be an Compensational Awards, therefore Hiiraan State is Xawadles Compensational Awards.
Guuleysta XL Warriors
Guuleysta XL Warriors

-
- SomaliNet Super
- Posts: 7582
- Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
- Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men
Re: Hassan Sheikh oo furinta Hiiraan ku wajahan laakin Jowhar ku bilaabaya!!
Perhaps in somalinet.Kees70 wrote: Tue Sep 27, 2022 9:26 am Ustaad Sahalow, at this point i doubt no Hawiye Clan or Somaliweyne would refuse Beesha Xawadle their very own Hiiraan State, for every liberations there must be an Compensational Awards, therefore Hiiraan State is Xawadles Compensational Awards.
Guuleysta XL Warriors![]()
We can only judge clans with what they ruled at the height of the civil war.
AMISOM and al shabaab have messed up the dynamics. For clan to be considered as owning a place the first question one needs to ask is did they rule it in the 90s or early 2000's
If the answer is no then you have your answer.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 15 Replies
- 3189 Views
-
Last post by GAMES
-
- 2 Replies
- 420 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 0 Replies
- 275 Views
-
Last post by Gubbet
-
- 10 Replies
- 1482 Views
-
Last post by sahal80
-
- 18 Replies
- 1981 Views
-
Last post by STARKAST
-
- 4 Replies
- 823 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 0 Replies
- 409 Views
-
Last post by sahal80
-
- 16 Replies
- 2471 Views
-
Last post by mahoka
-
- 2 Replies
- 568 Views
-
Last post by original dervish
-
- 10 Replies
- 2347 Views
-
Last post by grandpakhalif