Muse biixi should consider to resign
Moderator: Moderators
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Muse biixi should consider to resign
It's better for him to stick to the rule of law, and if he fails to implement he should resign . He should never accept what wadani is demanding even if it is causing bloodshed. If we break our rules for individuals it's going to be a habit, each habar will demand the same thing in the near future. In December All security and justice sectors should be handed to garxajis. Then all spoilers must be arrested and brought before court, first xirsi then cirro . If This doesn't work muse should leave the problem for saylici. Saylici can play the ila meerayso game for an other couple of years .
-
Isseayaanle
- SomaliNetizen

- Posts: 425
- Joined: Mon Apr 26, 2021 4:28 pm
Re: Muse biixi should consider to resign
There is a saying in politics once something is done it can never be undone.
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Muse biixi should consider to resign
Anaguna hadii 2da xisbi mucaarid nahay 13ka November kadib muuse madaxweyne Uma aqoonsan doono oo dawlad ku meel gaadh ah oo dalka doorasho gaadhsiisa ayaanu ku dhawaaqi doonaa
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Muse biixi should consider to resign
kaliil wrote: Sat Oct 29, 2022 12:36 pm Anaguna hadii 2da xisbi mucaarid nahay 13ka November kadib muuse madaxweyne Uma aqoonsan doono oo dawlad ku meel gaadh ah oo dalka doorasho gaadhsiisa ayaanu ku dhawaaqi doonaa
Adiga cimri uunbaa kuu kordha ee garaad kuuma kordho. November tan beri horaa laysla dhaafay markii guurtidu madaxwaynaha u kordhisay. December asxaabta oo dhan liisankoodu wuu dhacaya xitaa kulmiye. Sanadka Ka cusub ee 2023 waxa dalku yeelan doona asxaab cusub . Wadani haduu Ka qayb qaadan waayo doorashada ururada sidaas buu Ku waayey liisanka xisbi nimada madaxda wadanina waa shacab from that moment. Kaw lacagta xukuumadu siisaa laga jaraya waxaana la xidhaya dhamaan akoonada dhaqaale ee xisbigii la odhan jiray wadani.
Intaa haday Ku tegi waayan wadani , waxa Ku xigaa waa in jeelka lagu guro. Beelaha somaliland waxa la baraya inay yihiin subjects hoos taga qaranka somaliland. Hadii habar yoonis loo yeelo waxay doonayso kun laangaab baa kayuu usoo gelaya inay qaranka handadaan. Cashuurta kugu waajibtay iska bixi November iyo alalag Layne. Madaxwaynuhu ina canbaro maaha waa Mr President. Weji malaha marku dastuurka dalku hor yaalo, Dastuurku waa diinta dalka lagu maamulo.
Beelaha ururada fursada Ka helayna waxan leeyahay geeliina difaacda, hana Ku taageeran xukuumada hanaanka dimuquraadiyada ee aynu qaadanay . Hadii afka la furanayo yan na ha furtaan , hadii gacmaha la furanayana hubkooda Hala soo baxaan hana Ku dabo faylaan ciidamada qalabka sida. Bal hala arko ciday nuclear Ka dhacdee.
Kaliilaw dagaal maantuu kuugu dhaw yahay hadaad u dhoofayso waxaa aan kuu sheegay oo dhan si dhabay u dhacayan 60 casho gudahood . Waad riyoonaysa hadaad isleedahay muuse carre, muuse abokor , Arab , maxamed case iyo bah ararsame dantooda in laga horumarinayo danta Xirsi gaab. Waayo Xirsi gaab keliya maaha godoomiyaha xisbiga wadani xitaa wuxu noqday hogaamiyaha beesha garxajis intooda wareersan. Wuxu usoo xarxariiqay akhriyan. Qof aad Ku xoog iyo xiniinyo beesheen EE cirro waa ey rabaayada oo xirsi keenada Ku jiido , imikana beeshiinuu Ku darsaday inankaa yare futada gaaban maalinta rabshado dhacaana nafar reer raage ahie wax kuma noqdo. Waxa Ku waxyeelooba dadka muuse cabdale oo keliya .
- LeJusticier
- SomaliNet Super

- Posts: 8478
- Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
- Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka
Re: Muse biixi should consider to resign
Waxaa iigu qosol badnaa Rooda Cabdi muse. Ceerigaabo ayay ka tidhi HJ ama hay'aday uur iyo urur intaa ii dheebteen hadana 1000 madax taabasho heli maayo caqli ma aha. Wiil baan sidaayee yuu iga soo dhicin. Waxaa usoo Baxay Bah-sanbuur iyo Uduruxmiin 2000 ka badan.
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Muse biixi should consider to resign
Inantaasi waa fariid , I hope inay cabinet Ka kasoo muuqato hadii urur keedu allaysto.LeJusticier wrote: Sat Oct 29, 2022 11:41 pm Waxaa iigu qosol badnaa Rooda Cabdi muse. Ceerigaabo ayay ka tidhi HJ ama hay'aday uur iyo urur intaa ii dheebteen hadana 1000 madax taabasho heli maayo caqli ma aha. Wiil baan sidaayee yuu iga soo dhicin. Waxaa usoo Baxay Bah-sanbuur iyo Uduruxmiin 2000 ka badan.
- LeJusticier
- SomaliNet Super

- Posts: 8478
- Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
- Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka
Re: Muse biixi should consider to resign
Inantaasi waxay heshay hiiltheyuusuf143 wrote: Sun Oct 30, 2022 3:36 amInantaasi waa fariid , I hope inay cabinet Ka kasoo muuqato hadii urur keedu allaysto.LeJusticier wrote: Sat Oct 29, 2022 11:41 pm Waxaa iigu qosol badnaa Rooda Cabdi muse. Ceerigaabo ayay ka tidhi HJ ama hay'aday uur iyo urur intaa ii dheebteen hadana 1000 madax taabasho heli maayo caqli ma aha. Wiil baan sidaayee yuu iga soo dhicin. Waxaa usoo Baxay Bah-sanbuur iyo Uduruxmiin 2000 ka badan.. Ciise muusuhu gabdho fiican bay leeyihin aad u karti badan .
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32743
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Muse biixi should consider to resign
Muuuse is not going to resign any time soon he will rule until atleast 2027. And his successor will be abdilarim mooge
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Muse biixi should consider to resign
You must be stupid if you think we can tolerate him that long . He should fix his problem within the 2 years mandate given by the guurti. If he fails he should leave. Other wise he will be removed by force by the army. Expect dabagale as our next president.Khalid Ali wrote: Sun Oct 30, 2022 5:14 am Muuuse is not going to resign any time soon he will rule until atleast 2027. And his successor will be abdilarim mooge
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Muse biixi should consider to resign
Yuusufow xirsi WAA nin adag oo muuse biixi iyo heego ka cabaadiyay. Muuse waxa miyirqab ugu danbaysay maalintii xirsi loo doortay gudoomiyaha xisbiga waddani. 13ka November wixii ka danbeeya muuse Uma aqoonsanin madaxweyne. Cidna weerari mayno laakiin cidi nasoo weerarta waanu Iska difaacaynaa. Mudo kordhinta guurtida ma aqbalayno oo wax heshiis lagu yahay may ahayn. Taariikhda Somaliland hore ugama dhicin mudo kordhin xisbiyada iyo xukuumadu Isla ogolayn,IMIKANA aqbalimayno.
Salaaduhu siday u kala horeeyaan ayaa loo tukadaa.adigoo duhur tukan ma odhan kartid casar baan tukanayaa.doorashada ururada waxa ka horaysa doorashada madaxtooyada.ururada ma diidanin oo dadku xaq Bay u leeyihiin inay ururo furtaan laakiin diiwaangelinta ururada oo socota Ina doorashada madaxtooyada la qabto ayay ahayd kadibna 26.12.2022 wixii ka danbeeya ururada cusub iyo xisbiyadu tartamaan oo 3 xisbi oo cusub Soo baxaan. Muuse oo ku fashilmay Inuu doorashadii qabto oo isagu wakhtiga Muran inagaga lumiyay mudo kordhin loogu abaalgudi maayo.waxay ahayd Ina barlamaanka mooshin la keeno oo xil ka xayuubin lagu sameeyo.isagaa komishanka kolba khilaaf ka dhex abuurayay oo markii danbena kala diray.markii xirsi gudoomiye loo doortayna wuu waashay
Salaaduhu siday u kala horeeyaan ayaa loo tukadaa.adigoo duhur tukan ma odhan kartid casar baan tukanayaa.doorashada ururada waxa ka horaysa doorashada madaxtooyada.ururada ma diidanin oo dadku xaq Bay u leeyihiin inay ururo furtaan laakiin diiwaangelinta ururada oo socota Ina doorashada madaxtooyada la qabto ayay ahayd kadibna 26.12.2022 wixii ka danbeeya ururada cusub iyo xisbiyadu tartamaan oo 3 xisbi oo cusub Soo baxaan. Muuse oo ku fashilmay Inuu doorashadii qabto oo isagu wakhtiga Muran inagaga lumiyay mudo kordhin loogu abaalgudi maayo.waxay ahayd Ina barlamaanka mooshin la keeno oo xil ka xayuubin lagu sameeyo.isagaa komishanka kolba khilaaf ka dhex abuurayay oo markii danbena kala diray.markii xirsi gudoomiye loo doortayna wuu waashay
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Muse biixi should consider to resign
In meeshan laysla soo gaadhaba wadani baa sabab u ahaa. 2dii sano ee ay riyo raac diidanayen buu comrigoodii soo gaabtay. Cirro waxa doqoniimo ugu filan in xeerarku ansixiyey lagu karbaasho waxay Ku tusaysa inuu hurday oo waxan uu duuduuubka Ku ansaxinayey 15 Ka sanaba mid qudha muu akhrisan.
Imikana nimankan xirsi gaab burco Ku shiriyey dagaal bay idiin iclaamiyen , waxan Ku cadaynaya siday ciidamo haystan bay tidhaahdeen dawladu sanaadiiq ma dhigi karto deegaan kayaga. Bal adigu imika iiga jawaab waa Ayo cida qodobkaas fulintiisa loo xilsaaray ? Dawlada sanaadiiqdeedu cidlo ma yaalaan ee ciidama ilaaliya. Will yar ama gabadh yaroo tola,ayey daa hayaa haduu dhagax Ku tuuro way tooganayan siday awalba u toogan jireen.
Doorkii hore kafanta dhulbahante baa idinka bixiyey ee doorkan Cid aastaba in la waayan Ka baqaya. Waa wax aad looga naxo idinkoo beesha dalka u balaadhana inaad dhaqanka oromada yeelataan. Oo wixiinu uu Ka dhamaan waayo hoognay oo Ba,anay . Reer walba ururada way Ku jiraan. Idinka maxaa dadka idinka duway. Haduu cabdiraxman soo baxo iyo haduu gaboose soo baxo what's the difference kolayba miduunba Iman lahaaye.
Xirsi gaab naagaha iyo caruurta reer raage car bal waakaase ha faro inay qoryaale sanduuq diidaan. Inaanay HJ waxaa Ka yeelayn buu ogyahay. Markaa dad maato ahbu cidlo Ka helay. Oo uu maalin walba dersin xabada isaga dhigayo.
Imikana nimankan xirsi gaab burco Ku shiriyey dagaal bay idiin iclaamiyen , waxan Ku cadaynaya siday ciidamo haystan bay tidhaahdeen dawladu sanaadiiq ma dhigi karto deegaan kayaga. Bal adigu imika iiga jawaab waa Ayo cida qodobkaas fulintiisa loo xilsaaray ? Dawlada sanaadiiqdeedu cidlo ma yaalaan ee ciidama ilaaliya. Will yar ama gabadh yaroo tola,ayey daa hayaa haduu dhagax Ku tuuro way tooganayan siday awalba u toogan jireen.
Doorkii hore kafanta dhulbahante baa idinka bixiyey ee doorkan Cid aastaba in la waayan Ka baqaya. Waa wax aad looga naxo idinkoo beesha dalka u balaadhana inaad dhaqanka oromada yeelataan. Oo wixiinu uu Ka dhamaan waayo hoognay oo Ba,anay . Reer walba ururada way Ku jiraan. Idinka maxaa dadka idinka duway. Haduu cabdiraxman soo baxo iyo haduu gaboose soo baxo what's the difference kolayba miduunba Iman lahaaye.
Xirsi gaab naagaha iyo caruurta reer raage car bal waakaase ha faro inay qoryaale sanduuq diidaan. Inaanay HJ waxaa Ka yeelayn buu ogyahay. Markaa dad maato ahbu cidlo Ka helay. Oo uu maalin walba dersin xabada isaga dhigayo.
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Muse biixi should consider to resign
theyuusuf143 wrote: Tue Nov 01, 2022 8:02 am In meeshan laysla soo gaadhaba wadani baa sabab u ahaa. 2dii sano ee ay riyo raac diidanayen buu comrigoodii soo gaabtay. Cirro waxa doqoniimo ugu filan in xeerarku ansixiyey lagu karbaasho waxay Ku tusaysa inuu hurday oo waxan uu duuduuubka Ku ansaxinayey 15 Ka sanaba mid qudha muu akhrisan.
Imikana nimankan xirsi gaab burco Ku shiriyey dagaal bay idiin iclaamiyen , waxan Ku cadaynaya siday ciidamo haystan bay tidhaahdeen dawladu sanaadiiq ma dhigi karto deegaan kayaga. Bal adigu imika iiga jawaab waa Ayo cida qodobkaas fulintiisa loo xilsaaray ? Dawlada sanaadiiqdeedu cidlo ma yaalaan ee ciidama ilaaliya. Will yar ama gabadh yaroo tola,ayey daa hayaa haduu dhagax Ku tuuro way tooganayan siday awalba u toogan jireen.
Doorkii hore kafanta dhulbahante baa idinka bixiyey ee doorkan Cid aastaba in la waayan Ka baqaya. Waa wax aad looga naxo idinkoo beesha dalka u balaadhana inaad dhaqanka oromada yeelataan. Oo wixiinu uu Ka dhamaan waayo hoognay oo Ba,anay . Reer walba ururada way Ku jiraan. Idinka maxaa dadka idinka duway. Haduu cabdiraxman soo baxo iyo haduu gaboose soo baxo what's the difference kolayba miduunba Iman lahaaye.
Xirsi gaab naagaha iyo caruurta reer raage car bal waakaase ha faro inay qoryaale sanduuq diidaan. Inaanay HJ waxaa Ka yeelayn buu ogyahay. Markaa dad maato ahbu cidlo Ka helay. Oo uu maalin walba dersin xabada isaga dhigayo.
Ina halkan la islasoo gaadho waxa sabab u ahaa muuse biixi. Sharcigu wuxu dhigayaa inaan komishanka lagusoo dari karin qof xisbiyahan ah. Muuse komishankii wuxu kusoo daray oo weliba gudoomiye uga dhigay riyoraac oo golaha dhexe e xisbiga kulmiye ku jiray oo dawladii siilaanyona xil kasoo qabatay oo Marnaba kulmiye ka bixin. Markuu tanasuli waayay e riyoraac bedeli waayay away xisbiyada mucaaridku yidhaahdeen wakhti buu inaga luminayaaye inagu aynu tanaasulo oo Hala ansixiyo komishanka si doorasho uun loo qabto.
Haddana muuse iyo riyoraac ayaa komishankii khilaaf ka dhex abuuray markii wakhtigii doorashada madaxtooyadu Soo dhowaatay waanu kala diray komishankii. Markale baa la yidhi komishan cusub halasoo magacaab. 7da xubnood e cusub e komishanka 4 ayaa kulmiye ah oo muuse Soo magacaabay si markale loo murmo oo wakhti kale u lumo laakiin xisbiyada mucaaridku waxay yidhaahdeen Hala ansixiyo xiitaa haduu caruurtiisa Soo magacaabo si aanu wakhti inooga lumin.
Muuse wuxu is moodayaa ismaaciil cumar geele oo wuxu is leeyahaay intaad xisbiyadan baabiiso lasoo baxo 2 magac u yaal ah oo kolba Waan ka badiyay tidhaahdid.wadanku Maaha maqaaxi isagu leeyahay oo intuu wakhtigii doorashada lagu qaban lahaa inaga lumiyay sii fadhiyi maayo,xisbiyadana la baa'biin maayo.sharcigu hadii shaqayn waayo cidna Cid kama xoog weyne WAA la arki wixii la kala Helo.
Waxay ahayd 9ka bilood e komishanka cusub sheegeen inay doorasho ku qaban karayaan uun Ina loogu daro muuse iyo xisbiyadaba. Kuwa guurtida isku sheegaya e xaafayadaha xidhan waxba ma kordhin karayaan oo iyagaana sharciba ku fadhiyin oo 25 sano kahor wakhtigi ka dhacay.
Ciidamada sanaaduuqda sida wixii lagaga hortegi lahaa WAA noo diyaar.
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Muse biixi should consider to resign
Wax kuu diyaar San ma jiraane kafanta uun usii diyaariya caruuraha idinka saqiiri doona. Waa run muuse biixi politics buu ciyaaraya laakiin labada dhukuran ee garxajis marku mayd garaacaba baroor iyo muusanaw bay reerkooda la aadaan. In muuse la meeraysto yaga waa xirfad siyaasaded laakiin inuu cirro xabada isaga dhigo caruuraha muuse cabdale waa crime. Maxamuud xaashiba muuse wuxu Ku yidhi xisbi kuuma hayee orod is deber. Muu barooran manuu odhan Habarjecloy muuse iga celiya. Ee intu u fekeruu baarlamaanka Ka qabsaday. Aduunyada waxan ugu necebahay siyaasiga beeshiisa dhiig faraha u geliya. Cod buu kugu leeyahe xaq kuuguma laha inuu dagaal Ku geliyo. Imikana waxan idinkula dardaarmaya Ka fogaada xeryaha dawlada hana u kala eexanina raga garxajis ee tartamaya. Gaboose iyo kuwa kaleba codkiina siiya. Hadaad caqabad Ku noqotaan xisbi idiin soo bixi maayo wadanina liisannkiisu wuu dhacaya. Ugu yaraan 20 caruur ahna way idinka dhiman somaliduna way idinku digan .
Re: Muse biixi should consider to resign
ustad is qaboji. this whole eoection thing gonna be worked out. u know kalil only posts when he gets an opportunity to stir up drama between ustheyuusuf143 wrote: Wed Nov 02, 2022 5:37 am Wax kuu diyaar San ma jiraane kafanta uun usii diyaariya caruuraha idinka saqiiri doona. Waa run muuse biixi politics buu ciyaaraya laakiin labada dhukuran ee garxajis marku mayd garaacaba baroor iyo muusanaw bay reerkooda la aadaan. In muuse la meeraysto yaga waa xirfad siyaasaded laakiin inuu cirro xabada isaga dhigo caruuraha muuse cabdale waa crime. Maxamuud xaashiba muuse wuxu Ku yidhi xisbi kuuma hayee orod is deber. Muu barooran manuu odhan Habarjecloy muuse iga celiya. Ee intu u fekeruu baarlamaanka Ka qabsaday. Aduunyada waxan ugu necebahay siyaasiga beeshiisa dhiig faraha u geliya. Cod buu kugu leeyahe xaq kuuguma laha inuu dagaal Ku geliyo. Imikana waxan idinkula dardaarmaya Ka fogaada xeryaha dawlada hana u kala eexanina raga garxajis ee tartamaya. Gaboose iyo kuwa kaleba codkiina siiya. Hadaad caqabad Ku noqotaan xisbi idiin soo bixi maayo wadanina liisannkiisu wuu dhacaya. Ugu yaraan 20 caruur ahna way idinka dhiman somaliduna way idinku digan .
the gurti. the opps. musse bihi. all these niggas need to ve locked in a room. until they agree to election. if bihi have to resign, do be it. if extension needed, so be it
somaliland still gonna exist. somaliland bigger than kaliil. bigger than garhajis n heego. bigger than idoor even
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 981 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 1 Replies
- 688 Views
-
Last post by Nomand
-
- 44 Replies
- 3086 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 5 Replies
- 538 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 15 Replies
- 2921 Views
-
Last post by knet
-
- 9 Replies
- 1477 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 39 Replies
- 4466 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 36 Replies
- 3181 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 6 Replies
- 1165 Views
-
Last post by Notorious13
-
- 20 Replies
- 3011 Views
-
Last post by Rabshoole