Gedo was in darkness when we had this adminstration in All Hiiraan without Shabaab and Amisom

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Gedo was in darkness when we had this adminstration in All Hiiraan without Shabaab and Amisom

Post by sahal80 »

These weak folks gonna put this in clan section i will keep reposting it :ufdup:


The reason I stick to autonomy is that we are different from those who live in our South( non HG Hawiye, D&M, Mx of Gedo who brag about the little thing between the HG wall and Ethiopia but are unruly in Gedo

Current al Shabaab war shows our uniqueness the only south central clan with no Al Shabaab in it's territory when they r full in Gedo despite the weapons and troops farmaajo supplied them its not safe between garbaharey and baladxaawo or luuq and doolow forget about baardheere and buurdhuubo
they want to copy us now and form macawisley :pac:

you know why Al Shabaab is hurting us now? because we gave up before in 2009 after they killed omar Hashi and the 70 waxgarad but now هيهات

we want Hirshabelle as autonomy and turn macawisley into Ciidanka daraawiishta by securing their funds if we r in the leadership. we can't relay on Jowhar and that r behind us.
pro TFG adminstration for 1 year between 2008 ajd 2009 when the govt was only controlling wadada maka

Baladweyne, Buuloburde, Jalalaqsi without Amisom or Ethiopia


Gudomiyaha Maamulka Maxkamadaha Islaamka ee Gobolka Hiiraan Shiikh C/raxmaan Ibraahim Macow iyo wafdi uu Hogaaminayo oo baryihii ugu dambeeyay safar shaqo ugu maqnaa Magaalada Muqdisho ayaa maanta meel fagaaro ah kula hadlay Dadka Degmada Buulo-burte ee Gobolka Hiiraan.

Gudoomiyaha iyo wafdigisa ayaa soo gaaray Gobolka shalay galinkii dambe iyagoo soo maray Degmada Jalalaqsi halkaasina kula hadlay Dadka Deegaankaasi waxaana ay u soo gudbeen xalay Degmada Buulo-burte iyagoo islamarkaasina maanta duhurki kula hadlay dadka meel fagaaro ah.

Gudoomiyaha ayaa hadaladiisa ku sheegay "in Dadka Deegaanka ay Maamulka la shaqeeyaan oo ay bixiyaan Lacagaha Mushaaraadka ee Ciidamada si amniga uu u ahaado mid sugan oo laysku haleynkaro" waxuu kaloo intaasi ku daray "in aysan jirin hadalo baryahayn laysla dhaxmarayay oo sheegayay in Maamulkiisa iyo Xoogaga Al-shabaabka ee ku sugan Qeybo ka mid ah Gobolka ay Xurguf dhaxtaalo lagana yaabo in Dagaal uu dhaxmaro, "hadaladaasi waa kuwo been ah oo aan waxbo ka jirin" ayuu sheegay Macow.

Sidoo kale waxaa uu dadka deegaanka ka codsaday "in si buuxdo ay ula shaqeeyaan ciidamada amniga kuwaasoo uu sheegay in ay ka shaqeynayaan amaanka deegaanka haddii amnigi la sugay waa in cida shaqada wado loo sameeyaa tixgalin iyo kalsooni" ayuu yiri.

Shiikh Macow iyo wafdigisa oo mudo ka maqnaa Gobolka iyagoo Wadahadalo kula lahaa Magaalada Muqdisho Madaxda Dowlada ayaa waxaa uu sheegay in wax badan ay Dowlada isku soo afgarfeen islana soo qaadeen sidii howlo dhinayo badan taabanyo loogu qaban lahaa Gobolka Hiraan gaar ahaan hormatinta deegaanka iyo adeega bulshada.

Ugu dambeynti Gudoomiyaha ayaa waxaa uu ku hanjabay in ay la dagaalami donaan cidii isku dayda in ay carqaladeyso ama wax bur burinayo la timaado Mamaulka Hada jiro ee heer Gobolka iyo heer Degmaba leh isagoo xusay in maamulkan uu yahay mid Islaami ah oo aan ku shaqeyneynin xeer ama dastuuri ah.
https://www.somalinet.com/forums/viewto ... 7&t=204894



https://hiiraan.com/news/2008/nov/warar ... 7-5000.htm
https://www.hiiraan.com/news/2009/apr/w ... 9-6264.htm
https://www.hiiraan.com/news2/2009/sept ... 0-7556.htm
Gubbet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6751
Joined: Sat Jul 04, 2020 2:54 pm

Re: Gedo was in darkness when we had this adminstration in All Hiiraan without Shabaab and Amisom

Post by Gubbet »

My statement was no clan or tribe or entity had any ability, what so ever, to control Beled-weyne TOWN from 1991-2006 based on the observable evidence that no group or clan succeeded to do so.

I actually took you off block, because I was interested to see if it was possible you were going to provide me with new information I had not come across and therefore definitely needed to look at if called to.

You posted "maxaakiimta islaamka" and some nonesense drivel which is nothing more than irrelevant nuunuu about my clan.

Try to be less driven by emotions and more by relevant debate and discussion.

You cannot get "mad" at me because you are "mad" at facts and evidence. This is an adult discussion space.

You have provided, with all due respect, nothing of value that has caused me to reevaluate or reconsider the corresponding evidence of almost 40 case studies on Beled-Weyne from 1991 to 2006. You have just wasted my time my friend and inconvenienced me by soliciting my attention for no reason.

You are back to block walaal.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Gedo was in darkness when we had this adminstration in All Hiiraan without Shabaab and Amisom

Post by sahal80 »

Blocked, Unblocked yet behind me in every thread even between me and spashi he was speaking for me indhoadeegaas fiiri :wtf:

my last "bebera" thread wuu ku xaarey his isolated caabudwaaq village iyo daraaawish roads waxaan jirin uu rabaa inuu taariikh u yeelo the other thread he started trolling and posting his desert wells shit yet im being blocked when i don't go to his threads? miskiin emotional baad tahay ama afeef hore lahoow ama adkeysi danbe lahoow. xiligaas aad sheegeysid Baladweyne Xataa warlod ma qabin waxaa ka jiray golo degaan doorasho oo Unsom lacag uga qaadan jirnay gugundhabaha xataa waa ku darnay waxaa loo doortey gudoomiye ku xigeen waa gaas Gedo waxaa heestey argagixiso Al shabaab iyo itoobiya gobolkii ugu horeeyay oo u yeerta itoobiya hadana itixaad kadib ayagaa isdagaaleen beel beel! ninkaas ayaa ka hadlaya beel aan waligeed is dagaalin oo ah beesha Hawadle oo hal maamul magaalada u sameysay xataa xaafada gugundhabaha juuq ma dhihi karin waxaa la siiyay gudoomiye ku xigeenka. war Baladweyne iska dhaafe Jowhar aan ka talin jirnay waagaas.


this is Fahad Yasin 2003 on Hiiraan

Hiiraan.
Waxaa hadda ka taliya Col.Xasan Cabdille Qalaad oo ahaa gudoomiyihii gobalka Hiiraan xiligii uu siyaasad gobolkaas matalayay urukii USC/PM ee uu madaxda ka ahaa Duuliye sare Cabdi Cusmaan, hase ahaatee waxaa uu qalaad u xuubsiibtay hogaamiye siyaasadeed kadib markii ay siyaasiyiintii waawaynaa ee gobolkaas ay taageereen dawladii lagu soo dhisay Carta, hadana kama jiro herdan hubaysan oo u dhaxeeya kooxaha ku abtirsada goboladaas, taladeeda iyo maamulkeeda wuxuu hoos tagaa Xasan Qalaad, u fiirso ma’ahan sida Muqdisho ee aan kuu soo qoray iney ka kala taliyaan ilaa todobadda maamul ee ka wada jira halka degmo ee ka tirsan gobolka Banaadir

on Gedo
Gobolka Gedo:

Waa gobolada uu ka taliyo ururka S.N.F. laga soo bilaabo sanadkii 96.kii ilaa iyo hadda dagaallo kama bixin gobolkaas, jabhadda S.N.F. waa jabhadda ugu kala dhantaalka badan marka la eego jabhadaha Soomaalida, oo gudoomiye-nimada ururkaas waxay sheega-shadeeda soo martay gudomiye-yaasha kala ah, 1.Jen Cumar Xaaji Masalle, 2.Maxamud Khaliif Shire. 3. Dr. Cali Mukhtaar (Cali Nuur). 4.Khaliif Maxamud (Khaliif Qoryooley). 5. Col. C/Risaaq Isaq Bixi. 6. Maxamud Sayid. Intoodaase waxaa hadda ka hawl gala C/Risaaq Biixi iyo Maxamud Sayid oo labaduba hadda shirka Eldoret ku jooga gudoomiyaha S.N.F. labadan danbe ayaa hadda isku haya maamulka Gedo, kuwii ka horeeyey qaarna wey dhinteen, qaarna ciyaarta banaanka ayey uga baxeen, labadan hogaamiye ee is haya laftooda waxay kala xeeyn-daabteen gobolka oo aad mooddo iney degmooyin-keeda kala qayb sadeen, Degmada B/Xaawo oo iyadu ahayd halka lafdhabarta u ah gobolka Gedo ayaa waxaa ku xoog roonaaday garabka Maxamud Sayid taasoo kaliftay ! in C/Risaaq Biixi banaanka loo saaro, kadibna xabsi loo taxaabo, hadda Gedo labadaa garab uunbaa isku haya, iyagoo degmooyinka ay kala leeyihiin oo aan la isku soo saqajaamin, u fiirso ma’ahan sida Muqdisho ee aan kuu soo qoray iney ka kala taliyaan ilaa todobadda maamul ee ka wada jira halka degmo ee ka tirsan gobol Banaadir


http://solaportal.com/Archive/2019/4/101solaportal
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 2937795159
Doorashadii Hassan Qalaad
USC, ayaa markii ay dalka intiisa badan qabsatay u magacawday in uu noqdo guddoomiyaha gobolka Hiiraan, iyadoo xilligii Unosom loo doortay laba sano guddoomiyaha gobolka, taasoo Beelaha gobolka dega la sheegay in ay dib ugu doorteen in guddoomiyaha gobolka uu sii ahaado.
Xassan Cabdulle Qalaad


https://www.bbc.com/somali/news/story/2 ... 930_qalaad
waxaa ku xigay late ambassador Laqanyo oo la doortey asagoo London ka yimid oon tikniko heesan. Sidee Hiiraan ugu biirtey TFG haduusan Hiiraan ka talin? waxaa looga badashay safiirka itoobiya iyo kan UA kulan asaga iyo yeey oo ka dhacay Mustaxiil beeshana lagu hubeeyay. these are facts waligaa Hiiraan ma gaareysid iyo Baladweyne oo awoowayaashaagii biirka badnaa u lugeyn jireen si ay Xadaarada u arkaan oo baabuur u raacaan waligaa waa ka danbeyn hiiraan miskiim kablalax ku hoos jira waligaana Hawiye mar danbe koob shaaha kama cabi doontid haku riyoon Xamar danbe iyo seedi Hiraab Jeegaan dictatorship ayuu hassan Sh bilaabay nin HG ayaana ka dhaxli waa qorshe la dajiyay waligaaba iska rkyoo sidii first roundkii Farmaajo ku soo bixi xoog aa looga qaadey ka hor waxaad moodey inuu wax boobi karo :pac:

first Somali elected Mayor from baladweyne since nacaladii afweyne
https://www.somalinet.com/forums/viewto ... 4#p5030384


aniga ciyaalkaan aad waabsatid la mid ma ihiya yaan ku jaabeysanina ku carar "your block"
:dead:
Gubbet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6751
Joined: Sat Jul 04, 2020 2:54 pm

Re: Gedo was in darkness when we had this adminstration in All Hiiraan without Shabaab and Amisom

Post by Gubbet »

Maseeyr nin rag ah looguma talo gelin. Aadse masayrtide, cidaad wax uga qaadid, orad ula tag. Drama, xiisoba haday lahayn laheed. Gooood bye wallaaal. Sincerely.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Gedo was in darkness when we had this adminstration in All Hiiraan without Shabaab and Amisom

Post by sahal80 »

ilaa hada Ay Gedo kala qeybsantahay qolo madoobe la safan iyo qolo itoobiya wadata!

2013 sadex admin ay la heed. doolow JL, BuuloXaawo Ahlusuna iyo Garbaharey federalka. dad askar ah maxkamado maleh truly unruly people dhaqankoodii askarta ay Xamar la imaadeen markaasaa qabrigii afweyne loo celiyay
:dead:






ftiimin kooban, waxaan wax badan uga tagayaa xaalada jirta, waanse guud mari InshaAllah.

Gobolka Gedo 1996 waxa isku qabtay Itixaad iyo Jabhadii SNF , labada qoloba waxay rabeen in ay maamulaan gobolka.

Jabhadii waxay so kaxaysatay Ethiopia, waana laga takhalusay Itixaadkii, waxa meesha ku dhintay dad badan oo Soomaaliyeed ,ayna reer Gedo ka mid yihiin.

Itixaad laba buu u kala jabay, kooxdan argagaxisada ah iyo ixtisaam,oo lagu aasaasay Laascaanood,lkn aan lagaga dhawaaqin.

Jabhadii iyana laba bay u kala jabtay, Madaxweyne ku xigeenka Jubaland waxa uu ahaa dareewalka Cumar Xaaji Minsale AHN, waxase uu markii danbe noqday kooxdii ka hor timi.

khilaafka Jabhada waxa dabada ka riixayay ama abuuray Tigree.

Laba arin baa Jabhadu isku qabsatay Maamulka ama awooda gobolka,iyo dhaqaale ka so gali jiray isbaarooyin.
Waxa bilaabmay in lays ugaadhsado, oo halkii laysku so gaadhaba laysku dilo, waana bilawgii wax garadka Gedo ay ka yaaceen.

Waxa la aas_aasay Juba land, koox ka mid ah Jabhadii oo Saraakiil ka ahaa oo Madaxweyne ku xigeenka kaw ka yahay ayaa dhabarka galiyay.

Arinka Kismaayo oo isna ay isku haystaan maamulkiisa Mareexaan iyo Ogaden ayaa sii xoojiyay in la arko khilaafkii Gedo ka taagaa ee jabhada u dhaxeeyay lkn waji kale leh.

Barre Hiiraale waxa uu damcay in uu ku dagaalami Kismaayo lkn awoodi Tigree ee gobolka ayaan ogolayn.

Qodobada kale ee dhacdooyinka Siyaasadu abuurayaan waa kuwa dabka ku sii hurinaya.
Dhacdo aan taariikh salka ku lahayn, waa ugub.

Xiligaan waxaan laheen maamul la doortey ayagana waxay isku adeegsanayeen itoobiyaan and they dare to talk about you :pac:



Kaydka Gobalka Gedo
Gedo Region Archives - Events from 800 years ago to recent events from mid-1800s to the Somali Civil War of late 20th century.

Friday, 11 March 2011
SNF, Al-Itixaad iyo Heshiiskii Hasaawe
Xurguftii SNF iyo Al Itixaad iyo Heshiiskii Hawaase Ee 1996

Kolkii SNF ay wayday muruq ay ku maquuniso Al-Itixaad ayay hogaanka SNF doorbideen adeegsida cudud Xabashi. Meelihii ay bulshada ku dayrisay SNF ayay arintaan ka mid noqotey.

Waxaa uu heshiis dhex maray dowlada Itoobiya iyo xoogageeda militeri iyo dhowr nin oo iyagu markaas sheegtay iney matalayeen maamulka Gedo iyo SNF oo ahaa garab militari oo Sade. Nimankan magac ahaan waxaa ay kala ahaayeen:

Xasan Cabdi Xiireey (XasanDeer)
Ciise Ugaas Cabdulle
Jeneraal Cumar Xaaji Maxamed, Hogaamiyaha SNF
Xaaji Yuusuf, Gudoomiye Degmada Balad Xaawo
Korneyl Cabdirisaaq Isaaq Biixi, Xubin SNF
Dr. Cali Nuur, Hogaanka Laanta Siyaasada SNF

Heshiiska Hawaase wuxuu tibaaxayay in ciidamada xooga ee wadanka Itoobiya ay soo geli karaan gudaha gobolka Gedo, gaar ahaan degmooyinka Doolow, Luuq iyo Balad Xaawo. Arintaan markii ugu horeysay way dhabowday. Waxaa ay Itoobiyaanka hubeeyeen ilaa 470 nin kuwaas oo hub qafiif ah ay ku hubeeyeen.

Jeneraal Cumar Xaaji oo la waraystey ayaa yiri, “Xaq ayey u leeyihiin iney ciidamada Itoobiya soo galaan maadaama Al-Itixaad ay yihiin kuwa iyaga dhibaya.”

Dabayaaqadii 1996 ilaa 1997, falal aad u fool xun oo Al-Itaxaad ay geysteen iyo dhib badan oo noocyo badan leh sida dagaalo Sade dhexdiisa ah iyo roobab ayaa saameeyay noloshada bulshada gobolka Gedo. Roobkii Deyrtii Biyo Badan ayaa ka dhacday koonfurta Soomaaliya, gaar ahaan gobolada Jubooyinka. Roobkaas wuxuu da’ay si aan kala go’ laheyn bilihii Oktoobar ilaa iyo Nofeembar.
Kaydka Gobolka Gedo at 12:45
Share
No comments:
Post a Comment


Home
View web version

Ku saabsan
My photo
Kaydka Gobolka Gedo
Waa hoyga Kaydka Gobolka Gedo ee dhacdooyinka, taariikhda iyo nolosha dhaqandhaqaale.
View my complete profile
Powered by Blogger.
This site uses cookies from Google to deliver its services and to analyze traffic. Your IP address and user-agent are shared with Google along with performance and security metrics to ensure quality of service, generate usage statistics, and to detect and address abuse.LEARN MOREOK
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Gedo was in darkness when we had this adminstration in All Hiiraan without Shabaab and Amisom

Post by sahal80 »

Baladweyne Caasimada Hawadle waa taasaaye baadiyihiina sidee u yaalaan?

https://fb.watch/gtsT5ISlMX/

this is 2005 middland Hiiraan admin. Laqanyo waa la doortey ka waran waa diaspora man reer PL saying wax badan ayuu dawlada u tarey. xiligaan Gedo waxaa heestey Itaxaad kadib waxay gashey mx civil war. bal haduu wax sheegaayo muu ka hadlo Gedo. agoontii farmaajo frustrationkoodii ay noola imaadeen maadama federal Somalia uga dhamaatey waxay bilaabeen inay caayaan dad ka horeeya :pac:

https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 2937795159
User avatar
Smile-LiKe-SuN-RiSE
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7665
Joined: Tue Feb 21, 2006 12:52 am
Location: Jubbaland

Re: Gedo was in darkness when we had this adminstration in All Hiiraan without Shabaab and Amisom

Post by Smile-LiKe-SuN-RiSE »

It’s 2022 and Hassan sheikh is using your small tribe to…fight alshabab…he made y’all busy with alshabab and gave gudlaawe extension…muhahahaha ….the government troop left y’all and alshabab retook your villages …no more gentlemen agreement ….hahaha keep wailing :mrgreen:


Ps a reer gedo man is leading the gov troops and saving your small ..xaasid tribe from extinction ….hahaha
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Gedo was in darkness when we had this adminstration in All Hiiraan without Shabaab and Amisom

Post by sahal80 »

Smile-LiKe-SuN-RiSE wrote: Sat Oct 29, 2022 8:49 pm It’s 2022 and Hassan sheikh is using your small tribe to…fight alshabab…he made y’all busy with alshabab and gave gudlaawe extension…muhahahaha ….the government troop left y’all and alshabab retook your villages …no more gentlemen agreement ….hahaha keep wailing :mrgreen:


Ps a reer gedo man is leading the gov troops and saving your small ..xaasid tribe from extinction ….hahaha
kkkk duq Biixi now claims XL the reason he is with us is that he fears he will be assassinated in Galgaduud or Middle Shabelle or Baay iyo bakool. he was not leaving Dabageed side when he was with the Murusade Badbaado qaran officers. he believes there was assassination attemp against him in Galmudug when fiqi was wasiirka amniga. this duq is so scared and we use him for secret things as he relays his security on us. we have Tawane hirshaballe(27aad) commender and Hassan Tuure Hirshabelle Danab commander yet to keep them clean we use him as he is outgoing if not waiting for his.... :russ:





"he can't mix with these badbaado qaran Dhurwaayo without our leaders" they told him to take them to Ceelbuur instead he talked to them in Baladweyne :russ:
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 3521122722

Miskiinad baa tahay Ali Jeyte and these guys are leading the war. biixi represents those he fears from them :lol:
User avatar
Smile-LiKe-SuN-RiSE
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7665
Joined: Tue Feb 21, 2006 12:52 am
Location: Jubbaland

Re: Gedo was in darkness when we had this adminstration in All Hiiraan without Shabaab and Amisom

Post by Smile-LiKe-SuN-RiSE »

Don’t compare galgadud to your.. alshabab infested ..yam yam iyo qadaad weyn filled .. baledwayne…lmoa
Sxb Bixi is your leader ..the sooner you accept that the better.
Do you expect people to read your long ass …incoherent posts :lol:
Hassan sheikh hasn’t even visited your dusty tuulo…to give you some support…he is busy visiting darood lands ..hahaha yet xawadle do the most niiko for him bc he came out of xawadle … ..hahaha
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Gedo was in darkness when we had this adminstration in All Hiiraan without Shabaab and Amisom

Post by original dervish »

Who can criticise Hawaadle without losing credibility?
The Hawaadle have launched all out war against the enemies of Somalis everywhere.

We have see the atrocities committed against the people of Xamar by AS and yet some people still low key support them.

When it comes to Hiiraan the Hawaadle have established themselves as the legitimate rulers.
There is no need for a Gentleman's Agreement only facts on the ground.
WadaniggaBarakaysan
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 521
Joined: Tue Feb 09, 2021 7:42 pm

Re: Gedo was in darkness when we had this adminstration in All Hiiraan without Shabaab and Amisom

Post by WadaniggaBarakaysan »

original dervish wrote: Sun Oct 30, 2022 11:02 am Who can criticise Hawaadle without losing credibility?
The Hawaadle have launched all out war against the enemies of Somalis everywhere.

We have see the atrocities committed against the people of Xamar by AS and yet some people still low key support them.

When it comes to Hiiraan the Hawaadle have established themselves as the legitimate rulers.
There is no need for a Gentleman's Agreement only facts on the ground.
You're an Isaaq pretending to be Dhulbahante. I don't understand what your obsession is with anything relating to Southern Somalia. lol
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”