https://www.facebook.com/mohammad.diino ... ygaVQK6Ghl
Hadda dhulbahante waa Shireen laakiin kuma dhawaaqi karaan wixii ka soo baxay sababta oo ah somaliland baa sugaysa waxa shirka ka soo baxa..dhulbahantuhuna way ka meermaryaan..sababta oo ah hadday ku dhawaaqaan wax somaliland ka soo horjeeda jawaabta ayay fahansan yihiin ,,tabarna meesha kuma hayaan..
Dadkiina daraawiish balaayo ah inaad tihiin ayay idinka aaminsanaayeen..idinkoo cararayana waa ceeb ee waxba go'aan haku dhawaaqina illaa 2090 ka..
Iyagaa is toogtay.