Reer Sheekh Isxaaqoow furahiini aqoonsi aad Somalia kaga heli leheydeen Siciid Harti ayuu la jiraa

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

Gubbet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6750
Joined: Sat Jul 04, 2020 2:54 pm

Reer Sheekh Isxaaqoow furahiini aqoonsi aad Somalia kaga heli leheydeen Siciid Harti ayuu la jiraa

Post by Gubbet »

Runta meydiin sheega--Hawiye, Darood, Irir fulaan warkooda ka baxa.

Waxba Hassan Sheekh kaaraan fadhiya iyo odeygaas caloosha weyn Ismaaciil Geelle Djibouti baraaqsan wakhtigiina haysaga lumin.

Furahaad soddon sano baadigoob ku jirteen waqooyi ayuu yaal waliba meeshii la oran jiray British Somaliland.

Khaastaan nimankaas Harti ayuu la jiraa gacantana Laascaanood ayaa ku haysa.

Laba sifaad ku heli kartaan.

Midi waadinkoo heshiin lahaa oo isla jaanqaadi karay.

Taasu hadayan suuragal noqon, nabad iyo afgarad isku sagootiya.

Wallahi oo billahi oo tollahi, goaan aad ku midaysantahihiin oo labadaa sifood midu yahay hadaad Somalia ula timaadiin---wax alle waxaad hamiyeysaan Somalia tawfiiq ayeey idin kula duldhici lahayd.

Ama hadii kale kun sanoo kale HSM iyo Geelle waxba idin hayn wakhtiga iskaga maaweeliya.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Reer Sheekh Isxaaqoow furahiini aqoonsi aad Somalia kaga heli leheydeen Siciid Harti ayuu la jiraa

Post by theyuusuf143 »

Dhulmahante ismaanu diline idinkaa isku kaayo diray , iidoor iska celiya idinkaa u bilaabay misena dagaalka uga baxay. Xalkuna miiskiinuu yaalaa. Munaafaqadaba waad u xoog wayntihiine xal keena qadaadweynay. Ama naga dhex baxa.
Gubbet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6750
Joined: Sat Jul 04, 2020 2:54 pm

Re: Reer Sheekh Isxaaqoow furahiini aqoonsi aad Somalia kaga heli leheydeen Siciid Harti ayuu la jiraa

Post by Gubbet »

Dhulbahante kolka lagugu dirahaya sida oori aad dhaxashay godobteedu waataa mida arliga kugu dul rogtay.

Walle iyo Bille reeroow anigu waxaanba ka cabsanaya Dhulbahantaha kowdi kugu yiri Lascaanoodeydi ii dhaaf aad ka biyo diiday inuu xuduuda Somalia waa lowyacadde kula sheegto oo Rer Somalia dhan hadii ay isku tagtoo tiraahdo war nimankaan Hargeisa ictiraafkoodaan siinaynaa inuu Dhulbahante veto saaro isagoo leh keligey baa xuduuda Somalia Lowya cadde kusoo xiraya.

Raggaa raggii shalay maaha.

War baa harsan, riyyo godob-reeb baa lagu jiraye, warmoog Mengustoow war liidaa waxeey la heehaabanaysaa warmoog Yusufoow war liidaa
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32790
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Reer Sheekh Isxaaqoow furahiini aqoonsi aad Somalia kaga heli leheydeen Siciid Harti ayuu la jiraa

Post by Khalid Ali »

Qurjiile are our subjects and sool sanaag and togdheer Saaxil maroodijeex is all our land we don’t make a disntiction to our land becaus we allow some ethnic jeberti live on the land doesn’t mean they can take it and add it to another country

War dagaalku Wu soco anaya ila argaxisada meesha laga siigeyo
Muuse aydan aqoon thé sadaat Messiah
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Reer Sheekh Isxaaqoow furahiini aqoonsi aad Somalia kaga heli leheydeen Siciid Harti ayuu la jiraa

Post by original dervish »

We gave ejected you from Lascaanood and killed hundreds of your men.

Another two fronts have been opened to the east and west.

Sooner or later you will have to retreat or be killed or captured. :som:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32790
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Reer Sheekh Isxaaqoow furahiini aqoonsi aad Somalia kaga heli leheydeen Siciid Harti ayuu la jiraa

Post by Khalid Ali »

Keep telling ur self that
U might actually believe the lies ur telling
Haha
User avatar
mahoka
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8700
Joined: Wed May 27, 2015 7:57 pm

Re: Reer Sheekh Isxaaqoow furahiini aqoonsi aad Somalia kaga heli leheydeen Siciid Harti ayuu la jiraa

Post by mahoka »

There is a reason gubbet lost his mind, he knows dhulo view on mareexan will change after these recent events
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Reer Sheekh Isxaaqoow furahiini aqoonsi aad Somalia kaga heli leheydeen Siciid Harti ayuu la jiraa

Post by original dervish »

Wasn't you saying the other day you were in control of most of Lascaanood?

Your forces are pinned down in Goojacaade....7km away from Lascaanood. :som:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”