Xalka aan u hayo dalkeena somaliland
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Xalka aan u hayo dalkeena somaliland
Sxbyal dalkeenu rag u dagaalama wuu leeyahay maanta maalin Aynu Ka xoog iyo dhaqaale roonahay oo ina soo martay ma jirto in history , rag wadanka maalkooda Ku aaminay oo wax badan geliyeyna waynu leenahay faceena uma arag xumin . weliba dunida 1aad sumcada ugu fiican ee African leeyahay baynu Ku leenahay ama laynaga aaminsanyahay . Laakiin waxa liita kuwa jooga kaalinta hogaaminteena.
Aan kusoo dhowaado xalka , aragtidayda waxaynu u baahanahay xeer cusub oo beelaheena mid walba siinaya political season ay dalka hogaamiyan , waa wax laga naxo marka beeshii inoogu balaadhnayd ay maanta Ku doodayan in talada laga ilaaliyey which is not true. Cid xitaa awoodas leh ma jirto ama wax u diidi Karta . Waa wax laga naxo marka xitaa qaar inaga midi nacaan tolkood weliba mindiyaha isugu dhiibaan .
Iskuma hayno Dhul , dhaqaale , iyo manaasib hoose toona , intanba horaynu u xalinay badankooda , waxa laysku hayaa waa position ka madaxwaynaha ee dalka u sareeya. Waxaynu qaadanay nidaam winner takes all ah oo Aynu maraykanka kasoo copy garaynay , waxa la gaadhay xiligii Aynu qaadan lahayn nidaam Ka turjumaya dhaqan keena siyaasadeed.
Waan hubaa idinkuma jiro mid jecel burburinta waxaynu Ka dhaxalnay kuwii inoo soo dhintay ee geesiyaasha ahaa . Waan hubaa inaynu dhamaanten Ku qanacsanahay dalkeena, Dal kalena dunida kuma lihin , waan hubaa inaynaan meelna kala tegayn for ever. No matter what ever happens xitaa Hadii hooyada lagugu hor kufsado . Waayo magaalo aynaan wada lahayn iyo dariiq aan inaga dhexayn midna ma jirto .
Mudanayaal iyo marwooyin anigoo Ka duuliya arimahaas aan kor kusoo xusay , waxan kusoo gunaanadaya inaynu wada tashi isagu nimaadno hadaynu Dir waqooyi nahay. Our former countrymen hartina waxan leeyahay , nimanyaw sidad nooga maaranteen baanu idiinka maaranay. Hooyadiina anaga wasna. Idinka waa Inoo dagaal una malayn maayo inaynu heshiin doono any time soon. Markay carabta iyo yuhuuda heshiiyan baynu heshiin doona. Insha Allah.

Re: Xalka aan u hayo dalkeena somaliland
Intiina laga yaabo inay iswadiiyaan why odaygu nimankaas harti meesha uga saaray. Horta kaw dhaqaale inagumay darsan , waxay inoogu Dareen kharash badan , waxay kusii dareen dagaal , dhiba maaha in rag wadan wada leh is dilaan sometimes , waxay policy Ka dhigteen inay jiritaankeena la dagaalaman oo ay xitaa shisheeye soo geliyan xuduuda. Anigu adeer doofaar ma ihi Mana yeeli Karo taas. Awaawgayna ma yeeleen. Naga raali ahaada dhulbahantaw , you are no longer member of our family . Cilladuna xagayaga kamay curan ee xagiinay Ka timi. Good lucky to you .
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Xalka aan u hayo dalkeena somaliland
Hadaan sii qeexo qaabka loo maaraaynayo reer walba political season kooda. Let's say waa doorkii habarjeclo oo kale , Anaga dhexdayada baa u tartamayn position ka , nin kasta oo candidate ahna wuxu kalsooni waydiisanaya beelaha kale. Yagaana kalsoonida siinaya Kay is leeyihiin kanba Ku Haboon talada dalka. Waa democracy xalaala oo waafaqsan dhaqan keena. Mana jiri doonto Cid is tidhaahda talada laydiin diidan yahay. Hadaynaan inagu dalkeena iyo dadkeena u fekerin cidina kuuma keenayso xal aad Ku tanaado. Somalidu waxay Ku maahmaahda dumaal nin Ka xishooday kama ilmo dhalo.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Xalka aan u hayo dalkeena somaliland
Consensus is good but bro Anigu waan ka so horjeeda the idea that the president is associated with his particular sub habar
Muuse biixi has done shit for sacad muse apart from the few sacad muse bussines folks he does bussines with nothing particular bay reerkisu ka faiidan the same with siilaanyo apart from habarjeclo uso tahriiibeen the west I can’t think of hj wax faiida ka helan apart from ina xashi and xirsi who did some embezzlement is that really for the betterment of habarjeclo I rather don’t care for the clans president wax faido kuma jirto if one president is from a habar we elect individuals that’s the whole purpose of elections I wouldn’t Really mind if 3 hjs run for all the three parties and we pick the best one or three garxajis qassab MaHa that they should be from different clans hala joojiyo nacasnimo cirro doesn’t represent garxajis xashi doesn’t represent. Habarjeclo muse doesn’t represent habar awal this mind set is so wrong and nacasnimo
Muuse biixi has done shit for sacad muse apart from the few sacad muse bussines folks he does bussines with nothing particular bay reerkisu ka faiidan the same with siilaanyo apart from habarjeclo uso tahriiibeen the west I can’t think of hj wax faiida ka helan apart from ina xashi and xirsi who did some embezzlement is that really for the betterment of habarjeclo I rather don’t care for the clans president wax faido kuma jirto if one president is from a habar we elect individuals that’s the whole purpose of elections I wouldn’t Really mind if 3 hjs run for all the three parties and we pick the best one or three garxajis qassab MaHa that they should be from different clans hala joojiyo nacasnimo cirro doesn’t represent garxajis xashi doesn’t represent. Habarjeclo muse doesn’t represent habar awal this mind set is so wrong and nacasnimo
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Xalka aan u hayo dalkeena somaliland
I am confident that I can play with the current polical game. I don't give a shit of you as a sacad muuse , if you scratch my back I scratch yours. How ever some of our valuable brothers don't understand the game . For this reason we have to change this American system and introduce our own isaaq or Dir Waqooyi system. Warya markad aragto nin reer hargeisa ah oo kaaga daran cadawga waa inaad fahanta in wax Ka khaldan yihiin system keena oo ay tahay in la Saxo. Horta is waydii adigu maxaad kursiga muuse Ku heshaa, xitaa adigu hadaad wax Ku hesho dadkaaga Reer samatar maxay kaga duwan yihiin ummada oo ay faa,iido Ka helaan miisaaaniyada dalkeena. Waa waxba.Khalid Ali wrote: Thu Jul 20, 2023 4:26 pm Consensus is good but bro Anigu waan ka so horjeeda the idea that the president is associated with his particular sub habar
Muuse biixi has done shit for sacad muse apart from the few sacad muse bussines folks he does bussines with nothing particular bay reerkisu ka faiidan the same with siilaanyo apart from habarjeclo uso tahriiibeen the west I can’t think of hj wax faiida ka helan apart from ina xashi and xirsi who did some embezzlement is that really for the betterment of habarjeclo I rather don’t care for the clans president wax faido kuma jirto if one president is from a habar we elect individuals that’s the whole purpose of elections I wouldn’t Really mind if 3 hjs run for all the three parties and we pick the best one or three garxajis qassab MaHa that they should be from different clans hala joojiyo nacasnimo cirro doesn’t represent garxajis xashi doesn’t represent. Habarjeclo muse doesn’t represent habar awal this mind set is so wrong and nacasnimo
I recommend in mabaadida aan kor kusoo xusay aad qaadataan hadaad beesha Habar awal tihiin , nacasnimo maaha inaad walaalkaa u tanaasusha . Laakiin waxa nacasnimo ah inaynu mushkilada xeer Ka yeelan wayno jiilalkeena danbe anfaca. If our garxajis brothers are not good at playing political games waa inaynu kubada u dejino sanadaha hore intay istijaabinayan.
Adiguba waadigii jiidali Ku waashay berigaanu idinla meeraysanay. Weliga awawga awal marbaad xasuusatay . Waa berigii shaanida ee silanyo idinku adkeeyey. Geel laba jir soo wada mar. Anagaba gadabursigu markay naga adkaaden Oromo baa na dishay baanu suuqa gashanay. Adeer rag tol ah baynu nahee aynu maqaaxideena wada hagaajisano.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Xalka aan u hayo dalkeena somaliland
hadaan anigu muuse oo sacad muse aah wax ka wayey mid hy ama garxajis loo dhiibo maxay micne samaynaysa oo qofka shakhsiga hy muxu wax gaar ah ka heli kara madaxweyne hy ah , makes no sense ciise muse maxay ka helen ina cigaal. habarjeclo siilanayo maxay ka heleen , gadabuursi ina rayaale maxay ka helen wa zero. i am against appeasement i am for best man for the job what ever clan he is even if he is midgaan. if he is good for the country he is goood for the country no shuggercoating.. hadaad leedahay halo dhiibo marba habar meesha ma qof habar hebel ka so jeeda.. then whats the puprose of elections maynu marba mid inaga ah habar isda hagbada marba mid magacwno doorashada lacag baba naga ga baxaysa lacag baba noo dhigmi lahayd, sida mj marka maynu samaynu dimiqradiyada xisbiyada badan aynu isku deyno. the purpose of xisbi is individual meesha ha qabsado afkaar hala isku af garto . not reer. qolo. its backwards , majeerteenka tooda ayaad doonaysa adigu cabdialhi yusuf cumar maxamuud ba bilaabay cismaan maxamuud ba ku xigay cadde muse , waxa ku xiigay faroole oo ciise maxamuud ah . waxa hadan loo dhiibay cabdiweli gaas oo cumar maxamud hadana cismaan maxamuud deni. berina waxa imanaya ciise maxamuud kale oo faroole oo kale ah ama inankisa. , taasaad doonaysa thats a banana republic not the best man for the job
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Xalka aan u hayo dalkeena somaliland
Khalid Ali wrote: Fri Jul 21, 2023 3:33 am hadaan anigu muuse oo sacad muse aah wax ka wayey mid hy ama garxajis loo dhiibo maxay micne samaynaysa oo qofka shakhsiga hy muxu wax gaar ah ka heli kara madaxweyne hy ah , makes no sense ciise muse maxay ka helen ina cigaal. habarjeclo siilanayo maxay ka heleen , gadabuursi ina rayaale maxay ka helen wa zero. i am against appeasement i am for best man for the job what ever clan he is even if he is midgaan. if he is good for the country he is goood for the country no shuggercoating.. hadaad leedahay halo dhiibo marba habar meesha ma qof habar hebel ka so jeeda.. then whats the puprose of elections maynu marba mid inaga ah habar isda hagbada marba mid magacwno doorashada lacag baba naga ga baxaysa lacag baba noo dhigmi lahayd, sida mj marka maynu samaynu dimiqradiyada xisbiyada badan aynu isku deyno. the purpose of xisbi is individual meesha ha qabsado afkaar hala isku af garto . not reer. qolo. its backwards , majeerteenka tooda ayaad doonaysa adigu cabdialhi yusuf cumar maxamuud ba bilaabay cismaan maxamuud ba ku xigay cadde muse , waxa ku xiigay faroole oo ciise maxamuud ah . waxa hadan loo dhiibay cabdiweli gaas oo cumar maxamud hadana cismaan maxamuud deni. berina waxa imanaya ciise maxamuud kale oo faroole oo kale ah ama inankisa. , taasaad doonaysa thats a banana republic not the best man for the job
The reality is afkaar ba iskuma doorano , ninkii la yara garbiyaaba oohin buu qabsanaya , iyo tola,ayey. Waxa kasii daran xisbi walba cida hogaamisa iyo reerkooda uunba contribution dhaqaale Ku darsada , isla reerka uunbaana u codeeya . Marka laga badiyana waxay u arkayaan in aabahood goblamay camal , wadanka dhanba amnigiisu khalkhal buu galaa xiliyada doorashooyinka madaxtinimada , doorashooyinkeena kale deero deero ma hirdido waayo juffi walba gaarkeeday xildhibaan keeda ula soo baxda.
Qofku xitaa afkaar tiisa xor uma aha , hadaad adigoo reer samatara wadani taageertid , waxa lagugu shaanbadaynaya , jaariyaad.
Waar dadkiibaaba is nacay. Anigu Waxan aaminsanahay nidaamka maxamuud saleebaan iyo Ka federal kuba way Ka fiican yihiin nidaam keena. Waayo waxoodu waa wax reality ga Ku salaysan oo transparent ah . Weliba nimanka maxamuud saleebaan waxaanay aqoon iyo doorashay faraha la galeen , dabeeto waa kuwaa garowe cunaha is haysta. Ee ciise hubka gurtay. Inaguba hubkaynu isu guran lahayne waxaynu Ku kala badbaadnay , bahalka waynu iska fogaynay oo beelaheenu ma hubaysna . Thanks to the army.
Intaa waxa kasii daran kharash ka inagaga baxa. 10 ilaa 20 million baa inooga baxa doorasho kasta. Lacagtaas hadaynu banka wajaale geline cunto dadkeena Ku filan baa kasoo bixi lahayd. Weliba qaad , sigaar iyo fuel bay Ku baxdaa badankeedu. System kani waa system dhiig Bax Ku ah dalka iyo dadkaba.
Re: Xalka aan u hayo dalkeena somaliland
SL has until the South gets rid of rebels/terrorist groups. It’s clear that place has zero skilled or educated leadership so don’t expect any surprises
The fact die-hard loyalist the Yusufff is now openly asking questions is an indicator of how the local population is feeling. This is the result of people losing hope and waking up to the lies they were being fed.
The yusuf is still trying to save face by saying things like “we shouldn’t underestimate our military, they can overthrow biixi and co” lol yusuf needs to just be honest with himself, forget about trying to save face
The fact die-hard loyalist the Yusufff is now openly asking questions is an indicator of how the local population is feeling. This is the result of people losing hope and waking up to the lies they were being fed.
The yusuf is still trying to save face by saying things like “we shouldn’t underestimate our military, they can overthrow biixi and co” lol yusuf needs to just be honest with himself, forget about trying to save face
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Xalka aan u hayo dalkeena somaliland
Every country has it's own challenges. Somalia waxan u aqaan Dal aynu deris nahay oo isagaba tiisu cuslaysay. Guud ahaan 2023 ga geeska Africa oo dhanba xaalad cakiran Ku jira . Xitaa ninkii odinga tolkii Nairobi waa qasayeen maalmahan , amxaaradii iyo abiy way isku maran yihiin. Culusaw iyo Habar gidir way isa soo karhayan . Maxamuud saleebaan kii arinkoodu ma sahlana. Mushkilada ina haysata waaba ta ugu dhibta yar marka kuwaas la barbar dhigomahoka wrote: Sat Jul 22, 2023 7:23 am SL has until the South gets rid of rebels/terrorist groups. It’s clear that place has zero skilled or educated leadership so don’t expect any surprises
The fact die-hard loyalist the Yusufff is now openly asking questions is an indicator of how the local population is feeling. This is the result of people losing hope and waking up to the lies they were being fed.
The yusuf is still trying to save face by saying things like “we shouldn’t underestimate our military, they can overthrow biixi and co” lol yusuf needs to just be honest with himself, forget about trying to save face
I am 100% confident that Somaliland armed forces can put both muse and cirro behind bars. Hooyada wase Adigu arina ma keentid aragtina malihid . You are just trolling .

- barbarossa
- SomaliNet Super
- Posts: 5561
- Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
- Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.
Re: Xalka aan u hayo dalkeena somaliland
No firm concord is ever likely to be achieved between faqash and iidoors. So, the only way forward, is, for the sides to remain in a perpetual state of war, until, at least, such a time, as one of them, manages to bring the other under total subjugation. The same goes for Hawiye and Daarood.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 11 Replies
- 1843 Views
-
Last post by MujahidAishah
-
- 14 Replies
- 1003 Views
-
Last post by Shirib
-
- 0 Replies
- 540 Views
-
Last post by Faranacab
-
- 0 Replies
- 578 Views
-
Last post by DalJecel60
-
- 0 Replies
- 512 Views
-
Last post by NoAngst.
-
- 2 Replies
- 642 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 4 Replies
- 638 Views
-
Last post by guhad122
-
- 0 Replies
- 261 Views
-
Last post by Adan_1
-
- 5 Replies
- 382 Views
-
Last post by HELWAA
-
- 11 Replies
- 590 Views
-
Last post by Sir-Luggoyo