Reer xasan iyo reer Siyaad Axmaq waqtigiisi dhameysteyay u adeegagayaan

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3303
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Reer xasan iyo reer Siyaad Axmaq waqtigiisi dhameysteyay u adeegagayaan

Post by bashe19 »

Mey ayaga adeegtaan what a loosers, Soomaali waxay tidhaa MEEL AD MADAXEEDA TAHAY, MIJAHEEDA LAYSKAMA DHIGO.
Ahbal dadkiina haw duleeynina miyeydnaan dad waaweyn aheyn, dadka reer Jubaland Gedo ku casuuma o doorasho xor iyo xalaal ku qabsada wadanka Jubaland wa adinka, adinkaa iskaleh cidna Marti howga noqonina.

WAABA DOQON OGAADEEN DOQON USII NOQO!!!!

:dj: :dj:
Gubbet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6751
Joined: Sat Jul 04, 2020 2:54 pm

Re: Reer xasan iyo reer Siyaad Axmaq waqtigiisi dhameysteyay u adeegagayaan

Post by Gubbet »

Nasteexna iyp Abdi Ali Xassan oo kula taliyey inuu Madoobe raaco?
User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3303
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Re: Reer xasan iyo reer Siyaad Axmaq waqtigiisi dhameysteyay u adeegagayaan

Post by bashe19 »

Gubbet wrote: Sat Jul 22, 2023 6:57 am Nasteexna iyp Abdi Ali Xassan oo kula taliyey inuu Madoobe raaco?
I talked for institution, such vice presidency, and Governatorial, you tolk about individuals.

:stylin:
User avatar
ReturnOfMariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7771
Joined: Tue Apr 14, 2015 8:14 pm

Re: Reer xasan iyo reer Siyaad Axmaq waqtigiisi dhameysteyay u adeegagayaan

Post by ReturnOfMariixmaan »

He always under us three….

User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3303
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Re: Reer xasan iyo reer Siyaad Axmaq waqtigiisi dhameysteyay u adeegagayaan

Post by bashe19 »

https://www.facebook.com/10001116406590 ... RE1AM8Zgl/


Anigu waxaan ban dhiiri gelinayaa, halvstore dhaweeyo Jubalandna aan u talino, nin haysta Dhoobley iyo Afmadow, waqtigisana dhamaadey seebu noohu taliya, markan haysano Baardheere, Garbaharey, Ceelwaaq, Beledxaawo, Doolow, Luuq, Buurdhuubo iyo Kismaayo, waa inaan talinaaa.

:clap:
User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3303
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Re: Reer xasan iyo reer Siyaad Axmaq waqtigiisi dhameysteyay u adeegagayaan

Post by bashe19 »




:dj:
User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3303
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Re: Reer xasan iyo reer Siyaad Axmaq waqtigiisi dhameysteyay u adeegagayaan

Post by bashe19 »



ILAAH BAN KGU DHAARSHE AXMAQ MADHOOBO WAQTIGIISA DHAMAADEY, O KA TALIYA DHOOBLEY IYO AFMADOW, RAGA U ADEEGAYA MAXAD LEDAHY???

RAGAANUNA KA TALIYAAN BAARDHERE, CEELWAAQ, LUUQ, GARBAHAREY, DOOLOW, BELEDXAAWO, BUURDHUUBO, KISMAYANA UGA LAANDHEREYSANYIHIIN, SOOMALIDA KALENA SADE LA SOCOTO. NIMANKAA SOW MA SIXTANA???
User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3303
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Re: Reer xasan iyo reer Siyaad Axmaq waqtigiisi dhameysteyay u adeegagayaan

Post by bashe19 »

https://fb.watch/m6x9dJZCl1/



Xildhibaanka Uurmidig iyo soo dhaweyntiisa Doolow


:dj:
User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3303
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Re: Reer xasan iyo reer Siyaad Axmaq waqtigiisi dhameysteyay u adeegagayaan

Post by bashe19 »




Adeer SADE waxaa dan u ah inuu midoobaaa,
MIDIGTUBA MICIIN MALEH HADEY BIDIXDU MAQANTAHAY


:stylin:
Gubbet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6751
Joined: Sat Jul 04, 2020 2:54 pm

Re: Reer xasan iyo reer Siyaad Axmaq waqtigiisi dhameysteyay u adeegagayaan

Post by Gubbet »

Baashe, that's Cali Xaashi, Reer Siyaad Nabadoon in Garbo. Meeh waxaad sheegeysay sxb? Reer Garbahaarey (Reer Siyaad, Ina Nuur, Reer Garaad, Ali Xussein, Reer Yuusuf, Ugaas Guuleed Ugaas Shermaarke, Habar Ciise, Bah Darandoole, Baha Faarax, Baha Guuleed, Reer Cismaan, Celi, Reer Siyaad Xussein) are the only district in Gedo of the last 10 years capable of putting their foot down over their own guys. Shimbir is Reer Siyaad and in Garbo and he is literally just a civilian. That is the Nabadoon of Reer Siyaad saying "Adeer I (the Elder) am the Government here."

Listening to Cali Xaashi, I am pleased to see Garbahaarey firing on that airplane seemed to have woken the other districts out of being "too cautious." As the Nabadoon says all the other Nabadoons of the other districts are now dusting off their whipping sticks saying if we had acted like Garbahaarey we would have nipped this in the butt long time ago.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”