Muse biixi declares ururo elections

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Muse biixi declares ururo elections

Post by theyuusuf143 »

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Muse biixi declares ururo elections

Post by theyuusuf143 »

Muuse biixi waxay u muuqata inuu noqon doono ninkii ugu horeeyey ee isaaq khasab kaga dhiga saraynta sharciga. Guss jilicsan iyo go,aan jilicsan midna khayr malaha. Muusaw na jiidh adeer . Bushaarana hayso hadaad doontana waxeeba. Waar isaaqaw dhidhiibsada . Madaxwaynuhu edaabtu ina barayaaye . Reer walawba caafimaad kaaga ilaasho dawladu intaynu Ku naqaanay Ka xoog roone :lol:
User avatar
TheGrumpyGeeljire
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3555
Joined: Sun Jan 12, 2014 1:25 pm

Re: Muse biixi declares ururo elections

Post by TheGrumpyGeeljire »

theyuusuf143 wrote: Mon Aug 07, 2023 8:39 am Muuse biixi waxay u muuqata inuu noqon doono ninkii ugu horeeyey ee isaaq khasab kaga dhiga saraynta sharciga. Guss jilicsan iyo go,aan jilicsan midna khayr malaha. Muusaw na jiidh adeer . Bushaarana hayso hadaad doontana waxeeba. Waar isaaqaw dhidhiibsada . Madaxwaynuhu edaabtu ina barayaaye . Reer walawba caafimaad kaaga ilaasho dawladu intaynu Ku naqaanay Ka xoog roone :lol:
Guulwade Yusuf, this man you praise is single-handedly destroying Somaliland step by step.
User avatar
mahoka
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8700
Joined: Wed May 27, 2015 7:57 pm

Re: Muse biixi declares ururo elections

Post by mahoka »

Yusuf is the hj version of gubbet lol. These niggas live in their own realities completely dissociated from planet earth
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Muse biixi declares ururo elections

Post by theyuusuf143 »

Ninkii ba,anaayaw lagu fasax,. Anigu madaxwaynaha baan la mawqif ahay mudada u hadhay , ee sharcigu jideeyey. Mudadaas na habarjeclo waxan leeyahay laaya qurjiilaha waxad hub haysaana Ku mintida only muuse Ismaciil iyo sacad yoonis Ka uun fair share kooda ha haystan. Isaaqa guduhu waa naago hubka culus halaga fogeeyo yey dalka inaga dumine. Madaxwaynaha qaranku waa nin dagaal , xiliga dagaalkana lsaga inoo fiican. Crumpy geeljiraw solomadaw difaac bay u baahan tahay. Iyo inay completely helaan manaasiibta iyo budgedka gobol ka buuhoodle oo dhan 100% . No more qurjis sharing with you any thing . Aaayahaagan adeer Ka shaqaynaya.

Laakiin after this , muuse biixi yaan dib loo dooran ,. Nasasho baynu u baahanahay :lol: wixii intan Ka dabayeena constitution ka aynu iska bedelno oo tolano shaadh inagu haboon .
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”