Wallahi oo Billahi oo Tollahi tallo wey tiil ee waa la diiday taa badalkeeduna wuu eeday Muuse. War bal ninkaan mar labaad dhageeysta Islaamoow and especially the ones still interested in further conflict towards their neighbors;
Garxajis Jaamac Shabeel's warning from 7 months ago. This is called ARAGTI FOG.
Moderator: Moderators
-
- Posts: 34
- Joined: Fri Mar 31, 2023 10:46 am
Re: Garxajis Jaamac Shabeel's warning from 7 months ago. This is called ARAGTI FOG.
Nimankan garxajis wa idoorka waxgaradka ah wana libaaxyada idoor..they don't need Somaliland but Somaliland needs them for survival...I believe garxajis can become they own dawlad...
Re: Garxajis Jaamac Shabeel's warning from 7 months ago. This is called ARAGTI FOG.
Garxajis sort of seem like Abgaal to Hawiye. They are different.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Garxajis Jaamac Shabeel's warning from 7 months ago. This is called ARAGTI FOG.
They are the most Darood like of the iidoors, due to their proximity and interaction with Daroods over the centuries.
Hj Dhulbahante relations is a relatively new occurrence.
After the genocide against Dhulbahante by the British, hj moved into formally Dhulbahante territory.
Hj Dhulbahante relations is a relatively new occurrence.
After the genocide against Dhulbahante by the British, hj moved into formally Dhulbahante territory.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17688
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Garxajis Jaamac Shabeel's warning from 7 months ago. This is called ARAGTI FOG.
Talaan Ku siinayaaye rag waxa kuugu daran marwalba Ka Ku yaqaan. Isaaq marka laysku darro laba qolo oo keliya idin jecel waa Arab iyo habar awal. Qolada 1aad dhiigba idinka dhexeeya sida la sheego qolada labaad na dalka. Oo Yagu cadaawad qabiilba markii hore idiin may hayn. Hadana yagaad ugu af xumaydeen.original dervish wrote: Thu Aug 31, 2023 3:10 pm They are the most Darood like of the iidoors, due to their proximity and interaction with Daroods over the centuries.
Hj Dhulbahante relations is a relatively new occurrence.
After the genocide against Dhulbahante by the British, hj moved into formally Dhulbahante territory.
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Garxajis Jaamac Shabeel's warning from 7 months ago. This is called ARAGTI FOG.
Intaa jaamac shabeel sheegay baan Ana sheegayay 8 bilood. Aduunka ma Jirto ummad midaysan oo gurigeeda dagaal Lagaga adkaado. Dhulbahante markii hore way kala qaybsanaayeen oo qayb baa Somaliland taageersanayd laakiin muuse biixi ayaa mideeyay markii laayay oo magaaladooda duqeeyay. Bilowgiiba hadii ciidamada lasoo bixi lahaa oo qayb iyaga kamid ah wada hadal la geli lahaa wuu sii haysan karayay sool laakiin WAA nin waalan oo Caqli lahayn oo intuu is adkaynayay ayuu ciidankiisa jebiyay,isaaqna ceebeeyay. Sool iyo dhulbahante somaliland way ka baxeen weligoodna kusoo noqon maayaan. Muuse ilama aha imika inuu hayo ciidan iyo dhaqaale dagaal kale ku galo laakiin xiitaa haduu weerar kale qaado la isla dhaafi maayo xuduud beeleedka isaaq iyo dhulbahante oo oog iyo guumays inta u dhaxaysa ayuun baa lagu dagaalamayaa.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Garxajis Jaamac Shabeel's warning from 7 months ago. This is called ARAGTI FOG.
We understand Bixi is a crazy old tyrant.kaliil wrote: Fri Sep 01, 2023 2:41 am Intaa jaamac shabeel sheegay baan Ana sheegayay 8 bilood. Aduunka ma Jirto ummad midaysan oo gurigeeda dagaal Lagaga adkaado. Dhulbahante markii hore way kala qaybsanaayeen oo qayb baa Somaliland taageersanayd laakiin muuse biixi ayaa mideeyay markii laayay oo magaaladooda duqeeyay. Bilowgiiba hadii ciidamada lasoo bixi lahaa oo qayb iyaga kamid ah wada hadal la geli lahaa wuu sii haysan karayay sool laakiin WAA nin waalan oo Caqli lahayn oo intuu is adkaynayay ayuu ciidankiisa jebiyay,isaaqna ceebeeyay. Sool iyo dhulbahante somaliland way ka baxeen weligoodna kusoo noqon maayaan. Muuse ilama aha imika inuu hayo ciidan iyo dhaqaale dagaal kale ku galo laakiin xiitaa haduu weerar kale qaado la isla dhaafi maayo xuduud beeleedka isaaq iyo dhulbahante oo oog iyo guumays inta u dhaxaysa ayuun baa lagu dagaalamayaa.
However, why are most of iidoor supporting a new war?
They have killed over 1500 men and civilians, while claiming we are the aggressors.
Why don't the people want peace?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 506 Views
-
Last post by Notorious13
-
- 5 Replies
- 1484 Views
-
Last post by kanadiid90
-
- 10 Replies
- 682 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 2 Replies
- 882 Views
-
Last post by Unclebin-
-
- 0 Replies
- 107 Views
-
Last post by hanad_mn
-
- 25 Replies
- 5622 Views
-
Last post by Reer Burao
-
- 25 Replies
- 4304 Views
-
Last post by GENERAL_SNM
-
- 1 Replies
- 2184 Views
-
Last post by biko
-
- 1 Replies
- 1300 Views
-
Last post by ultratribalism
-
- 115 Replies
- 7544 Views
-
Last post by oxymoron