Prof I AM Lewis book
Posted: Thu Jan 18, 2024 11:27 pm
Ninkan Ingirisku wuxu aha Antribioligist wax ka dhiga machadka London African Oriental Studies kuna takhasusay Somalida, Afka somaliga na si fiican u yiqiin
Ninkasu buug uu hada ka hor wuxu sheegay in somalida ay dhex galeen ama ku milmeen qabiilo ka mid ah dadka lo yaqan Oromo Gala marka waxa halka ku cad Muse Biixi koox disa iyo dadka leh Abagadha iyo Oromo ban nahay inay yihiin dadki Ka so farcamay Oromo Gala iyo Oromo Christian Orthodox