Tell him to leave . We can't afford an other set backs. Kursi laysku dhedhejiyo waxaaan ceeb ahayn lagama qaado. Adeer bahasha xiniinyaanu Ku wadnaaye dad ma hayno. Dadkii somaliland waxna wuu laayey waxna wuu eryey , waxna wuu la meeraysanaya, intaa uu la meeraysanayaana waa lafdhabar kii dalka. Si xun baynu u jabayna walaahi haduu doofaar kaasi yeelan waayo damiir uu Ku garto when to leave.
We are egalitarian society dadkeenu weligood boqor iyo dictator toona may aqbalin afwayne baanu taas Ka yeeli lahayn. Dhaqan waxaynu u leenahay in hadhuubka laysu dhiidhiibo oo aanay cidina dareemin in caanaha loo diidan yahay. HJ mawqif is very clear , madaxwaynaha gar iyo gardaraba Waanu Kula socona during his mandate. Haduu Ka badbadiyo isma naqaano. I hope Inuu berrtiisa aado ama gurigii hooyadii.