Waxaan goobjoog ka ahaa anoo ku sugan Boosaaso 1983 macalin dugsiga sare ah, ayuu duulimaad qaasa ku yimi Boosaaso , magaaladii baa halmar xan hoose gashay, malaada waxaa yimi Gelle Yusuf, governor waxaa ahaa oday sacada maciisi wa iloobay Bashiir, gaari landrover bu u geeyey, wayo garoonku magaalada waka fogaa, Gelle waka diidey o wuxuu u yeeray Taliyihii Boliiska e garoonka, gaarigisi ayuu ka qaatey o maxkamada ku tegey si deg deg ah.
MAXKAMADA; Waxay la dhageysanayaa rag laba iyo saddex intey ahaayen ma xasuusto waxaa lagu eedeynayey inay falaago hubeysan o dhowr magaalo dad ku dileen dhaqaale dowladeed lacag qarana dhaceen, magalooyinka ay dadka ku dileen waxaa ka mid ahaa Qardho, dhacna ka geysteen iyo Iskushuban dil Sarkaal Boliiska iyo dhac lacageed ka geysteen iyo weliba Ufeyn dhac lacageed kaliya ka geysteen.
Kadib maxaa dhacay, la soco qaybta labaaad
MARQAATIGA NOOOL detto Bashe19
