Beelo Badeed lagu xassuqey xeebaha Puntland..
Posted: Fri Jan 24, 2025 8:00 am
Beesha dolfinka oo ka mida beela badeedka laga badan yahey ayaa ku eedeysey beelweynta Whales iney xasuuq naxariis daro ah u geysteen oo ey dilleen in kabadan 140 ruux. Beesha dolfinka waxey ka codsaneysaa beesha caalamka in xasuuqaan baaritaan ku sameyaan, maxkamadna horkeynaan the perpetrators of this unspeakable crime.
https://www.hiiraan.ca/news4/2025/Jan/1 ... pdateFront
https://www.hiiraan.ca/news4/2025/Jan/1 ... pdateFront