HISTORIE OF SHEIKH ISAXAAQ BINU AHMED

Soomaalida waddankan ku dhaqan

Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods, uk mods

User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

HISTORIE OF SHEIKH ISAXAAQ BINU AHMED

Post by fagash_killer »

Dhamaan dadka Taariikhda Jecel waxaan uu soo gudbinayaa Taariikhdan INsha alla ka Faa‘iideysta,. waa Qeybtii Koowaad Aan rabo in aad ogaataan dadka aan aqoon Wadaadkan . ILAAHAY JANADADII Farduusa ha ka WARAABIYEE. .Marka Hore waxaan ka afeefanayaa in aan loo qaadan ( Qoraal ka hadal ) ,.BEELO,,SIYAASAD . iyo Dhul balaadhsi.. waa duruus aan uu dhigayo Caruurta soo Goreysa . in lagu barbaariyo Diinta Islaamka iyo Halka uu ka soo jeedaan dadkii dhalay.
Shiikh Isxaaq wuxuu ku AAsan yahay Gobolka Sanaag Magaalada Barakeysan ee MAYDH. kana tirsan JAmhuurriyada SOMALILAND Xeebta Bada Cas (Red Sea ) 90 Miles North Magaalada Ceerigaabo ee Gobolka SANAAG .. Wuuxana ka mid ahaa Culimada laga dhaxlay Kaaraamooyinka , DHaqanka , Hiddaha ,Nabada .iyo Barbaarinta DIINTA Islaamka .. Isla Gobolkaas SANAAG waxa Ku AAsaan Magaalo Madaxda Ceerigabo (ERIGAVO) iyo Nawaaxigeeda Culimo kale ay ka mid yihiin Shiikh SAMAROON SAciid East Ceerigaabo 19 Miles dooxada Booxa , iyo SHiikh ISSE 45 Miles North Buuraha Raguuda ee Magaalada ERIGAVO Culimadaas dadkii ay ka Farcameen iyo inta ay sii dhaleenba sadexdaas Shiikh Waxaa idiin ku Waajib ah in aad uu Duceeysaan Awowayaashiin. Haddii aan soo qaato SHIIKH ISXAAQ BINU AXMED BINU ILAYAAS wuxuu Masalihii dhigtay Magaalada Maydh. ee BAda Cas (RED SEA ) Halka uu SHIIKH DAROOD na uu Bustihii Dhigaty xeebta BADA Raas Xaafuun ee INDIA OCEAN.. . Markii ay dhulka hadda la yidhaado Somaliland iyo SOMALI ay soo caga dhigteen Labadaas ODAY . ., .

Haaddii aan sii anba qaado Nooloshii Shiikh Isaaq Wuxuu ku dhashay Magaalada Hadda loo Yaqaan Molsan ee Wadanka Ciraaq Miyigeeda 80 miles North , shiikh markii hore waxaay ka yimaadeen Abaabihiis iyo Caailadiisu dulkan Yaman waxaana la dhashay 4 wiil shiikha ISXAAQ //,Shiikh Isaaq 14 jir markuu gaadhay Nasiiba daro waxaa Dhintay Abhiihiis AXMED Bino ILYAAS . .Waxaana bud dhigay ADEERKIIS ISSE BINU AXMED oo dadka qaar ku qaldaan shiikh ISSE oo ah dadka Jabuuti degan awowkood .. GEERIDAAS Shiilh Isaaq ku Timi Goobta waxa joogay SHIIKH Inaadeerkiis XUSEEN BINU ISSE iyo afar wiil iyo gabadha uu dhalay.. .Tacsidaas iyo baroortaas waxaa fadhiyey Iheladii iyo Qaraabadii shiikha uu ka mid ahaa Walaakiis C/ RAXMAAN BINU AXMED iyo Wiil uu dhalay . .. Murugadaas shiikha ku timi Markuu Qaangaadhay . wuxuu ahaa nin qalbi adag oo ILAAHAY ku kal Soon Wuxuuna aad uu Taakuleenay -jiay DAdka Masaakiinta ah , iyo Dadka Xanuunsanaya /wuxuuna aad uu Jeclaa in sii barto quraanka Kariimka ah iyo Axaadiista Nabiwiga ee Islaamla . dabadeed wuxuu wax barasho uu tegay Magaalda BAQDAAD oo ahayd Meesha ay Culimadu Islaamku isugu imin jireen oo ka mid ahayad saldhikii Xadaarada 2aad ee Islaamka ay ku soo qulqulayeen Jiidaas ... Agoonkaas shiikh ISaaqa Lix sanadood (6yrs Later ) qiyaatii ka dib waxaa dulkaas ka dhacay doodo ISLAAMKA dhexdooda ah iyo MAHDABO kala duwan ee Diinta ku salaysan ,Dagaal Qabiil iyo dhul boob .Sida ay hadda Somalidu qaarkood ku dhaqmaan .Culimadu Diinta iyo Qabiilka isku dhafan ,,,...waxa kaloo weheliyey dhul dhurugsi iyo khilaaf ka dhexeeyey Qabiilada meesh deganaa Magaalada BAQDAAD . waxaa intaas uu dheeraa Ruxruxashadii BOQOR TOOYOOYINKA iyo Kala Hufkii iyo ka Haadintii Xuduudada beelaha Carbeed ,,,,,...dabeed SHIIKHU wuxuu Talo ku gaadhay in ku noqodo Baradiisii uu ku dhashay iyo Eheladiisii ay Isku beesha ahayeen. Ee degaanaa Nawaaxika Molsan Reer binu HAASHIM .In uu Weheshdo reerihiisii, ,Arrintii markii ay soo gaadhay colaadii Bardii shiikhu ku dhashay waxay uu qaxeen ilaa dulka loo yaqaan YAMAN ay AWOOWAYASHII ka yimaadeen Reer ILAYAAY BINU COOFI., Si aad uu fahantaan wadamada carabta ma jirin waqtigaas . Laakiin meelo yar yar baa waxa ka jiray boqortooyin iyo Xoolo dhaqato …aan dib uu halacsadee Taariikhada SHIIKH ISAAQ BINU AXMED BINO ILAYAAS BINU COOFI BINU HAASHIM . waxay reer HAASHIM soo caga dhigteen xadka YAMAN iyo Sucuudiga uu dhaxeeya ..Nasiib daro waxa ka hor yimi shufto ku saleeysan Qabiil iyo iska Caabin markii ay maqleen warkaas dulka BAQDAAD iyo Jiidaas Laga soo sheegay ,,ay Safardoodii ka yimi uu sheegeen .. Juhaladii meeshaas deganeed ..waxay la galeen dagaal ….dagaalkaas waxa ku dhintay walaalkiis iyo laba ay ilmaadaar ruma yihiin iyo Adeerkiis dhamaantoood ilaahay how WARAABIYO , Nasiib Wanaag shiikhu isagu wuu ka badbaaday waana guuleyteen . Murigadaas Labaad ee SHIIKH ISXAAQ ku dhacday Waxaa Hadana loo soo sheegey geeridii Hooyadii AMINA Mudo Yar ka dib .Sida Taariikhdan ku Cad ,
Wuxuu soo Bidhaansadoba wuxuu shiikh soo caga dhigtay Jiidaas Magaalo Madaxda Sanca ee hadda loo yaqaan 120 miles East . halkaas ay ku saaxiibeen beelo abti uu ahaa SHIIKH ISXAAQ .. ..waxuuna sii kororsaday Cilimika Islaamka iyo Saadaasha , Seygoolajika , iyo Juraafiga Islaamka uu mudo badan ku hawlanaaa deeganadaas …. ilaa uu gaadhay derejadii iyo karaamooyinkii dadka ilaahay Jecel yahay .. ..Markuu ahaa 29 jir waxaa loo doortay Abaanduulaha beelaha abtiyadii uu wax badan ka soo hooyey xagga NABADA iyo Garaadka Waxbarashada Quraanka iyo Safarka loo sodaalayo Xajka . .Dabdeed beelihii meesha deganaa ayaa Gabadh siiyey ugu beegan INAABTI Magaceeda aan ilaaway .markii aan baadhay Gutubta MAYDH Taal uu kacantiisa ku qoray Shiikhu Sanadkii 1964 . Nasiib wanaag waxay uu dhashay laba wiil iyo gabadh Haaruur ,Xuseen iyo Suleekha in kastuu uu Haaruun iyo suleekha ay dhinteen ,Laakiin uu Xuseen ka tegay dad hadda ku dhaqan wadanka Yaman ..dadkaas qaar ka mid ah baan ku arkay Magaalada Meydh 1962 Aniga oo aabahay la Socoda uuna iskaya baray ,,Dadkaasi way Iman jireen Magaalda Maydh barkii hore iyaga oo wata DOON aad looga Naxo oo Jajaban . Sanadkii Mar bay iman jireen Xeebtaas Maydh ,Nasiib Daro dadkaas Reer Shiikh Isaaq . mar banbe maan arkin .,waxayna ka mid noqdeen Taariikhihii la aasay markii laysku daray Somalilweyn ..

Mudo ka dib SHIIKII ISXAAQ wuxuu nasiib uu helay in uu noqdo Hogaanka Culimada waaweyn ee Jiidaas ; wuxuuna ka mid noqday afartii nin ee loo doortay in ay ka qayb galaan Fidinta diinta ISlaamka Kuna faafinayaan Dulka ABASIINIYA ilaa East Africa ,Markii ay ka soo gudbeen Bada Cas (Red SEA) ,waxay Culimadii Fadhiisan ka dhigteen Magaalda HARAR halkaas ay kula gulmeen Culimo Kale ee Isku Qadiyad ahaayeen ee ka yimi Wandanka Masar. ay isku Baheysteen Walaalo Xagga Islaamka .. Shiikh Isaaq iyo culimadii la socotay si Fiican baa logu qaabilay waxaanaa loo fududeeyey in ay dadkii la hadlaan , Isla markaas Shiikh wuxuu ka mid Noqday 10 kii NIN ee Culimada ahaa ee loo xil saaray in ay sii anba qaadaan oo sii fidiyaan Xilka saran ee diinta Islaamka i ..Shiikh wuxuu Safaro ku kalaa bixi yey Deegaanka Gojam ,Wolo. Gurage, Sillee, ADARE ,.OROMO ,walaita, iyo GONDAR ee hadda ka mid Dulkan Itoobiye
dabeed culimadii ay Meesha ugu yimaadeen ee reer Masar waxaay sii hoosahaana ula shireen Xukuumaddi Booqtoodii Ethopia iyo qaar ka soo jeeda Diinta Kiristanka ee meesha Joogay ,dabadeeed shiikhu wuxuu goostay in ka Haajiro Arligan Ethoopia ama dulkan ABASIINIYA ee munaaqadu ka socotay kana daba tago dadkii ka firdhaday Gumeysiga Ithoopia . ee ku fiday Dulkan hadda loo yaqaan Somaliland . halgaas ayuu ka bilaabay Shiikh Isaaq safarkiisii Magaalda HARAR waxa la socoday Maalitaasi Shiikh Isxaq 1400 boqol oo isku jira Culimo ,iyo Xaasaskoodii ,iyo arday baranaysa Diinta Islaamka .ay isku baheyteen Walaaltinimo.. Heel iyo hoona lagab Taagan yihiin , Shiikhu waxuu Bilaabay Socodkii markuu Tugaday Saladii Cishaha wuxuuna labistay Dharkii Dagaalka ,Seeftii uu watayna dhabka ayuu xidhay ,Gacanta midktana wuxuu ku qaatay KITAABKA Kariim ah ,Kacanta Bidixdana wuxuu ku qabsaday Hogaankii Faraska uu raacayo ,Labada garbna wuxuu sudhay Weysadii iyo Maslihii uu ku tuganayey
User avatar
Lil_maRlilander
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3838
Joined: Fri May 27, 2005 9:45 am
Location: At Home...

Post by Lil_maRlilander »

SAXXIB ITS A BIT LONG BUT STILL


up
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Post by fagash_killer »

yeah we had an greet fore father he can today sure be proud of his sons

ISAAQ POWERRRRRRRRRRRRRR Cool
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Post by fagash_killer »

but i found interested is issa and isaaqs are cussins i didnt knew that
User avatar
Lil_maRlilander
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3838
Joined: Fri May 27, 2005 9:45 am
Location: At Home...

Post by Lil_maRlilander »

BRRRRRRRRRAAAAAAAAAAAAAAACCCCCCCC



I SALUTE TO U BROTHER



ISHAAQ 4 LYF Somaliland Somaliland Somaliland
User avatar
Aristocrat-1
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 578
Joined: Sun Nov 13, 2005 3:14 pm
Location: BURCO, Seat of the Noble HABAR YOUNIS

Post by Aristocrat-1 »

Jealousy admin will get u no where.


My Sheik Isaaq rest in peace. rose
User avatar
Erigavo_Gal
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2348
Joined: Mon Dec 20, 2004 1:08 pm
Location: §ømêwhê®ê·´`·.¸.»ßêtwêêñ.´`·.¸.»Çïï®kä Iÿö Ðhu1kâ

Post by Erigavo_Gal »

elahaay ha unaxaristoo....shiikh isxaaaq...amiin dhahaa.... Smile
wow...his grave is in sanaag...... Razz .....


thanx...killa Wink
User avatar
SNM_Warrior
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1655
Joined: Tue Aug 16, 2005 8:19 pm
Location: I CAN SMELL IT COMING DA 18 0F MAY

Post by SNM_Warrior »

GOD

BLESS

OUR
FARTHER

AMIN
User avatar
Aristocrat-1
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 578
Joined: Sun Nov 13, 2005 3:14 pm
Location: BURCO, Seat of the Noble HABAR YOUNIS

Post by Aristocrat-1 »

admin, not everyone on these this site is as dumb as u, by the way u stated "wow, its a long way" u could see that u were trying to make it sound as though it was an exaggeration or a lie.

Now grow up mate.


P.S. U always pop up talking shit about Isaaq. All i would say is My Allah Almighty help u with ur issues. Smile
Last edited by Aristocrat-1 on Mon Dec 19, 2005 4:23 pm, edited 1 time in total.
LipGloss_
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 591
Joined: Sat Oct 22, 2005 1:18 pm

...

Post by LipGloss_ »

Long
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Post by fagash_killer »

anytime e_g yeah hes grave is in sanaag i visisted few times u should see how many isaaq souljas where protecting his grave Cool

admin yeah that was an long travel
User avatar
Ashlee
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9351
Joined: Fri Nov 04, 2005 11:49 am
Location: The night is darkest just before the dawn. And I promise you, the dawn is coming.

Post by Ashlee »

[quote="SNM_Warrior"]GOD

BLESS

OUR
FARTHER

AMIN[/quote]

You also forgot to add the son and the holy ghost(the trinity)
MEAN_GURL4LIFE
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 311
Joined: Mon Apr 25, 2005 2:56 am

Post by MEAN_GURL4LIFE »

Ever heard this"keep it simple stupid" before.That's what you should have done with your long ass essay waryaa.No wander i hate you guys.Do the robot dance^ Rolling Eyes
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Post by fagash_killer »

if u knew what ure saying than i could atleast understood u can u trie it again please thanks
$tyli$h_Boi
Posts: 145
Joined: Sun Nov 02, 2003 7:00 pm
Location: B 2 Da U...R ..2 Da C...O
Contact:

Post by $tyli$h_Boi »

Oi Da Iz Bullshit Bruv.. I Don't C My Self As An Arab.... Proud 2 Be African..........Malilanderrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrr..
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Europe - UK”