Page 1 of 1
Song dedicated to Sexy-kitten
Posted: Sat Dec 24, 2005 10:21 pm
by XidigtaJSL
In Waqooyi culture, haduu nin gaf kula kaco ruux dumara ama aflagaadeeyo waxaa ku waajib ahaan jirtey inoo magteeda bixiyo

am serious, since I can't afford this I'll take an easy way out by dedicating this song I love to sexy-kitten
Ilow bisinkaa u weyn
Aqoon barashaa ka weyn
Bilaahi yaqiin u weyn
Xijaabna burgahaa u weyn
Naftaydaa badh baad tahoo
Jacayl igu biirey baa
Jidhka igu baahayee
Wadnaha boholyoo ku weyn
Caashaqu been been ka weyn
Bukaan xaalkani ka weyn
Beerkey adaa ku weyn
Beerkey adaa ku weyn
Adaa igu weyn
Sexyey adaa igu weyn
Shuga Xidigahaa ka weyn
Balan guur baa u weyn
Barwaaqaa nolol u weyn
Jacaylkuna waa badweyn
Klagacal lama baylahshe
Axdigu buurahaa ka weyn
Axdigu buurahaa ka weyn
Posted: Sat Dec 24, 2005 10:23 pm
by intellex
Posted: Sat Dec 24, 2005 10:28 pm
by sexy-kitten
Lool@ magteeda bixiyo.. Rageedi!!
I believe everywhere ineey sida ka tahay laakin..
A sweet hees ma is tidhi? Dhib ma jirto ayaan ku idhi ee don't worry 'bout it.

Posted: Sat Dec 24, 2005 10:38 pm
by Xplosive
Xidigta.. raggeedii baad tahay walle

Posted: Sun Dec 25, 2005 12:06 am
by LionHeart-112
Posted: Sun Dec 25, 2005 4:42 am
by Moguul21
Waraa JSL xagee mira heesta kooshid laba dhagax ka soo koobiyeysay?
Saaxiib ii sheeg website ka, heesaha soomalida fahan kooda igu adeg
Posted: Sun Dec 25, 2005 4:45 am
by wiil_sac
Oh man, what a video!! Now that's some a$$!!!
Posted: Sun Dec 25, 2005 9:06 pm
by XidigtaJSL
[quote="Moguul21"]Waraa JSL xagee mira heesta kooshid laba dhagax ka soo koobiyeysay?
Saaxiib ii sheeg website ka, heesaha soomalida fahan kooda igu adeg[/quote]
Moguul21. Brother, I wrote them down as I was lsitenin 2 da song, my Somali is dat good nigga, I guess it comes with dat whole qaldaan ting

I dunno much about other somali website dis is my joint right herrr
Re: Song dedicated to Sexy-kitten
Posted: Sun Dec 25, 2005 9:35 pm
by CaSaNoVa*
[quote="XidigtaJSL"]In Waqooyi culture, haduu nin gaf kula kaco ruux dumara ama aflagaadeeyo waxaa ku waajib ahaan jirtey inoo magteeda bixiyo

am serious, since I can't afford this I'll take an easy way out by dedicating this song I love to sexy-kitten
Ilow bisinkaa u weyn
Aqoon barashaa ka weyn
Bilaahi yaqiin u weyn
Xijaabna burgahaa u weyn
Naftaydaa badh baad tahoo
Jacayl igu biirey baa
Jidhka igu baahayee
Wadnaha boholyoo ku weyn
Caashaqu been been ka weyn
Bukaan xaalkani ka weyn
Beerkey adaa ku weyn
Beerkey adaa ku weyn
Adaa igu weyn
Sexyey adaa igu weyn
Shuga Xidigahaa ka weyn
Balan guur baa u weyn
Barwaaqaa nolol u weyn
Jacaylkuna waa badweyn
Klagacal lama baylahshe
Axdigu buurahaa ka weyn
Axdigu buurahaa ka weyn[/quote]
I swear i have heard that song before some where els?
Re: Song dedicated to Sexy-kitten
Posted: Mon Dec 26, 2005 9:37 pm
by yasmin507
[quote="CaSaNoVa*"][quote="XidigtaJSL"]In Waqooyi culture, haduu nin gaf kula kaco ruux dumara ama aflagaadeeyo waxaa ku waajib ahaan jirtey inoo magteeda bixiyo

am serious, since I can't afford this I'll take an easy way out by dedicating this song I love to sexy-kitten
Ilow bisinkaa u weyn
Aqoon barashaa ka weyn
Bilaahi yaqiin u weyn
Xijaabna burgahaa u weyn
Naftaydaa badh baad tahoo
Jacayl igu biirey baa
Jidhka igu baahayee
Wadnaha boholyoo ku weyn
Caashaqu been been ka weyn
Bukaan xaalkani ka weyn
Beerkey adaa ku weyn
Beerkey adaa ku weyn
Adaa igu weyn
Sexyey adaa igu weyn
Shuga Xidigahaa ka weyn
Balan guur baa u weyn
Barwaaqaa nolol u weyn
Jacaylkuna waa badweyn
Klagacal lama baylahshe
Axdigu buurahaa ka weyn
Axdigu buurahaa ka weyn[/quote]
I swear i have heard that song before some where els?[/quote]
copy and paste.