Sanaag a Doofar territory!!!

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Sanaag a Doofar territory!!!

Post by LiQaaye_TDH »

Sanaag waan nacnay sidan uu hadalhayney ee, cidi doonaysa aa qadato.#
User avatar
Garaad_LQ
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5648
Joined: Tue Oct 12, 2004 10:42 am
Location: Sanaagachusetts , USA

Post by Garaad_LQ »

smart boy ............ Very Happy

.
.
.
.
.
bal aan Maakhir haybsado Very Happy
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Sanaag a Doofar territory!!!

Post by kaliil »

[quote="LiQaaye_TDH"]Sanaag waan nacnay sidan uu hadalhayney ee, cidi doonaysa aa qadato.#[/quote]


Loooooooool@Liqaaye Laughing


wallee way ku ku nacsiiyeen. Sxb Warsengeli Sanaag waxay u yaqaanaan Badhan iyo Las Qorey markaa labadaa tuulo haddaad nacdo waa caadiye iska sanif. Ragga bilaa dhulka ah weligood waa lagu yaqaanaa inay dhul aanay lahayn iska sheegtaan markaa Warsengeli lama yaabo markay Ceerigaabo iyo Sanaag sheegtaan. Sanaag barigiisa oo keliya ayay dhawr tuulo ka degaan markaasay Sanaag ku riyoodaan, Ceerigaabona wataase bal waydii waxay ku yihiin.

Ceerigaabo ilaa saddex makhaayadood oo Bah Ogayslabe bariga Ceerigaabo ku leeyihiin mooyaane wax kale kuma laha. Ragga meesha ka taliyaa waa Isaaq, madaarka Isaaqbaa haya, dhulka iyo beerahana Isaaqbaa wada leh, suuqa iyo magaalada oo dhana Isaaq ayay u camiranyihiin oo calanka SL ayaa la laadlaada. Sanaag iyo Ceerigaabo weligeed Isaaq ayaa ka talin jiray oo xiitaa raggii dawlada somalia ka qaybgeli jirey Isaaq ayay wada ahaan jireen, marka laga reebo hal nin oo Lasqorey lagasoo doonan jirey. Markaa iska dhaaf hadday xaafada yar ee ay bariga magaalada ku leeyihi sanaag u yaqaanaan
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Post by LiQaaye_TDH »

Alayle waad ila garatay Inadeer, wey ii nacsiiyen siday dhakadi iigaga buuqayen Sanaag this Erigabo this isaaq this etc,


Inader bal meel anad ka talin, Airportka, Beeraha iyo dhulka, dowlada hoose, dowlada sare, Taxeska, Maayorka, badhasabka, Basically evrything, Maxad iskugu qasbi Sad
User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Post by XidigtaJSL »

Wxaad i xasuusiseen Ragii Isaaq ee Reer Ceerigaabo waliba reerka aan ka dhashay ee Muuse Ismail HY, reeraha leh beeraha beeyo ama dadka qaarkii u yaqaanaan fooxa, beerahaas durmarka lama dhaxlsiiyo waayo waxaa laga baqayaa inay guursadaan qolyahaa kale ka bacdina la wareegaan beerahaas Laughing Laughing
User avatar
Xplosive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8311
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: Da Hood

Post by Xplosive »

Laughing Laughing Laughing

Oo yaad u talisaan xoolahaad tihiin wasee? Laughing Laughing Laughing
War adigii baaba u baahan wax kuu taliya mar hadaad Habar Yoonis tahay markaasaad rabtaa inaad rag ka sareeya u talisid.

Kaliil, adigu ceerigaabo waxaad ka taqaanaa Suuq bari Sanaagna waxaa kula ah suuq bari iyo degmada Ceel Doofaar oo Jaahil reer Hawd ah baad iska tahay marka waxaan ku oranlahaa hadaad talo iga qaadaneysid, Sxb intaad afaarahayaga ka baxdid orod oo Ogaadeenkaa habeen iyo Maalin xoolihiina idinka dhacaya oo intaa idin xoogaya iska soo dhici. Somalinet Aqoonsi kama helysid sxb, cidii sanaag Lehna waa lawada ogyahay iidoor inaaneey xitaa iyagu isu talinkarina waa la yaqaan markaasaad leedahay warsangelaan u talinaa Laughing Laughing Laughing Funny..


Liiqaaye nin caqli leh baan ku moodayay. Ma wax suurto gal ah baa in Magaalo madaxda Sanaag aaneey wax warsangeli ahi joogin inta joogtana aaneey tamar ku lahayn magaalada oo ay afar xabo oo Isaaq ahi u taliso?

Atleast be more credible and fabricate something that actually makes sense. Dadkiinaan leh dad baan u talinaa waxaan idin weydiinayaa; peace treatygii lakala saxiixay weligiin indhaha ma saarteen? Maxaanase lagu wada heshiiyay?
User avatar
neocon_2007
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6154
Joined: Wed Mar 07, 2007 12:37 pm
Location: Raiding Garowe...

Re: Sanaag a Doofar territory!!!

Post by neocon_2007 »

:}
User avatar
Suldaan_JC
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 558
Joined: Sat Feb 23, 2008 4:23 pm
Location: The City of Burao and London
Contact:

Re: Sanaag a Doofar territory!!!

Post by Suldaan_JC »

There was 2 warsngeli langaabs living Cerigabo during the Isaaq and Faqash war in the 90s, and you Langaabs are trying to say, we still live in Ceri and control our part? lol what part?
User avatar
neocon_2007
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6154
Joined: Wed Mar 07, 2007 12:37 pm
Location: Raiding Garowe...

Re: Sanaag a Doofar territory!!!

Post by neocon_2007 »

Xplosive K.O :]
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sanaag”