Somali Animal Rights

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Xabashooow
Posts: 139
Joined: Fri Apr 29, 2005 9:20 am

Somali Animal Rights

Post by Xabashooow »

Heybe Daahir Baraale “Ururkeena badbaadinta Xayawaanka Soomaaliyeed wuxuu sanadkan ka mid noqday ururka Xayawaanada adduunka u dooda (WSPA)”


Guddoomiyaha ururka u dooda Xuquuqda Xayawaanada Soomaaliyeed ee marka la soo gaabiyo loo yaqaano Somali Animal Rights (Somarco) Heybe Daahir Baraale ayaa sheegay in ururkan oo sanad jirsaday uu mudadii uu jiray uu wax weyn ka qabtay wacyi gelinta dadka iyo baaqyo la xiriira dhibaatada Xayawaanka loo geysto baaritaan badana ay ka sameeyeen dhoofinta Ugaarta dalka isla markaana warbixino sawiro wata ka soo qaadeen degaanada gobolada Banaadir iyo Sh/hoose.



“Dhoofinta Ugaarta dalka waa arrin nasiib daro ah oo dad ganacsato ahi ay Ugaartii wadankeena ee qiimaha laheyd ugu dhoofinayaan Khaliijka si ay lacag yar uga helaan” ayuu yiri Heybe oo intaasi ku daray in shaqsiyaadkaasi ay ku yaraatay naxariista, wuxuuna tilmaamay in Ugaarta la dhoofiyo ay ka mid yihiin Libaaxa Goodirka, Tabataagta iyo Shibiraha isagoo xusay in Soomaaliya ay lahaan jirtay Ugaar qaas ah.



Wuxuu sheegay guddoomiyuhu in ururkooda Somarco uu ka mid noqday ururka u dooda Xuquuqda Xayawaanaadk adduunka ee marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaano WSPA, isagoo tilmaamay in xayawaanku uu xaq gooni ah uu ku leeyahay qofka uu la noolyahay “Nin B/weyne degan ayaa beri hore waxa uu Saliid kar karsan ku riday Bisad ka cuntay Malaay uu karsanayay, waxaana hadda ninkaasi uu noqday nin u qeyliya sida Bisada oo kale”.

Nasrudiin Caydiid Salaad (Diini)

diinicadde@hotmail.com


--------------------------------------------------------------------------------



WebMaster

Adan Awale

Toronto, Canada
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Post by AbdiWahab252 »

God keep our animals safe
intellex
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6226
Joined: Thu Mar 24, 2005 10:33 am
Location: behind you

Post by intellex »

[quote="AbdiWahab252"]God keep our animals safe[/quote]


loool cabdi hutu its a joke sxb dont start sparo on animals now

waryaa xabashoow stop the lies somalia humankii ayaa xuquuq la` animal rights kulaa Laughing Laughing
User avatar
ERITREAN_MOB_BOSS
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 514
Joined: Wed Sep 28, 2005 7:50 pm
Location: All yummy khat 50% off!! Buy 5 khat bags, and will give u free leather sandals.

Post by ERITREAN_MOB_BOSS »

[quote="AbdiWahab252"]God keep our animals safe[/quote]



what are they doing to somali girls now?? Lord help them Crying or Very sad
couldublvd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1059
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: from

Post by couldublvd »

here xabashi, xabashi, hereee waaxid xabash ibn mothafuccin xabash I got a freshly cut bloody Qanjidh for you and your stank sister.... Smile
User avatar
ERITREAN_MOB_BOSS
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 514
Joined: Wed Sep 28, 2005 7:50 pm
Location: All yummy khat 50% off!! Buy 5 khat bags, and will give u free leather sandals.

Post by ERITREAN_MOB_BOSS »

^^


Put that shyt on lay-away....I'm too bussy watching ur dad get shot on Black Hawk Down....R.I.P. to those S curl soldiers Crying or Very sad
couldublvd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1059
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: from

Post by couldublvd »

Hey mothafucca, I will put my foot up your stank mothafuccin ass shawty just like I did that peckawood in that Black Hawk...atleast I wasn't enslaved by mothafuccin Ethiopians for almost a century.....Ho ass B-icth Smile
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”