
...Waxaan ka soo laabtay meel af soomali la igu baro

Imika waxaan idin ka raba your favourite Somali words/sayingz!
1) 'Xaaladu sow dhag dhag ma'ahha?'...

2) 'Cago dhigo, waa ku side?' ...

3) 'Waa nacas bilaa dacas'...

4) 'Warr ka ee sii'...

5) 'Naccala Wishaq!'...

6) 'YURRRRR!'...

7) 'Naa cuntada iska kala daa'.... BaSRa!

SweetQalbi...
