Islamic Court forces defeat "anti-terror" warlord

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Lacageylacag
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2123
Joined: Wed Aug 27, 2003 7:00 pm
Location: sharia enforcement agency, Tawheed controlled zone.

Islamic Court forces defeat "anti-terror" warlord

Post by Lacageylacag »

Ciidamada Midowga Maxaakiimta islaamiga oo la wareegay gacan ku haynta garoonka Dayaaradaha ee Deyniile.

Hobyonet.Muqdisho.Isniin, Feb 20, 2006.



Dagaal culus oo saacado ka socday Ex-kuliyadii Jaalle Siyaad ee ku dhaw Degmada Deyniille ayaa waxaa loogu Awood sheegtay maleeshiyadda isbahaysiga la baxay la dagaalanka argagaxisada ee uu Hurmoodka ka yahay Maxamed Qanyare Afrax, iyadoo Ciidamada Maxaakiimta islaamiga ee Muqdisho ay la wareegeen gacan ku haynta Degmada Deynille oo xarun u ahayd wasiirka Amniga Qaranka Maxamed Qanyare Afrax,sida uu xaqiijiyay gudoomiyaha Midowga maxaakiimta islaamiga shiikh Shariif Sheikh Axdmed oo la hadlay qalabka warbaahinta Muqdisho.


Sheikh Shariif waxa uu sheegay in uu wali dagaalka socdo isla marakaana ay Ciidamadisu ku sugan yihiin garoonka Diyaaradaha Deyniille oo horay u maamuli jiray Maxamed Qanyare.


Dhimasho iyo dhaawac fara badan ayuu gaystay dagaalka saakay ka dhacay Muqdisho,iyadoo laga qaxay dhamaan Degmooyinka u dhaw goobaha ay dagaaladu ka dhaceen.


Colaad Muqdisho

http://www.hobyonet.com/news/2006/Feb/f ... yniile.htm
Daanyeer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15780
Joined: Tue Aug 12, 2003 7:00 pm
Location: Beer moos ku yaallo .biyuhuna u muuqdaan

Post by Daanyeer »

Laacagey,



Are u WITH or AGAINST the coaliation of the 'PEACELORDS'



Ur Brother With Intellectual Glasses In S'net !!!!!!!!!!!!!!

YYY Col\Prof Daanyeer YYY
User avatar
Ugaas Diini
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4452
Joined: Mon Feb 28, 2005 1:04 am
Location: Dar Al-Islam

Post by Ugaas Diini »

Oh my. This is a great news. Laughing Down with the blood suc king warlords.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”