ADEER RADAMIIR I RESPECT YOU SO..

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

ADEER RADAMIIR I RESPECT YOU SO..

Post by DawladSade »

kaalay aan heshiino. Laughing


Biyamiir kaftan dhable bey ahayd lakin bahal aan sidaas u furfurneyn inaa tahay waan ogaaday. Very Happy


Diini Caaqne Diini Ugaas kama wadin ee waxaa la odhan jiray nin Wagardhac, reer Allamagan oo caan ahaa oo, taana waxay i tustay inaad tarikhda sadega aad sheegatid waxba ka aqoon. Very Happy



SO ANYWAYS I GIVE YOU PEACE AND RESPECT ADEER. Cool
User avatar
raadamiir
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 768
Joined: Sun Jun 19, 2005 3:55 am

Post by raadamiir »

Kuwo yaryar iyo kuwo weyn ba magaca diini la yiraahdo oo mareexaan ah waan aqaan.
Lakin Diini, Qabiil baa layiraah daa oo ah awowgey allaha u naxariistee UGAAS-DIINI SHARMAARKE UGAAS FAARAX........magac la isku qaldo ma aha...
Markaad tiraah do DIINI CAAQ.........OO rugta la joogana aytahay rug SADE inaad ninkale u socoto see loogu maleynayaa, waa ba la ogyahay inuu UGAAS-DIINI, WAx la magac ah uusan ku jirin Marehan oo dhane.

Hada bal ka goo DIINICAAQ meesha markaas aynu wixii kale oo gar ah aan ka hadalno.
User avatar
Shankaroon_614
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4644
Joined: Tue Feb 14, 2006 5:21 pm
Location: Dhabad, Caabudwaaq, and Baledxaawo!!

Re: ADEER RADAMIIR I RESPECT YOU SO..

Post by Shankaroon_614 »

[quote="DawladSade"]kaalay aan heshiino. Laughing [/quote]


Same goes for here. I know what u will mention hada, but don't I am just letting you know Embarassed

So, what do u say????????
User avatar
raadamiir
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 768
Joined: Sun Jun 19, 2005 3:55 am

Post by raadamiir »

Naayaa..........I need some court in here.
Dumar na xushmeyn jiray baan arki jirnaye kuwaan waa maxay afka nimanka la soo gelaya.
User avatar
Shankaroon_614
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4644
Joined: Tue Feb 14, 2006 5:21 pm
Location: Dhabad, Caabudwaaq, and Baledxaawo!!

Post by Shankaroon_614 »

Waryaa, hada waxaa laya qaana rag dumar xushmeenaayaan. Man, it is not like in Baadiyo Somaliya. Besides don't call me Nayaa you waryaa Mad
User avatar
raadamiir
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 768
Joined: Sun Jun 19, 2005 3:55 am

Post by raadamiir »

You did get lost the NIGERO's game a long time ago.
Do you think I am think about you.....LOOOOOOL.
Give me a break please.
I am not from BADIA.......but I love my calture, since everyone is learning who is and where do you came from.....you are learning the NIGRO's games and playing with a TICK-TACK-TOE...Excuse me....?
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: ADEER RADAMIIR I RESPECT YOU SO..

Post by Voltage »

Damn,whatever happened to raadamiir. Taken straight from a tuulo near Caabudwaaq and brought to USA, tollow hada maxuu hayaa :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”